Salah Muse Hassan
الذهاب إلى القناة على Telegram
3 821
المشتركون
-324 ساعات
-237 أيام
-7230 أيام
أرشيف المشاركات
3 821
Repost from منار الأمة
يا مسلمين من عرب وعجم: شاركوا في هذا الهاشتاق وحرضوا عليه، فهذا جهد المقل!
نحن لا نملك سلاحا نقاتل به، ولكننا نملك سلاح الحرب الإعلامية بضرب أموالهم التي يعبدونها عبادة الرب.
كثروا سواد أهل الحق بالمشاركة
ولا يكن الكفار أكثر نفيرًا منكم..
فإن الدعوات الغربية قد تعالت لهذا.
#أمة_واحدة
#طوفان_الأقصى
#الإضراب_الشامل
#StrikeForGaza
3 821
Xadaarada kufsiga iyo dilka
Qiso ciraaq gil gishay 2006
Gabadhaan yar waxaa lagu magacaabaa Cabiir al janaabi 14 jir ayay ahayd 2006 , waxay daganaayeen deegaanka almaxmuudiyada koonfurta baghdaad
Hal mar ayay ka warheleen askar ameerikaan ah oo guriga xoog ku soo galaayo 4 askari oo uu kamid yahay askarigaan lagu magacaabo Steven Dale Green ayaa guriga soo galay
kadibna cabiir ayay qol gooni ah geeyeen kadibna way kufsadeen intaas kuma ayna ekaanin xabad ayay madaxa uga dhufteen kadibna maydkeeda ayay gubeen waxay u sii gudbibeen aabaheed hooyadeed iyo gabar kale oo 6 jir ah laakiin sidoo kale dhamaantood way tookteen dab ayayna qabad siiyeen maydkoodii
Kadib dhacdadaan maraykanka si uu dadka u yara dajiyo wuxuu sheegay in askartaas xabsi daa'in lagu xukumay dhacdadaan waa qayb yar oo kamid ah falalkii bahalnimada ciidamada galbeedka ee ciraaq .
Xigasho Ogaansho
Soomalida Ma Waxey Rabaan Xayawaankaas liito in Aamino Alley Lehee Ma Aamino Mana Soo Dhaweysto Kheyrna Kama Fisho.
3 821
Ilaahey In Uu Mu'miniinta U Gargaaro Waxa Ay Ku Xiran Tahay In Ay Iyagu Diinta U Gargaaraan.
Ma Dhaci Kartaa In Anaga Oo Diinka Baranin Ku Camal Falin Shubahaatka Difaacin Xaqqa Iyo Ahlu Xaqqa Aan Garab Siinin In Naloo Gargaaro ??? Jawaabtu Waa Maya Inaga Oo Buuxin Shardiga.
( إن تنصروا الله ينصركم )
3 821
Jarmalka Sidee U Cambaarey Kartiin Xasuuqa Yahuuda Wado. Waxaan Idinka Jarnay Maal-galinta Sanad Laha Ah Ee Aan Idin Siin Jirnay.
Waxaa Fahmi Kartaa In Hey'adaha Galbeedka Ee Ka Shaqeeyo Wadamada Muslimiinta In Loo Soo Dirin In Ay Wanaag Ka Shaqeeyaan Ee Loo Soo Diray Fulin Qorshe Ay Leeyihiin Reer-galbeed Ka Shaqeynta Fasaad Oo Dhan.
Gaalka Inuu is Garabsado Culeys Iguma Heyso Waayo Waan Ogahay Oo Alle Inuu Sheegay Lkn Waxaa Culeys Igu Haayo Oo Aan Is Weydiiyaa Dalka Yaa Keenay Maxeysa Ka Haayaan Aan Aheyn Fasaad.
3 821
Wasiirka arrimaha dibadda Sacuudiga ayaa u sheegay kanaalka Mareykanka ee PBS:
Waxaan aragnaa xasuuq aan hore loo arag oo ka dhacay #Gaza kaas oo aan qiil loo hayn iyadoo la is-difaacayo.
- Sii wadida hawlgalka millatari ma aha mid u adeegaya danaha dhinacna, oo ay ku jirto Israel
#Aljazeera
Waziir Gaaleedka Sucuudiga Hadalkiisaan Marna Muslimka Gaza Ooguma Daneynin Gaalnimadiisa Wali Wuxuu Ka Fakarayaa Danaha Yahuuda, Waa Isaga Dhahaayo Dagaalka In Uu Sii Socdo Israa’iil Dan Ooguma Jirto.
