لا تقع ضحية للمخادعين! تيليمتريو يكتشف ويُميّز هذه القنوات 👉 إذا كنت تريد رؤية العلامة، اشترك
Coldoon
📈 نظرة تحليلية على قناة تيليجرام Coldoon
تُعد قناة Coldoon (@cabdimaalik_coldoon) في القطاع اللغوي Somali لاعباً نشطاً. يضم المجتمع حالياً 10 344 مشتركاً، محتلاً المرتبة 1 748 في فئة المحتوى المحظور والمرتبة 660 في منطقة Somalia.
📊 مؤشرات الجمهور والحراك
منذ تأسيسه في невідомо، حقق المشروع نمواً سريعاً وجمع 10 344 مشتركاً.
بحسب آخر البيانات بتاريخ 25 أكتوبر, 2026، تحافظ القناة على نشاط مستقر. خلال آخر 30 يوماً تغيّر عدد الأعضاء بمقدار 93، وفي آخر 24 ساعة بمقدار 2، مع بقاء الوصول العام مرتفعاً.
- حالة التحقق: غير موثّقة
- معدل التفاعل (ER): يبلغ متوسط تفاعل الجمهور 21.11%. وخلال أول 24 ساعة من النشر يحصد المحتوى عادةً 4.48% من ردود الفعل نسبةً إلى إجمالي المشتركين.
- وصول المنشورات: يحصل كل منشور على متوسط 2 184 مشاهدة. وخلال اليوم الأول يجمع عادةً 463 مشاهدة.
- التفاعلات والاستجابة: يتفاعل الجمهور بانتظام؛ متوسط التفاعلات لكل منشور يبلغ 29.
📝 الوصف وسياسة المحتوى
وصف القناة غير متوفر.
بفضل وتيرة التحديث المرتفعة (أحدث البيانات بتاريخ 26 أكتوبر, 2026) تحافظ القناة على حداثتها ومستوى وصول مرتفع. وتُظهر التحليلات تفاعلاً نشطاً من الجمهور، ما يجعلها نقطة تأثير مهمة ضمن فئة المحتوى المحظور.
جارٍ تحميل البيانات
| التاريخ | نمو المشتركين | الإشارات | القنوات | |
| 26 أكتوبر | 0 | |||
| 25 أكتوبر | +3 | |||
| 24 أكتوبر | +2 | |||
| 23 أكتوبر | +1 | |||
| 22 أكتوبر | +11 | |||
| 21 أكتوبر | +5 | |||
| 20 أكتوبر | +24 | |||
| 19 أكتوبر | +10 | |||
| 18 أكتوبر | +2 | |||
| 17 أكتوبر | 0 | |||
| 16 أكتوبر | +1 | |||
| 15 أكتوبر | +18 | |||
| 14 أكتوبر | +5 | |||
| 13 أكتوبر | +1 | |||
| 12 أكتوبر | +6 | |||
| 11 أكتوبر | +5 | |||
| 10 أكتوبر | +4 | |||
| 09 أكتوبر | +3 | |||
| 08 أكتوبر | +5 | |||
| 07 أكتوبر | +7 | |||
| 06 أكتوبر | 0 | |||
| 05 أكتوبر | +6 | |||
| 04 أكتوبر | +7 | |||
| 03 أكتوبر | +1 | |||
| 02 أكتوبر | 0 | |||
| 01 أكتوبر | +1 |
| 2 | Barwaaqo Abokor Cismaan waa maxbuusad da' yar oo ku xidhan jeelka Gabiley.
Waxa la xidhay 15/8/2025.
Waxa ay xidhantahay muddo ah 1sano iyo 2 bilood.
Muddadaa waxa ay ku xidhnayd saldhiga Iftin ee magaalada Hargeysa iyo xabsiga dhexe ee Gabilay.
Waxa loo xidhay dhaawac ay qof u gaystay.
Waxa lagu xukumay hal sano iyo xaqii dhaawaca oo dhan 10 halaad.
Markii la xidhay da'deedu waxa ay ahayd 14 jir sida ay hooyadeed ii sheegtay .
Barwaaqo yar waxa ay ka soo jeeddaa qoys danyar ah oo awoodi waayay in ay iska bixiyaan 10ka halaad ee lagu xukumay inantooda.
