ar
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

الذهاب إلى القناة على Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

إظهار المزيد

📈 نظرة تحليلية على قناة تيليجرام SAMEWADE ACADEMY

تُعد قناة SAMEWADE ACADEMY (@samewade) في القطاع اللغوي Somali لاعباً نشطاً. يضم المجتمع حالياً 17 401 مشتركاً، محتلاً المرتبة 11 603 في فئة التعليم والمرتبة 489 في منطقة Somalia.

📊 مؤشرات الجمهور والحراك

منذ تأسيسه في невідомо، حقق المشروع نمواً سريعاً وجمع 17 401 مشتركاً.

بحسب آخر البيانات بتاريخ 21 يونيو, 2026، تحافظ القناة على نشاط مستقر. خلال آخر 30 يوماً تغيّر عدد الأعضاء بمقدار -154، وفي آخر 24 ساعة بمقدار -7، مع بقاء الوصول العام مرتفعاً.

  • حالة التحقق: غير موثّقة
  • معدل التفاعل (ER): يبلغ متوسط تفاعل الجمهور 4.26‎%. وخلال أول 24 ساعة من النشر يحصد المحتوى عادةً 1.06‎% من ردود الفعل نسبةً إلى إجمالي المشتركين.
  • وصول المنشورات: يحصل كل منشور على متوسط 742 مشاهدة. وخلال اليوم الأول يجمع عادةً 185 مشاهدة.
  • التفاعلات والاستجابة: يتفاعل الجمهور بانتظام؛ متوسط التفاعلات لكل منشور يبلغ 0.

📝 الوصف وسياسة المحتوى

يصف المؤلف القناة بأنها مساحة للتعبير عن الآراء الذاتية:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

بفضل وتيرة التحديث المرتفعة (أحدث البيانات بتاريخ 22 يونيو, 2026) تحافظ القناة على حداثتها ومستوى وصول مرتفع. وتُظهر التحليلات تفاعلاً نشطاً من الجمهور، ما يجعلها نقطة تأثير مهمة ضمن فئة التعليم.

17 401
المشتركون
-724 ساعات
-227 أيام
-15430 أيام
أرشيف المشاركات
Inta aan wili daawan muuqaalka shalay aan soo dhignay wili waa fursad waad daawan kartaa https://youtu.be/htPdgQPgCNQ

Ramadan Mubarak Maanta waxan Qadanay Cashirkii 16aad ee Basic Illustrator inta Radamanka lagu jiro Kaliya waxan dhamaydtireyn
Ramadan Mubarak Maanta waxan Qadanay Cashirkii 16aad ee Basic Illustrator inta Radamanka lagu jiro Kaliya waxan dhamaydtireyna Cashirada ka Harsan Basic Illustrator wax Cashir kale ma qadan doonin Haday qaybta Basic inoo dhamatana Toos Ardayda Shahadada Illustrator-ka wey uso dalban Karan iyago waxqabadkooda soo dirayo Madama Hore u qadanay Illustrator qaybta Advanced-ka MAHADSANIDIIN. HALKAN HOOSE KA DAAWO iyago isku xigxiga oo playlist ah MahadSanid 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://youtube.com/playlist?list=PLqEi-k81OWahFV1QBKnrCw0i-6t0DbSVx

https://fb.watch/jvXePMXO0N/?mibextid=RUbZ1f waa cashir ku saabsan sida loo sameeyo id card photoshop

JADWALKA BISHA BARAKEYSAN EE RAMADAN. Waxan ugu talagalnay inay dadka kaga fa'iideystan Fursada Bisha Barakaysan ee Ramadan. Buuga oo pdf ah Qaybta Sare ka degso☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️ Asigo Muuqal ah oo Sharaxad kooban laga bixinayo Qaabka aad u isticmaali lahayd Halkan Hoose ka daawo 👇👇👇👇👇👇👇👇 https://youtu.be/HvRP9l38MgQ Buuga Wax Copyright ah malahan Cid walba wey gaarsiin karta Asxaabtooda.

Jadwalka Bisha Barakeysan Ee Ramadaan Ka Fa'iideyso Qofkad rabtidna lasii wadaag (No Copyright)

photo content

#SAMEWADE_ACADEMY HOYGA XIRFADAHA Koorsooyiinka Aaan Bixino Wiliba Free-ga ah Dib Usoo Noqoshada Channelka Kadib Waxa Lagu so
#SAMEWADE_ACADEMY HOYGA XIRFADAHA Koorsooyiinka Aaan Bixino Wiliba Free-ga ah Dib Usoo Noqoshada Channelka Kadib Waxa Lagu soo kordhiyay Koorsooyiin Cusub oo aad si taxane ah oga baran kartid Sido Kale Koorsooyiinkii Hore u socdayna Lasii Dhamaystirayo Dhamaan Waxad kala soconaysaa #SAMEWADE_ACADMEY Waa Goob Si Free ah aad wax oga baran kartid sido kalena Koorsooyiinka Qaar Aaad Shahaado Free ah ku heli doontid Insha Allah. Dhawaan Waxa Bilowday Koorsada 1) Computer Basic 2) Carabiga Buuga 1aad qaybta 2aad 3) Sido Kale Adobe InDesign Hore waxa inoogu socday oo meel dhexe iyo dhamadba inoo maraya 1) Adobe illustrator 2) Daily English Conversation Intermediate (Level-2) 3) English For Every One Hore Waxan Usoo dhamaynay Koorsooyiinka Kala Ah 1) Adobe Photoshop 2) Daily English Conversation Beginner (Level-1) 3) Carabiga Buuga 1aad qaybta 1aad Dhamaan Koorsooyiinkas Waxad Si joogto ah wiliba Taxane ah aad ogala socon Kartaa Samewade Academy 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://www.youtube.com/@SAMEWADEACADEMY/playlists