uz
Feedback
Dawasho Films🎥

Dawasho Films🎥

Yopiq kanal

Ko'proq ko'rsatish

📈 Telegram kanali Dawasho Films🎥 analitikasi

Dawasho Films🎥 kanali faol ishtirokchi. Hozirda hamjamiyat 30 898 obunachidan iborat bo'lib, Kino toifasida 9 484-o'rinni va Finlandiya mintaqasida 147-o'rinni egallagan.

📊 Auditoriya ko‘rsatkichlari va dinamika

невідомо sanasidan buyon loyiha tez o‘sib, 30 898 obunachiga ega bo‘ldi.

29 Iyun, 2026 dagi oxirgi ma’lumotlarga ko‘ra kanal barqaror faollikka ega. Oxirgi 30 kunda obunachilar soni -4 278 ga, so‘nggi 24 soatda esa -102 ga o‘zgardi va umumiy qamrov yuqori darajada qolmoqda.

  • Tasdiqlash holati: Tasdiqlanmagan
  • Jalb etish (ER): Auditoriya o‘rtacha 1.22% darajada jalb etiladi. Nashrdan keyingi dastlabki 24 soatda kontent odatda umumiy obunachilar sonining 0.64% ini tashkil etuvchi reaksiyalarni to‘playdi.
  • Post qamrovi: Har bir post o‘rtacha 377 marta ko‘riladi; birinchi sutkada odatda 197 ta ko‘rish yig‘iladi.
  • Reaksiyalar va o‘zaro ta’sir: Auditoriya faol: har bir postga o‘rtacha 1 ta reaksiya keladi.
  • Tematik yo‘nalishlar: Kontent soo, saara, cusub, flim, loveta kabi asosiy mavzularga jamlangan.

📝 Tavsif va kontent siyosati

Kanal uchun tavsif kiritilmagan.

Yuqori yangilanish chastotasi (oxirgi ma’lumot 30 Iyun, 2026 da olingan) sababli kanal doimo dolzarb va katta qamrovli bo‘lib qoladi. Analitika auditoriya kontent bilan faol hamkorlik qilishini, uni Kino toifasidagi muhim ta’sir nuqtasiga aylantirishini ko‘rsatadi.

30 898
Obunachilar
-10224 soatlar
-6717 kunlar
-4 27830 kunlar

Ma'lumot yuklanmoqda...

O'xshash kanallar
Ma'lumot yo'q
Muammo bormi? Iltimos, sahifani yangilang yoki bizning qo'llab-quvvatlash boshqaruvchimizga murojaat qiling>.
Kirish va chiqish esdaliklari
---
---
---
---
---
---
Obunachilarni jalb qilish
Iyun '26
Iyun '260
0 kanalda
May '26
+3 149
3 kanalda
Get PRO
Aprel '26
+6 391
2 kanalda
Get PRO
Mart '26
+15 309
4 kanalda
Get PRO
Fevral '26
+13 880
1 kanalda
Sana
Obunachilarni jalb qilish
Esdaliklar
Kanallar
30 Iyun0
29 Iyun0
28 Iyun0
27 Iyun0
26 Iyun0
25 Iyun0
24 Iyun0
23 Iyun0
22 Iyun0
21 Iyun0
20 Iyun0
19 Iyun0
18 Iyun0
17 Iyun0
16 Iyun0
15 Iyun0
14 Iyun0
13 Iyun0
12 Iyun0
11 Iyun0
10 Iyun0
09 Iyun0
08 Iyun0
07 Iyun0
06 Iyun0
05 Iyun0
04 Iyun0
03 Iyun0
02 Iyun0
01 Iyun0
Kanal postlari
Dowro diini ah ayaa loosoo xiray haweenka ganacsatada ah ee ku nool deegaan hoostaga degmada Kurtunwaarrey ee Wilaayada Islaamiga ah ee Sh/hoose.

