cookie

Sizning foydalanuvchi tajribangizni yaxshilash uchun cookie-lardan foydalanamiz. Barchasini qabul qiling», bosing, cookie-lardan foydalanilishiga rozilik bildirishingiz talab qilinadi.

avatar

DARIIQA JANADA/الطريق الجنه

HAL QOF OO AAD KHAYRKA UGU YEEDHO AJARKIISO KALLE AYAAD HELAY📲📝👈

Ko'proq ko'rsatish
Reklama postlari
744
Obunachilar
+524 soatlar
+717 kunlar
+13730 kunlar

Ma'lumot yuklanmoqda...

Obunachilar o'sish tezligi

Ma'lumot yuklanmoqda...

BERI MAKU DARI KARAA SOOMKA MAALINKA CASHUURA Dhib malle, hadaad soomtay maalinki cashuura kuna darto malinka 11 aad (oo beri ah) ama maalinki ka horaysya cashuura waa sida ugu fadliga badan, hadaad cashuura soomtay oo 11 aad ku darto alle mahad leh ( oo yuhuudii waad khilaaftay ) ✍️ Hadaad soo soomtay 9, iyo 10 ku dar beri wa sida ugu fadliga badan ✍️ hadaad maanta soomtay oo 10 ahayd oo qudha beri ku dar si aad yuhuuda u khilaafto 🎙فتاوى نور على الدرب لسماحة الشيخ ابن باز رحمه الله 👇👇👇
Hammasini ko'rsatish...
2
📌 Raawiga ibnu cumar, nabigu wuxu yiri:-( waxaan idinka digayaa bakhaylinamada shay kasta, sabato ah waxa halaagay dadki idinka idinka horeeyay faristay ay is fareen dulmi kadib sameeyeeyn,farista ay is fareen qarabo goyn kadib sameeyeen, farista ay is fareen faajirnimo iyo alle caasinimo kadib sameeyeen) [مسند الإمام أحمد].📚
Hammasini ko'rsatish...
MIDHAHA AY LEEDAHAY IN ALLE DADKA LOOGU YEEDHO ADOO CILMI LEH Sheikhal islaam ibnu taymiya markuu galay xabsiga waxa uu ugu tagay maxaabiis ku mashquulsan ciyaar iyo wakhti lumis, iyagoo salaadiina kaga dayacmatay, sheikhu wuu ka waaniyay wuxuuna amray inay salaada tukadaan,joogteeyaan ilaa uu jeelkii noqday meel ka khayr badan madaaristii, oo maxaabistii waxay gaadheen heer mar mid lafasaxo uu ka jeclaado inuu kusii jiro jeelka ilaa uu jeelkiiba buuxsamay. 👇👇👇👇👇
Hammasini ko'rsatish...
Photo unavailableShow in Telegram
MIDHAHA AY LEEDAHAY IN ALLE DADKA LOOGU YEEDHO ADOO CILMI LEH Sheikhal islaam ibnu taymiya markuu galay xabsiga waxa uu ugu tagay maxaabiis ku mashquulsan ciyaar iyo wakhti lumis, iyagoo salaadiina kaga dayacmatay, sheikhu wuu ka waaniyay wuxuuna amray inay salaada tukadaan,joogteeyaan ilaa uu jeelkii noqday meel ka khayr badan madaaristii, oo maxaabistii waxay gaadheen heer mar mid lafasaxo uu ka jeclaado inuu kusii jiro jeelka ilaa uu jeelkiiba buuxsamay.
Hammasini ko'rsatish...
📌 Soomitaanka Maalinka 10aad ee bisha Muxarram: Wuxuu inuu shseegay Nabi Muxammed SCW: In lagu dhaafayo danbigii sanadkii hore..
Hammasini ko'rsatish...
👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
Rasuulka ilaahay ﷺ wuxuu yidhi: Sabra maxa yeelay idiin iman maayo waqti , illaa haduu imaadana ka kasii dambeeya ayaa kasii shar badan ilaa aad rabigiin la kulmaysaan. Bukhaari. Xadiisku wuxuu tilmaamayaa in waqtiba waqtiga uu ka dambeeyo inuu kasii shar badan yahay. اسأل الله تعالى أن يثبتنا على الحق 🤲
Hammasini ko'rsatish...
👍 5
Photo unavailableShow in Telegram
📣 HADAANAD SOOMAYN GAADHSII DADKA SOOMAYA
Hammasini ko'rsatish...
👍 4
🔊 SOOMKA MAALINKA CASHUURA 1️⃣ MAALINKA….!? 📣 10 BISHA MUXARAM 2️⃣ FADLIGEEDA…!? 📣 WAA MALINKII NEBI MUUSE ALLE BAD-BAADIYAY 📣 MAALIN UU NABIGU SOOMAY INAGUNA DHIIRI GALIYAY 📣 MALIN HADAAD SOONTO DANBIGAAG SANAD KAMILA LA DHAAFAYO 3️⃣ QAABKA LOO SOOMAAYO….!? 📣 WAA SADDEX DARAJO 🔷 inaad soomto maalinka 9aad, 10aad iyo 11 aad <iyadaa ugu fadli badan> 🔷 Inaad soomto maalinka 10aad aadna raaciso ama malin ka horeeya ama maalin ka danbeeya, < iyada ku xigta xaga fadliga ta koowad> 🔷 inaad soomto maalinka 10aad oo qudha < iyada ugu hosaysa xaga fadliga> 4️⃣ MA SOOMI KARAA QOF LAGU LAHAA QALE BISHII RAMADAAN…!? 📣 HAA WA SOOMI KARAA SIDA AY CULIMADU SHEEGEN, QALAHANA WALI WAKHTI BADAN BAA RAMADAAN KA HADHAY OO INTAAS BUU SI SOMA. 5️⃣ MAYSKU NIYAYSAN KARAA QALLE IYO MAALINKA CASHUURA FADLIGEEDA…!? 📣 MAALINKA CASHUURA SI GAARA AYAAD U NIYAYASAN, LAKIN LABADA MALMOOD EE 9AAD IYO 11AAD WAA LA NIYAYSAN KARTA SOOMKAGA QALAHA. #KHYRKAFAAFI SH, BADAR IBNU CALI ALCUTAYBI 👇👇👇👇👇 https://t.me/BARO_DIINTA0
Hammasini ko'rsatish...
**XUKUNKA QOFKU INUU SOOMO MAALINKA CASHUURA OO KALI AH ✍️ way ka gudaysaa haduu maalinka oo kaliya soomo laakin sida fadliga badan waa inuu ka tago soomida halka maalin oo kali ah 📣 sida fadliga badanina waa inuu maallin ka horaysa ama ka danbaysa uu ku daro maalinka cashuura 📗 الموقع الرسمي للشيخ ابـن بـاز 📗 👇👇👇👇👇
Hammasini ko'rsatish...
👍 1
5.42 KB
👍 4
Boshqa reja tanlang

Joriy rejangiz faqat 5 ta kanal uchun analitika imkoniyatini beradi. Ko'proq olish uchun, iltimos, boshqa reja tanlang.