Diyaaradaha Yahuuda Ay Ku Duqeyneyso Muslimka Gaza Shidaalkooda Waxaa Laga Qaadaa Sucuudiga, Xasuuqa Isagaa Aabo U ah.
3 821
Golaha Amaanka !!
Maraykanka ayaa adeegsaday Veto yacnii wuxuu diiday in xabad joojin looga dhawaaqo qaza.
Mareekanka wuu ku raaxeysanayaa dilka iyo baabi'inta caruurta iyo burburka Gaza Naxariislaawe Nuucaas ah Sidee Leyga Dhaadhicin Karaa Dal Ayuu Argagixiso Kaaga Badbaadinayaa Ama Sidee Leyga Dhaadhicin Karaa In Uu Saaxib Nala Yahay.
Mareekan Waxa Taageerada Lagu Sheego Ma Aha Taageero Ee Waa Dila Dadka Reer Qaza Oo Kala Ah.
3 821
اللّٰهم أنجِ المُستضعفين من المؤمنين.
اللّٰهم أشدُد وطأتك علىٰ الكافرين.
اللّٰهم اجعلها عليهم سنين كَسِنِي يوسف.
3 821
Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Part one
https://t.me/addlist/xZMYyIF7h28wZWE0
3 821
Repost from ̨رحۡــلــۃ - Rixlah
MARAYKAN ayaa lagu sameeyey magaciisa waxaa la dhahaa MK80 waa isla gantaalka kudhacaya guriga.
https://www.gd-ots.com/mk-80-series-bomb-hardware/
https://t.me/rixlah
3 821
In aan gumeysi ku jirnay muran ma laha tusaalaha oogu dhaw waa cuna-qabateenta hubka oo 31 sano ka dib laga qaaday dalka.
Cuna-qabateentaas waxaa dalka ku soo rogay UN ka hadaanan gumeysi ku jirin UN dalka muxuu U yahay oon aheyn isaga in uu maamulo taladiisana ay ka fusho dalka, wax uusan ogoeynna laga sameyn karin.
Wali waxaan dhihi karaa waa ciqaab mareekan iyo ilmahiisa ay dalka ku ciqaabaayeen waa taag-dareen si cadowga na haweysto aan oogu nugulnaano.
Ilaa hada waxaa na heysto cadowgii shalay oo lkn maanta saaxib ah.
3 821
Maanta kaliya oo ay duqeymaha bilowday Sahyuuniyadda waxey dileen 178 Falastiiniyiin ah waxeyna dhaawaceynsaa.
Intaas waa hal maalin kaliya maalmaha soo socdo micneheedu waa in dhiig badan qulquli doono.
Allow u gargaar muslimkaas la cuna qabateeyay.
3 821
#Faalo aan ka bixiyay qoraal ay soo dhigeem qurumada midooway ee soomaaliya joogta.
Gaza waxey banaanka keentay in aad tihiin wuxuush duur joog ah cawaan mudan in iyaga la kala badbaadiyo in aa tihiin kuwa arxan daran daneystayaal ah umala dil uur dooxayaal ah waxba afka malab ha ii marsanin waan ogaa sun aweyso ka daran in aad carabka ku sidataan.
3 821
Gaaloow inagana waxaan si dardar leh u wadnaa ducada Alle bariga.
Allow adaa xoog iyo xeyladba noo ah naga qabo bahalada dadka u eg ee nagula saliday.
3 821
Repost from قرآن
حتى تخوض معركة القدس لا ينبغي بالضرورة أن تكون في غزة أو في الضفة أو تحت أسوار المسجد الأقصى.
هاهي المعركة قد توزَّعت على كل شبر من ربوع العالم الإسلامي لترفع الحرج عمَّن لايهتدون للقُدس سبيلًا.
خوضوا حروبكم ضد حًكَّامكم الذين باعوا ثرواتكم ونهبوا خيراتكم ومكَّنوا لمُستعمِرِكم و خذلوا قُدسكم.
يالثارات أقصانا ، ولا نامت أعين الجبناء.
-عبد الرحمن الإدريسي-
3 821
Dhiigya cabyada yahuuda waxey maanta markale bilaabeen duqeymihii fuleynimo ee #Gaza.
اللهم سلم المسلمين من قصفهم العدواني
3 821
عن معاذ بن جبل رضي الله عنه: وإن الله ليختار خيار أمة محمد للرباط، كما يختار شرار أمة محمد للسلطان.
📚 مشارع الأشواق.
