CADOW TEACH
Відкрити в Telegram
HALKAAN WAXAAD KA HA ELEYSAA WAX WALBA OO EDITING IYO GRAPHIC DESIGN KUSAABSAN FADLAN NAGU SOO BIIR MAHADSANID
Показати більше3 288
Підписники
+124 години
-47 днів
-3630 день
Архів дописів
3 288
Saaxibkey markaan muuqaalkaas ku arkay caloosha ayuu iga huriyay. 😭😢 Marka saaxibayaal linkigiisa hoosa idin soo dhigaa ka farxiya saaxibkey oo subscribe usoo saara mahadsanidiin sidaan codsigiina idinku soo fuliyo idinkana iigu fuliya sharaf iyo karaamo✊
3 288
Muuqaalkaan aa dabka nosoo saaran caawa hadaad tahay qof rabo inuu barto video editing muuqaalkan yuu ku dhaafin caawa hala diyaar garobo
3 288
Dalabka waa dhankiina buuga wuu soo baxay 30 mowduuc iyo 30 faa,ido halaga faa,ideysto wax akhrisku waa muhiim buugaana waa buug aan inaba caadi aheynhttps://api.whatsapp.com/send?phone=+252616083367&text=🤍🌴!ismail mohamed
3 288
+2
Dhamaan waxa aan u isticmaalay design ka halkaan kala daga fadlan muuqaalkana like 👍 saara
3 288
+1
Buugaan haddii wali kusoo gaarin waxba kaa maqan buug uu qoray qoraaga da,da yar ee ISMAACIIL MAXAMED MAXAMUUD FOWDEY waa buug ay u wada baahanyihiin jiilka maanta soo koraayo haddii ay aqristaan sinayo jiho sax ah oo gaarsiineysa mustaqbal wanaagsan buugaani waxaa lagu soo koobay 30 mowduuc iyo 30 faa,ido aad noloshaada wax kaga badali karto hadaba haddii aad daneeneyso buugaan waxaad kala xiriiri kartaa what's app number kaan +252 0616083367
3 288
Mahadsanid wll cid walba caawa ayaa lakala baranaa waan arkaa dhamaan inta si sax ah ila socoto in.a abaal maintainable waad igu Lee dihinn
Вже доступно! Дослідження Telegram за 2025 — головні інсайти року 
