ar
Feedback
CADOW TEACH

CADOW TEACH

الذهاب إلى القناة على Telegram

HALKAAN WAXAAD KA HA ELEYSAA WAX WALBA OO EDITING IYO GRAPHIC DESIGN KUSAABSAN FADLAN NAGU SOO BIIR MAHADSANID

إظهار المزيد
3 290
المشتركون
+224 ساعات
-77 أيام
-3930 أيام
أرشيف المشاركات

“Basic Computer”: 🎓 Baro Basic Computer Course! 💻 Ku bilow safarkaaga aqooneed adigoo baranaya xirfadaha muhiimka ah ee kombiyuutarka. Waxaad ku baran doontaa: ✅ Windows – sida loo isticmaalo kombiyuutarka si xirfad leh ✅ Microsoft Word – qorista iyo habeynta dukumiintiyada ✅ Microsoft Excel – xisaabaadka iyo jadwalka xogta ✅ Microsoft PowerPoint – samaynta soo bandhigyo qurux badan 📍 Ku habboon ardayda, shaqaalaha, iyo qof kasta oo raba inuu barto xirfadaha casriga ah ee kombiyuutarka! Ha seegin fursaddan — ku biir hadda!

Linkigaas raac fursadu waa ay koobantahay coureska waa free lkn hal dhibaa jiro diiwaan galin kaliya ayaa lagaa qaada .

Fursadu waa ay koobantahay isdiiwaangalinta waxay ku egtahay 30/10/2025
Fursadu waa ay koobantahay isdiiwaangalinta waxay ku egtahay 30/10/2025

Casharo cusub oo laptop ayaan bilaabnay youtube hadeer kasoo daawada commentigana waxaa jeceshihiin kusoo qora si,aan codsigiina u ogaado

Sikastoon shiid u ahay lagama yaabo inaan joojiyo barashada xirfad cusub waayo Maanta shiid ayaan ahay lakiin barito marabo i
Sikastoon shiid u ahay lagama yaabo inaan joojiyo barashada xirfad cusub waayo Maanta shiid ayaan ahay lakiin barito marabo inaan sii ahaado Qofka kaliya naftiisa dhaqaajin karo waa adiga Su,aalahaan is weydii? 1-Yaad sugeysaa oo ku badbaadinayo kaana saaraya shiid nimada ? 2=Maxaad qof kula mid ah maalin waliba lacag Internet u weydiisataa? 3=Maxaad waxa aad rabto u gadan kari la,dahay ilaa laguu gado mooyaane ? FG:Nin iska dhig kana kac meesha awoowe.

Linkigaas waa halka lagu kala bixi lahaa team Graphic design course hadeer Linkigaas raac

Asxaabey Course graphic design haloo kala codeeyo labadaas number kii loo bato ayaan coureska ka bilaabeynaa
Anonymous voting

Linkiga hoose kasoo daawo
+1
Linkiga hoose kasoo daawo

Like share comments iga soo saxa

Linkigaas raaca