2
Dowladda Kenya ayaa Lagu Eedeeyay Tacadiyo Ka Dhan ah Boqolaal Dibadbaxayaal ah oo ay Dhawaan Ku Qabatay Mudaharaadyadii Ka D
Dowladda Kenya ayaa Lagu Eedeeyay Tacadiyo Ka Dhan ah Boqolaal Dibadbaxayaal ah oo ay Dhawaan Ku Qabatay Mudaharaadyadii Ka Dhacay Dalkaas.
1
3
Dibadbaxyo Ka Dhacay Dalka Koonfur Afrika ayaa Lagu Burburiyay Xarumo Ganacsi oo ay Dad Soomaali ah Ku Leeyihiin Wadankaas.
Dibadbaxyo Ka Dhacay Dalka Koonfur Afrika ayaa Lagu Burburiyay Xarumo Ganacsi oo ay Dad Soomaali ah Ku Leeyihiin Wadankaas.
1
4
Maanta waa maalin Talaado ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 15-01-1448 oo waafaqsan 30-06-2026, warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Amiin.
20
5
https://www.facebook.com/profile.php?id=61591283377353
51
6
https://radiofurqaan.com/millatariga-suudaan-oo-la-wareegay-magaalo-ay-gacanta-ku-hayeen-maleeshiyaadka-rsf/
42
7
https://www.facebook.com/reel/2191688505009845
34
8
Qarax khasaare dhaliyay oo ka dhacay xaafadda Towfiiq ee magaalada Baydhabo, ayaa waxaa lala beegsaday ciidamo ka tirsan Dowladda Fedaraalka oo ku sugnaa xaafaddaas, waxaana fuliyay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab. Weerarkan ayaa waxaa lagu dhaawacay Sarkaal lagu magacaabo Nuurow oo ah Taliyaha saldhigga xaafadda Towfiiq ee magaaladaas.
33
9
https://www.facebook.com/reel/1751407189192111
31
10
Daawo: Xildhibaan Ka tirsan Dowladda Fedaraalka ayaa sheegay in Safarrada dibadda ee uu galo Xasan Sheekh ay ku baxaan lacago
Daawo: Xildhibaan Ka tirsan Dowladda Fedaraalka ayaa sheegay in Safarrada dibadda ee uu galo Xasan Sheekh ay ku baxaan lacago boqolaal kun oo dolllar ah.
69
11
Maamulka Aala-Sacuud ayaa xukun dil ah ku fuliyay dad Soomaali ah oo horay ugu xornaa. Dhawaan waxaa dhulka Xarameynka ee uu
Maamulka Aala-Sacuud ayaa xukun dil ah ku fuliyay dad Soomaali ah oo horay ugu xornaa. Dhawaan waxaa dhulka Xarameynka ee uu ka arrimyo maamulka Aala-Sacuud, gaar ahaa gobolka Najraan ee dhaca xuduud beenaadka uu dalkaasi la wadaago wadanka Yaman ka dhacay, xukun dil ah oo lagu fuliyay seddax ruux oo Soomaali ah, sida lagu sheegay bayaan soo baxay wasaaradda Arrimaha Gudaha ee maamulkaas. Dadka Soomaalida ah ee la dilay ayaa dhamaantood rag ahaa, waxaana magacadooda lagu kala sheegay, Axmad Aadan Cabdi Ibraahim, Axmad Maxamuud Ismaaciil C/raxmaan, Maxamuud Cabdiraxmaan Ibraahim Xasan, sida lagu xusay bayaanka ka soo baxay wasaaradda. Maamulka Aala Sacuud ayaa dadkan Soomaalida ah ee uu dilay ku eedeeyay iney mukhaadaraad geliyeen dalkaas, wuxuuna xukunkan dilka ah dhacay maalin kahor oo ah Aaxaddii la soo dhaafay.
63
12
Dibadbaxyo Ka Dhacay Dalka Koonfur Afrika ayaa Lagu Burburiyay Xarumo Ganacsi oo ay Dad Soomaali ah Ku Leeyihiin Wadankaas. W
Dibadbaxyo Ka Dhacay Dalka Koonfur Afrika ayaa Lagu Burburiyay Xarumo Ganacsi oo ay Dad Soomaali ah Ku Leeyihiin Wadankaas. Wararka laga helayo dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya, in xaalad adag ay dadka soo galootiga ah oo ay Soomaalidu ku jiraan ay ka taagan tahay gobolka Limpopo, halkaas oo dibadbaxyo ka billowday ay isu beddeleen falal lagu beegsanayo goobaha ganacsiga ee ay leeyihiin dadka ajaanibta ah. Wararka hordhaca ah waxay tilmaamayaan in dukaamada ugu badan ee la bartilmaameedsanayo ay yihiin kuwa ay leeyihiin ganacsato Soomaali ah iyo kuwo Itoobiyaan ah.   Goobjoogayaal ku sugan magaalada ay wax ka dhaceen ayaa sheegay, in kooxo dibadbaxayaal ah ay weerareen qaar ka mid ah dukaamada oo xilligaas furnaa, isla markaana ay ka dhaceen falal isugu jira boob iyo burbur hantiyeed. Illaa iyo hadda ma jiro war rasmi ah oo caddeynaya tirada guud ee dukaamada waxyeelladu gaartay, iyadoo xaaladdu weli tahay mid cakiran.
