̨رحۡــلــۃ - Rixlah
الذهاب إلى القناة على Telegram
221
المشتركون
لا توجد بيانات24 ساعات
لا توجد بيانات7 أيام
لا توجد بيانات30 أيام
جاري تحميل البيانات...
القنوات المماثلة
سحابة العلامات
لا توجد بيانات
هل تواجه مشاكل؟ يرجى تحديث الصفحة أو الاتصال بمدير الدعم الخاص بنا.
الإشارات الواردة والصادرة
---
---
---
---
---
---
جذب المشتركين
فبراير '24
فبراير '24
+2
في 2 قنوات
يناير '24
+6
في 0 قنوات
Get PRO
ديسمبر '23
+222
في 1 قنوات
| التاريخ | نمو المشتركين | الإشارات | القنوات | |
| 16 فبراير | 0 | |||
| 15 فبراير | 0 | |||
| 14 فبراير | 0 | |||
| 13 فبراير | 0 | |||
| 12 فبراير | 0 | |||
| 11 فبراير | 0 | |||
| 10 فبراير | +1 | |||
| 09 فبراير | 0 | |||
| 08 فبراير | 0 | |||
| 07 فبراير | 0 | |||
| 06 فبراير | 0 | |||
| 05 فبراير | 0 | |||
| 04 فبراير | +1 | |||
| 03 فبراير | 0 | |||
| 02 فبراير | 0 | |||
| 01 فبراير | 0 |
منشورات القناة
MARAYKAN ayaa lagu sameeyey magaciisa waxaa la dhahaa MK80 waa isla gantaalka kudhacaya guriga.
https://www.gd-ots.com/mk-80-series-bomb-hardware/
https://t.me/rixlah
| 2 | Gantaaladii Maraykanku uu lahaa ee uu Yuhuuda siiyay ayaa si kala sooc lahayn loogu garaacayaa Gaza.
Hubkaas waxaa lagu sameeyey hantidii dhulka islaamka uu ka xoogay iyo cashuurta shacabka maraykan muslim iyo gaalba laga qaado.
https://t.me/rixlah | 112 |
| 3 | Wasiirka difaaca Gumaystaha Israel ayaa sheegay in dagaalka Qaza ay saadaalinayaan inuu sii socdo ugy yaraan 2 Bilood.
Ciidan dhan oo leh saanad iyo hub lagu tiriyo kan ugu horumarsan aduunka, garab istaag iyo taageero aan xad lahayna ka helaya dalalka Maraykanka iyo yurub, ayaan hadana ilaa hadda awood u yeelan haba yaraatee wax guul ah oo ay ku faani karaan inay xaqiijiyaan, aan ka ahayn inay caruur iyo Haween aan waxba galabsan ay xasuuqaan!
https://t.me/rixlah | 97 |
| 4 | Useless!!
https://t.me/rixlah | 99 |
| 5 | Jaamacada al azhar faraca Qaza kadib duqaynta israaiil iyadoo adeegsanaysa gantaalada maraykanka iyo ingiriiska .
https://t.me/rixlah | 90 |
| 6 | Natenyaahu ayaa twitter kiisa kuqoray
"Xabad joojintii way dhamaatay , Waxaan soo laabanay anagoo samaynayna isku day ficil si aan u jabino rikooro badan"
Wuxuuna isasoo garab dhigay Hitler xasuuqii uugaystay maalintii ciyaalka uu layn jiray iyo Sawirkiisa maalintii inta uu laayo oo ciyaal ah.
Wuxuu diyaar uyahay inuu dhiig horleh qubo intuu Hitler laayayna kabadan inuu laayo ayuu rabaa.
https://t.me/rixlah | 121 |
| 7 | Gaza waxaa dib ubilowday duqaymihii. | 119 |
| 8 | Ururka Xoraynta Falastiin -1970.
Horaantii sanadkii 1970gii waxaa dhacay weerar lagu bartilmaameed saday Diyaarada SwissairFlight 330 (SR330/SWR330) Diyaaradu waxay ahayd mid duulimaadyo si joogto ah loo uga samaysa inta udhaxaysa Zurich - Switzerland , Hong Kong ilaa Talabiib Israel.
Markan shilku dhacayo waxaa qorshaysnaa in diyaaradu u kacdo dhanka Talaabiib - Israel. Bam ay xireen laba xubnood oo ka tirsan Ururka Xoraynta Falastiin ayaa qarxay wax yar ka dib markii ay kacday, taasoo keentay in diyaaradda ay burburto, waxaana ku dhintay dhammaan 47 rakaab ah iyo shaqaalihii diyaaradda .
https://t.me/rixlah | 137 |
| 9 | Weerarkii u horeeyey ee Ururka Xoraynta Falastiin ay qaado wuxuu dhacay 21/2/1970 Wuxuuna ahaa Qarax lagu xidhay Diyaarad.
Macluumaadka oo dhamaystiran warqada xigta ayaan kusoo qori doonaa.
https://t.me/rixlah | 109 |
| 10 | Maskax dhaqis [Brainwash].
