لا تقع ضحية للمخادعين! تيليمتريو يكتشف ويُميّز هذه القنوات 👉 إذا كنت تريد رؤية العلامة، اشترك 👈
9 508
المشتركون
-1024 ساعات
-827 أيام
-34530 أيام
1 104
عرض المشاهدات
~ 24624 ساعات
~ 34648 ساعات
11.61%
معدل المشاركة
لا توجد بيانات
المشاركات في اليوم
أرشيف المشاركات
9 500
+8
Halkani waa xabaalaha gaalada ee Hargeysa(Xabaalaha ingiriiska), dadkaa sawirada ka muuqada waxa ay si wada jir ah xus ugu samaynayaan gaaladii ingriiska ahaa iyo kalkaaliyayaashoodii soomaalida ahaa ee u dhintay ingriis dartii .
Waxa la xusayaa oo la weynaynayaa oo loo ducaynayaa gaaladii duullaanka ahayd iyo kalkaaliyayaashoodii soomaalida ahaa ee la dagaalamayey Sayidka iyo ciidankiisii Daraawiish.
F/G
Xuskani waxa uu dhacay 30/03/1442H (16/11/2020)
9 500
Xabaalaha ingriiska ee Hargeysa waxa ku aasan laba qolo oo kala ah :
1-Ciidamadii gaalada ahaa ee ingiriiska ee la dagaalamayey Sayidka iyo ciidankiisii Daraawiish.
2- iyo ciidan soomaali ah oo la safnaa gaalkaa.
Su'aal : Soomaalidaa la jiifta gaalkaa ma muslimnimo ayey ku dhinteen mise gaalnimo? Haddii ay muslimnimo ku dhinteen maxaa loogu aasay xabaalaha gaalada ?
9 500
Ciidankii Sayidka ee gaalada la dagaalamayey waxa la odhan jiray Daraawiish.
Ciidamo hadda Soomaaliya ka jira oo ay gaaladu maalgaliso iyagana waxa la yidhaahdaa (daraawiish)
Waa laba ciidan oo aad u kala fog.
9 500
Halgamaa Sayid Maxamed Cabdalle Xasan waxa uu la dagaallamay gaalkii duullaanka ahaa iyo intii gaalkaa la soo safatay cidda ay doonaan ha ahaadaan e.
Cid meel dhexe joogtay ma ay jirin,ama gaalka duullaanka ah ayaa lala safnaa ama Sayidka iyo ciidankiisii Daraawiisheed ayaa lala safnaa.
9 500
Halka uu ka soo jeedo xeerka ciqaabtu.Muuqaalkan ooo dhammaystiran halkan ka daawo:https://youtu.be/d2UqJvMKRdM?si=5mc4oEcjAlL_bAmP
المحتوى متاح للمستخدمين بعمر 18 عامًا فأكثر
بتسجيل الدخول إلى الخدمة، فإنك تؤكد أن عمرك 18 عامًا أو أكثر.
