fa
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

رفتن به کانال در Telegram

Anigu yaan ahay

نمایش بیشتر
4 073
مشترکین
-524 ساعت
-387 روز
-12230 روز
آرشیو پست ها
#Faalo aan ka bixiyay qoraal ay soo dhigeem qurumada midooway ee soomaaliya joogta. Gaza waxey banaanka keentay in aad tihiin
#Faalo aan ka bixiyay qoraal ay soo dhigeem qurumada midooway ee soomaaliya joogta. Gaza waxey banaanka keentay in aad tihiin wuxuush duur joog ah cawaan mudan in iyaga la kala badbaadiyo in aa tihiin kuwa arxan daran daneystayaal ah umala dil uur dooxayaal ah waxba afka malab ha ii marsanin waan ogaa sun aweyso ka daran in aad carabka ku sidataan.

Gaaloow inagana waxaan si dardar leh u wadnaa ducada Alle bariga. Allow adaa xoog iyo xeyladba noo ah naga qabo bahalada dadk
Gaaloow inagana waxaan si dardar leh u wadnaa ducada Alle bariga. Allow adaa xoog iyo xeyladba noo ah naga qabo bahalada dadka u eg ee nagula saliday.

Repost from قرآن
حتى تخوض معركة القدس لا ينبغي بالضرورة أن تكون في غزة أو في الضفة أو تحت أسوار المسجد الأقصى. هاهي المعركة قد توزَّعت على كل شبر من ربوع العالم الإسلامي لترفع الحرج عمَّن لايهتدون للقُدس سبيلًا. خوضوا حروبكم ضد حًكَّامكم الذين باعوا ثرواتكم ونهبوا خيراتكم ومكَّنوا لمُستعمِرِكم و خذلوا قُدسكم. يالثارات أقصانا ، ولا نامت أعين الجبناء. -عبد الرحمن الإدريسي-

Dhiigya cabyada yahuuda waxey maanta markale bilaabeen duqeymihii fuleynimo ee #Gaza. اللهم سلم المسلمين من قصفهم العدواني

عن معاذ بن جبل رضي الله عنه: وإن الله ليختار خيار أمة محمد للرباط، كما يختار شرار أمة محمد للسلطان. 📚 مشارع الأشواق.

Dalka Waxaa Noo Joogo #Gaalo (Qaramada Midowday) Ku Andacoota In Ay Wax Natarayaan Wax Noo Qabanaayaan Qamadida Na Siinayaan
Dalka Waxaa Noo Joogo #Gaalo (Qaramada Midowday) Ku Andacoota In Ay Wax Natarayaan Wax Noo Qabanaayaan Qamadida Na Siinayaan Abaaraha Nooga Gurmanayaan Daadadka Naga Samata Bixinayaan. Waxaa Su'aal Ah Ma Alle Ayaa Run Sheegin Mise Kuwa Waa Noo Gurmanayaan Ku Jiro Ayaan Diin Aqaain ? Qof Walba Oo Muslim Jawaabtiisa Waa Alle Ayaa Run Ayuu Sheegay Ee Kuwaan Gaalada Daba Ordaayo Iyagaa Diin Heynin.

#Yahuudu waa cadowga daran ee muslimiinta. Hooyo Falastiiniyad ah oo uurey ah ayuu mid yahuudi ah midi ku durduray ilamaheeda hortooda iyadoo ilamaheeda dugsiga usii dhaweyneyso. #Falastiinta gumeysiga ku jirto

Qofka soo guursaday ee zino ku dhacay in dhagax lagu dilo waa shareecadeena qeyb weyn oo ka mid ah waa Arin uu sameeyay Nabig
Qofka soo guursaday ee zino ku dhacay in dhagax lagu dilo waa shareecadeena qeyb weyn oo ka mid ah waa Arin uu sameeyay Nabigeena Muxammad scw in doqonnimo lagu tilmaamo waa af-lagaado la aflagaadeynaayo Nabiga Scw waana diidmo qeyb sharciga ka mid ah.

Umada Shayaadiinbaa sireysa ma'ahane inta badan caqligooda waa saafi khuraafaadka ma aqbalaan.
Umada Shayaadiinbaa sireysa ma'ahane inta badan caqligooda waa saafi khuraafaadka ma aqbalaan.

Waxaa bakhtiyay Henry Kissinger yuhuudi asalkiisu jarmal ah aabaha siyaasada ( bur buri haddii ay maslaxad noogu jirto ) لعن
Waxaa bakhtiyay Henry Kissinger yuhuudi asalkiisu jarmal ah aabaha siyaasada ( bur buri haddii ay maslaxad noogu jirto ) لعن الله هذه الروح النجسة . الحمد لله الذي أراحنا منه

Kawaran Haddii inta dhulkaaga xoog lagu qaato lagu dhaho Dumi gurigaaga, haddii aad diidid inaad dumisdna ninkii qaatay dhulk
Kawaran Haddii inta dhulkaaga xoog lagu qaato lagu dhaho Dumi gurigaaga, haddii aad diidid inaad dumisdna ninkii qaatay dhulkaaga uu keensaddo Cagaf dumisa, kadibna ku dhaho bixi lacagtii aan ku duminay gurigaaga!! Waa xaalka ay ku sugan yihiin Falastiiniyiinta daanta galbeed gaar ahaana Kaamka Jenin oo uu gumaystuhu saacadihii u dambeeyay ku khasabay toboneeyo qoys inay gacmahoodda ku burburiyaan guryahoodda Xigasho

Sida loola dhaqmay yahuudii Gaza lagu xiray. Yahuudigan oo ah wiil ay dhashay haweenay lagu xidhay Qasa oo ka mid ahaa maxaab
Sida loola dhaqmay yahuudii Gaza lagu xiray. Yahuudigan oo ah wiil ay dhashay haweenay lagu xidhay Qasa oo ka mid ahaa maxaabiistii lagu sii daayay heshiiskii ugu dambeeyay ee is dhaafsiga ayaa bartiisa Facebook-ga ku yidhi: Hooyaday oo 85 jir ah waxay Gaza ka soo laabatay iyada oo caafimaad ahaan ka wanaagsan Sida horaan ay ahayd. in kasta oo ayan qaadan daawadeeda waxaa daawdeeda lagusiiyay Gaza. Isbitaallada Israa’iil si wanaagsan looguma daaweynin, Gazana waxa ay ku daweeyeen daweyn sax ah oo ka nastay xanuunkeeda, caafimaadkeedana kor u qaaday!

