CADOW TEACH
Kanalga Telegram’da o‘tish
HALKAAN WAXAAD KA HA ELEYSAA WAX WALBA OO EDITING IYO GRAPHIC DESIGN KUSAABSAN FADLAN NAGU SOO BIIR MAHADSANID
Ko'proq ko'rsatish3 290
Obunachilar
+224 soatlar
-77 kunlar
-3930 kunlar
Postlar arxiv
3 291
“Basic Computer”:
🎓 Baro Basic Computer Course! 💻
Ku bilow safarkaaga aqooneed adigoo baranaya xirfadaha muhiimka ah ee kombiyuutarka.
Waxaad ku baran doontaa:
✅ Windows – sida loo isticmaalo kombiyuutarka si xirfad leh
✅ Microsoft Word – qorista iyo habeynta dukumiintiyada
✅ Microsoft Excel – xisaabaadka iyo jadwalka xogta
✅ Microsoft PowerPoint – samaynta soo bandhigyo qurux badan
📍 Ku habboon ardayda, shaqaalaha, iyo qof kasta oo raba inuu barto xirfadaha casriga ah ee kombiyuutarka!
Ha seegin fursaddan — ku biir hadda!
3 291
Linkigaas raac fursadu waa ay koobantahay coureska waa free lkn hal dhibaa jiro diiwaan galin kaliya ayaa lagaa qaada .
3 291
Casharo cusub oo laptop ayaan bilaabnay youtube hadeer kasoo daawada commentigana waxaa jeceshihiin kusoo qora si,aan codsigiina u ogaado
3 291
Sikastoon shiid u ahay lagama yaabo inaan joojiyo barashada xirfad cusub waayo Maanta shiid ayaan ahay lakiin barito marabo inaan sii ahaado Qofka kaliya naftiisa dhaqaajin karo waa adiga Su,aalahaan is weydii?
1-Yaad sugeysaa oo ku badbaadinayo kaana saaraya shiid nimada ?
2=Maxaad qof kula mid ah maalin waliba lacag Internet u weydiisataa?
3=Maxaad waxa aad rabto u gadan kari la,dahay ilaa laguu gado mooyaane ?
FG:Nin iska dhig kana kac meesha awoowe.
3 291
Linkigaas waa halka lagu kala bixi lahaa team Graphic design course hadeer Linkigaas raac
3 291
Asxaabey Course graphic design haloo kala codeeyo labadaas number kii loo bato ayaan coureska ka bilaabeynaa
Endi mavjud! Telegram Tadqiqoti 2025 — yilning asosiy insaytlari 
