SOMALI CRYPTO ONE
Kanalga Telegram’da o‘tish
Halkaan waxad kali Kartaa barashada suuqa crypto currency trade course plus strategy crypto currency investment course plus strategy high quality si free ah ah
Ko'proq ko'rsatish417
Obunachilar
+124 soatlar
+227 kun
+2730 kun
Postlar arxiv
Asca akhayarta shalay cashar maanan idiin soo dhigin maanta ayaan idiin soo dhigaa insha Allah
Suuqa waa sida kiilo oo kale hadii kiilada wax saa Ida lagu shubo hal dhinac aye u liicee marka waa in laga dhimaa si balance unoqdo
Lasoco casharka xiga hada ayaan soo dhigaa casharka xiga maadaama cashirkaan gaabanyahay