#Khasaaraha_Yahuuda Xaqiiqda dhabta ah ee ka soo baxday ciidanka cadawga ayaa ah in askarta dhimatay ay kor u dhaaftay 3,000 oo askari, dhaawacana uu ka badan yahay 11,000, khasaarahaasina wuxuu ahaa wareegii hore, hase yeeshee hadii wareega labaad la bilaabo waxa uu noqon doonaa insha allaah Masiibo ay Yuhuuddu garan weyday tan iyo markii Qafaalkii Baabiyloon, Caruurta reer Qaza waxay tegi doonaan guryihii kuwii la sii daayay, si ay uga soo Cishtaan, Mujaahidiintana Casqalaan iyo nawaaxigeeda waxay ka qaadan doonaan magta guryihii Gaza ku burburay, wareegga saddexaadna, hadduu Eebbe idmo, wuxuu ahaan doonaa Qudus iyo Tal-abiib, arrinkaas Eebbe mid ku culus ma aha. Xigasho

Waxaa la ii sheegay in qof Muqdisho jooga uu ka helay 1XBet lacag 300 kun dollar ah,laakiin qamaarku waa sixir iyo halka shaydaanku dadka ku ciqaabo ee ninkii ma joogsan malaha wuxuu is yiri "Waaba markii aad Bill Gate noqon lahayd" maxaa yeelay lacagta uu markii hore haystay ee uu qamaarka ku dheelay ayaa ahayd 20 kun oo dollar,wuxuu hadda haystaa faaiido 280 kun oo dollar ah..maxaa ka dambeeyey.. Wuxuu si waday ciyaartii qamaarka ahayd isagoo isku dhufsaday xisaab mala awaal ah in hal sano ka dib uu haysan karo 20 milyan oo dollar.. Qamaarku marka hore waa ku soo dhaweynayaa..marka labaad wuu ka xanaajinayaa marka sedexaadna tii aad ka heshay intuu kaa qaato ayaad u dagaalamaysaa sida inaad adigu lahayd..wixiisa markuu kaa soo ceshto ayaad waxaada la aadaysaa waana meesha halaagaada uu ka billaabanayo. Ninkii 300 oo kun 20 kun baa uga hartay..20 kii buu hal mar dhigtay,lacag 400 kun ah isagoo ay u marayso game ka diyaaraddu kacayso ayuu malaha is yiri kor bay u sii kacaysaa ee 1 milyan hakuu gaarto,hal mar bay diyaaraddii soo dhacday waxaana halkaas ku gubtay wixii lacag ahaa isagoo eber ah ayuu istaaga ka dhacay,gacan iyo lugna cuuryaan buu ka noqday afkuna waa qaloocday,illaa hadda isbitaal ayuu jiifaa.. Dhallinta waxaan kala talinayaa inay iska dhaafaan qamaarkaas hadday taladayda diidaan mar bay i soo xasuusan doonaan. u malayn maayo inuu jiro qof qamaar iiga nasiib badnaa,waxaan xasuustaa anoo 100 shilin oo Kenya ah la galay ee kala soo baxay 600 oo dollar saacad gudaheed..waxaan xasuustaa anoo taxi saaran oo islii u socda intaanan islii gaarin anoo hela lacag dhan 700 dollar...haddana anoo sidaas nasiib ugu lahaa ayaan iska joojiyay,wax kalena maaha cuduro halis ah ayaa laga qaadaa,walwalka iyo naxdinta ayaa kaaga sii daran,..xagga Ilaahayna waa dambi kabaa'ir ah oo xaaraan ah.. War iyo dhamaantiis qamaar qof guri ka dhistay lama sheegin laakiin qof gurigii uu lahaa gatay waa la sheegay...qamaarka waa munkarka ugu wayn oo naf iyo maal halaaga.. Hadda jooji waa iga talo. Mohammad Diinooz

Maxaa kaaga aadan Xasuuqa kasocda Qaza iyo dhamaan dhulalka muslimiinta? Fariin muhiim ah , Gaadhsii dadka kale. Turjumadii:- Walaalkiin Wanaagsane. https://t.me/rixlah

Qofka walaalkaa dilay inuu adi ka daaweeyo maxaa dan ahoo ka Lee yahay ? Adi maa dulli ah mise isagaa dilka mudan. #ingiriis
Qofka walaalkaa dilay inuu adi ka daaweeyo maxaa dan ahoo ka Lee yahay ? Adi maa dulli ah mise isagaa dilka mudan. #ingiriis waa cadowga diinta iyo muslimiinta.

Meesha waxaad ka fahmi kartaa dowladaha muslimka sheegto ee dimuqraadiyada ah waa kuwa Sahyuuniyadda u adeego adooma hoose u
Meesha waxaad ka fahmi kartaa dowladaha muslimka sheegto ee dimuqraadiyada ah waa kuwa Sahyuuniyadda u adeego adooma hoose u ah hadeynan saas aheyn Xamaas maxey kaga duwan tahay maxamuud cabaaska ee door bidayaan gaalada.