cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Liibaan Lugcad

Bartaan Telegram, waxaan idinkugu soo gudbi doonaa macluumaad u badan jabka Khawaarijta iyo muuqaalada xiisaha leh ee rukumo.

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
21 837
المشتركون
+5024 ساعات
+2847 أيام
+1 33530 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa magaalada Garoowe ka dejiyay eedeysane Maxamed Cumar Ciise oo maalin ka hor Ciidanka Booliiska Caalamiga ah ay kasoo qabteen Dalka Kenya. Hoggaanka xiriirka dibadda Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ee Interpol ayaa Muqdisho ka qaaday eedeysane Maxamed Cumar Ciise oo loo heysto inuu horay u dilay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Maxamed Axmed Faarax 17-05-2024, kaasi oo horay waaran soo qabasha ah uu ugu jaray xafiiska Xeer ilaliyaha guud ee Qaranka. Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed qeybta arrimaha dibadda ee Interpol, ayaa eedeysanaha ku wareejiyay laamaha ammaanka gobolka Nugaal, si loo horgeeyo Maxkamadda awooda u leh.
إظهار الكل...
👍 20 3🔥 1
👍 23 8👏 8
Howlgal afjar ah oo ciidamada qaranka iyo kuwa deegaanka ay ka fuliyeen deegaanka Cali-cadhoole oo 33 KM waqooyi ka xiga degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa lagu dilay toddoba (7) dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta, waxaana lagu soo furtay hub iyo saanad ciidan. Taliyaha Guutada 24-aad Khaalid Binu Waliid ee Ciidanka Xoogga Dalka, G/Dhexe Maxamed Dhegaweyne ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in iyagoo kaashanaya ciidamada xaq u dirirka ah ee deegaanka ay fuliyeen howlgalkaas afjarka ah oo u dhacay sidii loo qorsheeyey. Ciidamada ayaa ka war-helay in kooxdaasi ay si dhuumaaleysi ah ku joogto goobta lagu weeraray, waxaana u suurta-gashay inay soo afjaraan, iyagoo soo bandhigay sawirrada meydadka dhagarqabayaashii la dilay oo horjoogihii hoggaaminayey uu ku jiro iyo goobihii ay gabaadka ka dhiganayeen oo lagu burburiyey howlgalka.
إظهار الكل...
👍 15🔥 2 1🥰 1👏 1
03:03
Video unavailableShow in Telegram
Fariin ka timid halgamayaasha dagaalka kula jira khawaarijta ee furmaha jooga.
إظهار الكل...
An8W70KNLftRFVqM4GH_aqbIfXPgo2DIRqcZdyGNV6AIDYEr57YSKlhxNBtG9sX.mp444.86 MB
15👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
Isxaaq Sheekh Cali Cabdullahi oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa isku soo dhiibay Taliska qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ninkaan oo 14 sano ka mid ahaa Khawaarijta ku dhuumaaleysata goballada Baay iyo Bakool ayaa saaxiibadiis kula taliyey inay isku soo dhiibaan dowladda.
إظهار الكل...
13👍 4
03:54
Video unavailableShow in Telegram
Ku xigeenka xeer ilaaliyaha maxkamadda ciidamada oo kormeer ugu tegay Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan degmada Booluburde.
إظهار الكل...
An_SkHrul3ljzp35POPCXBBlmgxfTCwx3ZZd_SMZi2CaW642iM6VsPFiTtoI3Lu.mp466.69 MB
👍 26 7
8👍 3
WARSAXAAFADEED Ciidamada Qaranka oo soo uruuriyay meydad hor leh oo Khawaarijta looga dilay dagaalkii Ceeldheer. Ceeldheer, 10, June 2024: Ciidanka Xoogga Dalka iyo Geesiyaasha Deegaanka oo labadii maalin ee lasoo dhaafay ku hawlanaa baadi goobka haraadiga Khawaarijtii lagu laayay dagaalkii ay ku jabeen ee ka dhacay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa helay meydadka ilaa 10 xubnood oo ka tirsanaa Khawaarijtii soo weerartay magaalada waaberigii Sabtidii tagtay. Ciidamada ayaa sidoo kale gacanta ku dhigay tiro maleeshiyaad ah, intii lagu jiray baadigoobka iyo sifeynta Khawaarijta dagaalkii Ceeldheer kadib. Ciidamada Dowladda ayaa ku hawlan aasidda meydadka la helay, waxaa sidoo kale ay sii wadaan hawlgalka uruurinta, maadaama ay jiraan maleeshiyaad kale oo dhaawac ahaa oo daryeel xumo qaarkood u dhintay, wadarta guud ee maleeshiyaadka la dilay ayaa ilaa hadda kor u dhaafay 60 xubnood oo ay Horjoogayaal ku jiraan. Dowladda Soomaaliya waxa ay ugu baaqaysa waalidiinta Soomaaliyeed ee ay carruurtooda qaldeen cadowga Khawaarijta ah in ay kala soo baxaan. Dowladda waxaa ka go'an ciribtirka Khawaarijta, dhalinyarada ay qaldeen waxa ugu yeeraynaa in ay si deg deg ah uga soo baxaan nabad-diidka arxanka darran, inta aysan ku bixin gacanta Ciidinka Qaranka iyo geesiyaasha deegaanka, si lamid ah kuwii la midka ahaa ee alle ku ciqaabay gacanta ciidamadeenna. -Dhammaad-
إظهار الكل...
👍 52👏 8
Photo unavailableShow in Telegram
👍 7
00:34
Video unavailableShow in Telegram
WhatsApp Video 2024-06-08 at 9.08.42 PM.mp43.81 MB
اختر خطة مختلفة

تسمح خطتك الحالية بتحليلات لما لا يزيد عن 5 قنوات. للحصول على المزيد، يُرجى اختيار خطة مختلفة.