uz
Feedback
CADOW TEACH

CADOW TEACH

Kanalga Telegramโ€™da oโ€˜tish

HALKAAN WAXAAD KA HA ELEYSAA WAX WALBA OO EDITING IYO GRAPHIC DESIGN KUSAABSAN FADLAN NAGU SOO BIIR MAHADSANID

Ko'proq ko'rsatish
3 288
Obunachilar
+124 soatlar
-47 kunlar
-3630 kunlar
Postlar arxiv
Hye sida loo sameeyo posterkaan cml muuqaalkiisa masoo daaya?
Hye sida loo sameeyo posterkaan cml muuqaalkiisa masoo daaya?

Waakaa caawa aan arko ixtiraamka aad ii heysiin ๐Ÿ˜ญ

Saaxibkey markaan muuqaalkaas ku arkay caloosha ayuu iga huriyay. ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ข Marka saaxibayaal linkigiisa hoosa idin soo dhigaa ka farxiya saaxibkey oo subscribe usoo saara mahadsanidiin sidaan codsigiina idinku soo fuliyo idinkana iigu fuliya sharaf iyo karaamoโœŠ

Muuqaalka waa soo dhacay hadeer linkiga hoose ka daawada like ๐Ÿ‘ haka hilmaamin

Muuqaalkaan aa dabka nosoo saaran caawa hadaad tahay qof rabo inuu barto video editing muuqaalkan yuu ku dhaafin caawa hala d
Muuqaalkaan aa dabka nosoo saaran caawa hadaad tahay qof rabo inuu barto video editing muuqaalkan yuu ku dhaafin caawa hala diyaar garobo

Muuqaalka xiga maxaan ka dhigaa
Anonymous voting

Dalabka waa dhankiina buuga wuu soo baxay 30 mowduuc iyo 30 faa,ido halaga faa,ideysto wax akhrisku waa muhiim buugaana waa buug aan inaba caadi aheynhttps://api.whatsapp.com/send?phone=+252616083367&text=๐Ÿค๐ŸŒด!ismail mohamed

Dhamaan waxa aan u isticmaalay design ka halkaan kala daga fadlan muuqaalkana like ๐Ÿ‘ saara
+2
Dhamaan waxa aan u isticmaalay design ka halkaan kala daga fadlan muuqaalkana like ๐Ÿ‘ saara

Hye diyaar ma tihiin
Anonymous voting

Haye masoo jeediin muuqaalka masaa fasaxa

Muuqaalkaan caawa ayaan idin soo dhigaya jaala yaal halaga war haayo
+1
Muuqaalkaan caawa ayaan idin soo dhigaya jaala yaal halaga war haayo

Buugaan haddii wali kusoo gaarin waxba kaa maqan buug uu qoray qoraaga da,da yar ee ISMAACIIL MAXAMED MAXAMUUD FOWDEY waa buu
+1
Buugaan haddii wali kusoo gaarin waxba kaa maqan buug uu qoray qoraaga da,da yar ee ISMAACIIL MAXAMED MAXAMUUD FOWDEY waa buug ay u wada baahanyihiin jiilka maanta soo koraayo haddii ay aqristaan sinayo jiho sax ah oo gaarsiineysa mustaqbal wanaagsan buugaani waxaa lagu soo koobay 30 mowduuc iyo 30 faa,ido aad noloshaada wax kaga badali karto hadaba haddii aad daneeneyso buugaan waxaad kala xiriiri kartaa what's app number kaan +252 0616083367

Mahadsanid wll cid walba caawa ayaa lakala baranaa waan arkaa dhamaan inta si sax ah ila socoto in.a abaal maintainable waad
Mahadsanid wll cid walba caawa ayaa lakala baranaa waan arkaa dhamaan inta si sax ah ila socoto in.a abaal maintainable waad igu Lee dihinn