Qof kale ee la dhaawacay na waa danyar.
Waxa aan iidiinku yeedhayaa in aad Barwaaqo xabsiga igala soo daysaan.
Tobankaa halaad aynu hello 10 qof oo min hal bixiya in shaa Allaah.
Hashiiba waxa aynu xisaabinaynnaa saddex boqol oo doollar ($300)
Ka qaybqaata oo la soo xidhiidha WhatsApp-kan :+25634431955
Allaah mahad leh. | 2 212 |
| 3 | Qof sagaashameeyadii lagu dilay magaalada Boosaaso. | 2 772 |
| 4 | Gabadhaa garab siiya. | 2 007 |
| 5 | Qiso cibroqaadaaho leh | 2 672 |
| 6 | Cibaaro | 2 524 |
| 7 | Qiao cibroqaadaaho leh | 2 117 |
| 8 | Labadan jaamacadood waxa ay noqdeen jaamacado yuhudeed iyo xaruumo lagu xayeysiiyo sahyuuniyadda.
Ardayda wax ka barata Jaamacadda Hargeysa iyo Jaamacadda Golis waxa aan u soo jeedinayaa in aanay ka aamusin falkaa ay ku keceen maamulka jaamacaddu. | 2 303 |
| 9 | Afar iyo tobanka wiil ee uu Turkigu laayey iyagoo ilaashanaya xeebahooda ha loo aaro,qaniimada la qariyey in la bixinteedana wax ha la iiga keeno. | 2 806 |
| 10 | Waxa budhcad badeed iyo budhcad dhuleed ba ah Turkiga dullaanka ah ee u soo shaqo tagay boobka iyo fasahaadinta dhulka soomaaliyeed.
Ragaa raga ah ee ilaashanaya xeebahooda ma aha budhcad,hantida xadgudbayaashuna waa u qaniimo. | 2 740 |
| 11 | 17 kun oo doollar ayaa lagu wareejiyay walaalkii reer Gaalkacayo. | 3 151 |
| 12 | Amisom xabaalohooda xusimaynno ubaxyona ku tiximaynno.
Ma kumanaanka kun ee dumarka muslimaadka ah ee ay kufsadeen baynnu ku maamuusnnaa oo fiyoore ku siinnaa ?
Ma kumanaanka xasuuq ee ay u gaysteen shacabka soomaaliyeed ee muslimka ah ayeynnu ku xusnnaa oo faraawil ku farraqnnaa?
Taasi kama suurtowdo qof in yar oo damiir ah leh.
Calooshooda u shaqaystayaasha Amisom abaalkoodu waa in aynu dhulkeenna kaa saarnno oo qudha. | 3 332 |
| 13 | Xaqa kaa maqan laguma helo wax aan hayn holaca baaruudda. | 3 745 |
| 14 | ﴿هذا بَيانٌ لِلنّاسِ وَهُدًى وَمَوعِظَةٌ لِلمُتَّقينَ﴾ [آل عمران: ١٣٨]
Caddaynta xaqa.
https://youtu.be/GR8cTEAYTz8?si=rP5y7bncE_WQ8dAt | 3 615 |
| 15 | War ka soo noqday gabadhii Boosaaso. | 2 962 |
| 16 | Ninkii aynu u maqnayn. | 2 824 |
| 17 | لا يوجد نص... | 2 715 |
| 18 | Saldhig ciidan oo si qarsoodi ah Berbera looga dhisayo ayaa dhammaad ku dhow.
Waxa si wada jir ah u isticmaali doona ciidamada Yuhuudd,Maraykanka iyo Imaaraatka.
Arrinkaasi halistiisa ayuu leeyahay,khatar baa inugu soo fool leh.
https://clashreport.com/world/articles/uae-nears-completion-of-secret-military-base-at-somalilands-berbera-airport-ceyv7zbrs84 | 3 223 |
| 19 | Arrin cusub oo soo kordhay. | 3 481 |
| 20 | عائدون أمّتي لا تيأسي | 2 680 |
المحتوى متاح للمستخدمين بعمر 18 عامًا فأكثر
بتسجيل الدخول إلى الخدمة، فإنك تؤكد أن عمرك 18 عامًا أو أكثر.