40
13
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa habeenkii xalay weeraray, saldhiyada askarta Dowladda Fedaraalka iyo shisheeyaha ee magaalooyinka Baydhabo iyo Jannaale oo ka tirsan gobollada Shabeellaha Hoose iyo Baay. Magaalada Baydhabo waxaa weerarro lagu qaaday labo xero oo xaafadda Towfiiq ee magaaladaasi ku leeyihiin ciidanka Dowladda Fedaraalka, halka Jannaale la weeraray saldhig ay shisheeyaha Uganda ku leeyihiin degmadaas iyo xero ciidamada Dowladda Fedaraalka ugu taal halkaas.
23
14
Meydka qof aan la aqoonsan ayaa laga soo saaray mid kamid ah wara-biyoodyada ku yaalla magaalada Muqdisho. Saacadihii la soo
Meydka qof aan la aqoonsan ayaa laga soo saaray mid kamid ah wara-biyoodyada ku yaalla magaalada Muqdisho. Saacadihii la soo dhaafay, waxaa warta KM4 ee ku taalla magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaalida laga soo saaray meydka qof doorsamooy jir ahaan oo la sheegay inuu muddo todobaad ah ku jiray halkaas. Qofkan dhintay ayaa meydkiisa waxaa biyaha ka soo bixiyay maamulka gobolka Banaadir ee Dowladda Fedaraalka oo ay dul hoganayaan eedeymo badan oo la xiriira halisyada meelah biyo fadhiisadka ah ee muqdisho, burburka wadooyinka caasimadda iyo biyaha roobabka ee fadhiistay. Maamulka uu Gudoomiyaha ka yahay Muungaab, ayaa la sheegay in meydka warta laga soo saaray aysan ka bxiin wax faahfaahin ah, waxaana isa soo tareysa cabashada reer Muqdisho ee la xiriirta saameyntii ka dhalatay roobabkii da'ay iyo dayaca ka muuqda jidadka halbowlayaasha ah ee magaalada.
22
15
Dowladda Kenya ayaa Lagu Eedeeyay Tacadiyo Ka Dhan ah Boqolaal Dibadbaxayaal ah oo ay Dhawaan Ku Qabatay Mudaharaadyadii Ka D
Dowladda Kenya ayaa Lagu Eedeeyay Tacadiyo Ka Dhan ah Boqolaal Dibadbaxayaal ah oo ay Dhawaan Ku Qabatay Mudaharaadyadii Ka Dhacay Dalkaas. Hay’adaha sheegta inay u doodaan xuquuqda aadanaha ayaa dowladda Kenya ku eedeeyay inay tacaddiyo u geysatay qaar ka mid ah boqolaalkii qof ee lagu qabtay dibadbaxyadii dhawaan ka dhacay dalkaas. Hay’adda loogu yeero Amnisti Intaranashnaal qeybteeda ka hawlgasha Kenya ayaa sheegtay in tobanaan dad ah la helay iyagoo dhaawacyo qaba, kadib markii la waayay tan iyo xilligii ay ciidamada booliisku xireen intii lagu guda jiray dibadbaxyadii dhacaysay 25-kii Bishan Juun.   Warbixinnada hay’adaas ayaa tilmaamaya, in tiro badan oo dibadbaxayaal ah wali lagu la’yahay gacmaha Booliiska, kuwaaas oo loo badinayo in lagu dilay gudaha xabsiyada Booliiska ee kenya, maadaama marar badan tiro meydad ah laga helay saldhigyaada ciidamadda Dowladda.
23
16
https://www.facebook.com/reel/2189430958574472
72
17
Daawo: Dowlada Kenya ayaa Markii ugu Horreysay Soo Bandhigtay Xogo ku Saabsan Sababaha Rasmiga ah ee ay Dalkeeda uga Soo Celi
Daawo: Dowlada Kenya ayaa Markii ugu Horreysay Soo Bandhigtay Xogo ku Saabsan Sababaha Rasmiga ah ee ay Dalkeeda uga Soo Celisay Ra'iisulwasaare ku Xigeenka labaad ee Dowladda Fedaraalka.
104
18
Hogaamiyaha maleeshiyaadka TPLF ayaa hanjabaad culus udiray Dowladda Xabashida Itoobiya.
Hogaamiyaha maleeshiyaadka TPLF ayaa hanjabaad culus udiray Dowladda Xabashida Itoobiya.
103
19
Dowladda Uganda ayaa Soo Saartay Amar Lagu Xirayo Laba Warbaahin oo Caanka ah Gudaha Dalkaas.
Dowladda Uganda ayaa Soo Saartay Amar Lagu Xirayo Laba Warbaahin oo Caanka ah Gudaha Dalkaas.
81
20
Maanta waa maalin Talaado ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 15-01-1448 oo waafaqsan 30-06-2026, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdinaasir.
57