ch
Feedback
Coldoon

Coldoon

前往频道在 Telegram
9 546
订阅者
-1124 小时
-807
-34630
帖子存档
Coldoon
9 546
Halkani waa xabaalaha gaalada ee Hargeysa(Xabaalaha ingiriiska), dadkaa sawirada ka muuqada waxa ay si wada jir ah xus ugu sa
+8
Halkani waa xabaalaha gaalada ee Hargeysa(Xabaalaha ingiriiska), dadkaa sawirada ka muuqada waxa ay si wada jir ah xus ugu samaynayaan gaaladii ingriiska ahaa iyo kalkaaliyayaashoodii soomaalida ahaa ee u dhintay ingriis dartii . Waxa la xusayaa oo la weynaynayaa oo loo ducaynayaa gaaladii duullaanka ahayd iyo kalkaaliyayaashoodii soomaalida ahaa ee la dagaalamayey Sayidka iyo ciidankiisii Daraawiish. F/G Xuskani waxa uu dhacay 30/03/1442H (16/11/2020)

Coldoon
9 546
Xabaalaha ingriiska ee Hargeysa waxa ku aasan laba qolo oo kala ah : 1-Ciidamadii gaalada ahaa ee ingiriiska ee la dagaalamayey Sayidka iyo ciidankiisii Daraawiish. 2- iyo ciidan soomaali ah oo la safnaa gaalkaa. Su'aal : Soomaalidaa la jiifta gaalkaa ma muslimnimo ayey ku dhinteen mise gaalnimo? Haddii ay muslimnimo ku dhinteen maxaa loogu aasay xabaalaha gaalada ?

Coldoon
9 546
Ciidankii Sayidka ee gaalada la dagaalamayey waxa la odhan jiray Daraawiish. Ciidamo hadda Soomaaliya ka jira oo ay gaaladu maalgaliso iyagana waxa la yidhaahdaa (daraawiish) Waa laba ciidan oo aad u kala fog.

Coldoon
9 546
Halgamaa Sayid Maxamed Cabdalle Xasan waxa uu la dagaallamay gaalkii duullaanka ahaa iyo intii gaalkaa la soo safatay cidda ay doonaan ha ahaadaan e. Cid meel dhexe joogtay ma ay jirin,ama gaalka duullaanka ah ayaa lala safnaa ama Sayidka iyo ciidankiisii Daraawiisheed ayaa lala safnaa.

Coldoon
9 546
Halka uu ka soo jeedo xeerka ciqaabtu.Muuqaalkan ooo dhammaystiran halkan ka daawo:https://youtu.be/d2UqJvMKRdM?si=5mc4oEcjAlL_bAmP

Coldoon
9 546
“Wax la yidhaahdo dowlado gaaleed in ay jiraan maba ahaba”

Coldoon
9 546
Soomaali-galbeed waa dhul soomaaliyeed oo ay Itoobiya xoog ku haysato.
Soomaali-galbeed waa dhul soomaaliyeed oo ay Itoobiya xoog ku haysato.

Coldoon
9 546
Ceerigaabo

Coldoon
9 546
Daawadayaal ka noqonmayno talada dalkeenna.
Daawadayaal ka noqonmayno talada dalkeenna.

Coldoon
9 546
BUSHAARO IYO WAR WANAAGSAN OO KU SAABSAN XASAN YARE IYO QOYSKIISA.

Coldoon
9 546
muxuu Xasan la marooradillaacay

Coldoon
9 546
Duco

Coldoon
9 546
Sideeda caqabood

Coldoon
9 546
Ogaysiis

Coldoon
9 546
Ragii wax is ka celiyey ragaa rag dheh.

Coldoon
9 546
Murji'adu waxa ay u taaganyihiin niyad-jabinta muslimiinta.

Coldoon
9 546
Murji'ada cusub ee halganka Filasdiin.

Coldoon
9 546
Innaga/annaga

Coldoon
9 546
Casharadii carabiga ahaa way bilaabmeen. Hadda iska diiwaangeli WhatsApp-kan : +252634366035 Ama +252654366035