𝗦𝗬𝗟 𝗧𝗘𝗔𝗠
الذهاب إلى القناة على Telegram
Sʏʟ ᴛᴇᴀᴍ 📌
إظهار المزيدلم يتم تحديد البلدالفئة غير محددة
221
المشتركون
+124 ساعات
+77 أيام
+1430 أيام
أرشيف المشاركات
221
📖 Tatbith – Qur’aan Memorization App
Tatbith wuxuu kaa caawinayaa xifdinta iyo murājaʿada Qur’aanka adigoo adeegsanaya habab kala duwan oo xifdin ah, gaar ahaan Habka Xifdiga (Hifdh Method) — nidaam xooggan oo tallaabo-tallaabo kuu hagaya: dhageysi, ku celcelin, xifdin, isku-xirid iyo murājaʿo.
✅ Habab xifdin oo kala duwan
🎧 Qur’aan dhageysi & ku celcelin
📖 Hifdh Method oo nidaamsan
🔁 Murājaʿo iyo xifdiga oo la adkeeyo
📊 La soco horumarkaaga
💯 100% Bilaash
📖 Habka Subac
Google Play:
https://play.google.com/store/apps/details?id=com.tatbith.app
221
Kooxda @SYLTEAM10
Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad rabto in channel-kaagu gaaro dad badan syl team kusoo biir!
🎖️𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗
@SYLTEAM10
@ReadingTheQuraan
Aᴅᴍɪɴ ⤷ @SomaliAd
221
UPDATE𝗦𝗛𝗔𝗥𝗖𝗜𝗬𝗔𝗗𝗔 𝗦𝗬𝗟 𝗧𝗘𝗔𝗠 💵 Kharashka Ku-biirista: Qof kasta oo ku soo biiraya 𝗦𝗬𝗟 𝗧𝗘𝗔𝗠 waa inuu bixiyo $1 Fee oo ah kharashka ku-biirista kooxda. 🚫 Waxa ku jira kanaalka: Kanaalkaaga lagama oggola in lagu faafiyo wax ka hor imaanaya Diinteena Suuban (Islaamka). Sidoo kale lama oggola kanaallada qabyaaladda ka hadla ama faafiya. 📅 Habenka Share-ta: Habeen walba oo Talaado ah ayaa la samaynayaa Share-ta. ⏰ Waqtiga Share-ta: Share-ta waxay soconaysaa 8:00 PM fiidnimo ilaa 6:00 AM subaxnimo. Inta u dhexeysa waqtigaas, wax post ah kama daba keeni kartid Share-ta. 👥 Tirada Subscribers-ka: Channel-ka ku soo biiraya SYL TEAM waa inuu haystaa ugu yaraan +2,000 subscribers. Kanaal ka yar 2K lama aqbalayo inuu ku biiro kooxda. 📢 Sponsorka: Qofka doonaya in Channel-kiisa Sponsorka lagu cazuumo waa inuu bixiyaa $1.5 qofka kooxda kamidka ahna $1 🔗 Link-ga: Link-ga Share-ta ma delete-gareyn kartid muddo 2 maalmood (48 saacadood) ah. ⚠️ Digniino: Waxaad haysataa 2 digniin haddii aad jebiso mid ka mid ah shuruucda kooxda. 👤 Admin: Waa inaad User-kan @SomaliAd ka dhigtaa Admin si uu Share-ta u sameeyo. 📌 NB: Haddii aadan awoodin inaad ilaaliso oo aad raacdo shuruucda kooxda, waad iskaga bixi kartaa. 𝗚𝗮𝗰𝗺𝗼 𝘄𝗮𝗱𝗮 𝗷𝗶𝗿𝗯𝗮𝘆, 𝘄𝗮𝘅 𝗸𝘂 𝗴𝗼𝗼𝘆𝗮𝗻 𝘄𝗹𝗹 🤝❤️ Mudo kooban ku hel Dad Badan 👥👋