S. Maskax dhaqistu maxay tahay?
J. Maskax dhaqistu waa in maskaxdaada laga rogo ama laga masaxo waxaad horay u aaminsanayd oo lagu shubo aragti iyo fikrado cusub.
Aadamuhu wuxuu maraa labo marxaladood oo kala ah maskax dhis iyo maskax dhaqis.
Ubadka marku soo korayo oo uu yaryahay ma xanbaarsana aragtiyo ee wuxuu ubaahan yahay in markaas wax lagu shubo oo garaadkiisa la dhiso iyadoo loomarayo waxbarashada.
Qofka markuu waynyahay khasab maskaxdiisa waxaa buuxdhaafinaya aragtiyo wax diidaya, sidaa daraadeedna wuxuu ubaahan yahay in waxa kujira laga masaxo oo lagu shubo wax hagaagsan iyadoo loo marayo maskax dhaqistaa waxbarashada.
Hada Elon Mask wuxuu leeyahay "Waa in waxbarashada Reer gaza wax laga badalaa yacni waa in maskaxdooda la dhaqaa oo laga tirtiraa Nacaybka ay yuhuud uqabaan oo dhan si aysan bari halis ugu noqon Yuhuud iyo Yurub"
Hadalkayga mafahmaysaa asxaabey?
https://t.me/rixlah | 116 |
| 11 | Kadib markii Elon mask lasoo tusay waxyaalo lagu qoslo oo aan caqliga galayn oo la leeyahay Xamas baa samaysay 7 October.
Wuxuu yiri "Waa in waxbarashada Gaza labadalaa !!"
Miyaad garanaysaa sababta?
https://t.me/rixlah | 112 |
| 12 | Khaatumo state.
"Bolletta Doganle" waa aftalyaani.
Khaatumo dadkeedu waxay dhahaan nalama gumaysan iyo gobaa nahay , waxay warqada cashuurta ee hooyada yaanyada gadaysa loo gaynayo kusoo qoreen English iyo Talyaani.
Bal hooyadaa yaanyada gadanaysa maxay kafahmaysaa ? Nidaamkan kabaqaadka u ah gumaystaha ma wuxuu u daneeyey oo ixtiraamay hooyadaa yaanyada gadanaysa mise dad shisheeye oo aanba daganayn deegaanka.
Sayidku Talyaani iyo Ingiriisba wuu ladagaalamay umana hogaansamin.
War reer Laascaanood Soomaaliland bay kucaynayeen in Ingiriis gumaystaye iyaguna dhal daraawiish yihiine xagee ka keeneen talyaanigan jinni.
https://t.me/rixlah | 132 |
| 13 | Askarta Japan ayaa nolosha ku aasaya maxaabiis Dagaal ooShiinees ah.
Nanking - Shiinaha - Dagaalkii Shiinaha iyo Japan. 1937kii
https://t.me/rixlah | 129 |
| 14 | Ugandha na Qaad ayay usoo dhoofin rabtaa soomaaliya . | 133 |
| 15 | Reer koonfur na swaxili baa loo jilbo duubayaa Reer soomaaliland Oromo.
Lagu kala bax dhulkiiba show .
لا سمح الله. | 130 |
| 16 | Sawir macmal ah [AI].
Waa siday nala rabaan e . Goorma dad iska guursanay cawaan aan diin lahayn.
Sawirkan wuxuu tilmaamayaa Nin suudaanta cawaanta ah ee koonfurta suudaan dagta ah oo gabadh soomaali naga guursaday.
😁
https://t.me/rixlah | 139 |
| 17 | K.sudan : 60% waa kiristan
32% diimo wathani ah
Burundi : 95% waa kiristan
Uganda : 84% waa kiristan
DRC : 70%. Waa kiristan
Kenya : 70% waa kiristan
Tanzania : 60% waa kiristan
Shucuub diin iyo dhaqan midna aanan wadaagin wax aan wadaagnana jirin aan ka ahayn qaaradaas ayay rabaan in ay nagu dhex tuuraan halka dhinaca kale ay dagaalka kula jiraan afka carabiga iyo taariikhdeena umad muslim ah
waxaa maxay xiriirka ka dhaxeeyo Koongaliiska ku nool bartanka afrika iyo Qofka soomaaliga ah !!
https://t.me/rixlah | 114 |
| 18 | - المنافقون في زمننا هذا!
https://t.me/rixlah | 125 |
| 19 | اتتوعدنا بما ننتظره يا ابن اليهوديه.
Kalmada taariikhda gashay. | 128 |
| 20 | Yuhuuda waxay waligoodba caan ku ahayeen khiyaamada iyo dhagarta.
Heshiiskii lagalay ee xabad joojinta ahaa way kabexeeen oo tiro sodomeeyo kudhadhow bay dhaawaceen qaarna dhinteen xabado ay fureen kadib.
Shalay waxay soo daayeen 39 qof oo waliba xalay waqti danbe daayeen dad horleh na way sii xidh xidheen oo kudhadhow 40.
Bal eeg khiyaamada wixii ay daayeenba badalkoodii hadana kuwo kale ayay xidh xidheen.😢
War wuxu habaarqab sanaa .
https://t.me/rixlah | 143 |
