cookie

Sizning foydalanuvchi tajribangizni yaxshilash uchun cookie-lardan foydalanamiz. Barchasini qabul qilingยป, bosing, cookie-lardan foydalanilishiga rozilik bildirishingiz talab qilinadi.

avatar

๐ŸŒŽWararka Caalamka๐ŸŒŽ

Channelkan waxaad ka helaysaan Wararka caalamka iyo Muuqaallada Imaarada Islaamiga Afghanistan

Ko'proq ko'rsatish
Reklama postlari
6 638
Obunachilar
Ma'lumot yo'q24 soatlar
-57 kunlar
-19630 kunlar

Ma'lumot yuklanmoqda...

Obunachilar o'sish tezligi

Ma'lumot yuklanmoqda...

Repost fromย Axmed Siciid axmed
03:00
Video unavailable
Soomaaliya ma xor baa mise gumeysi ayey ku hoos jirtaa? Maxaa ka dhab ah xorriyad ku sheegga loo dabaaldego 26 ka Juun iyo 1 da Luulyo? Muxuu yahay halbeegga lagu kala saari karo inaan xor nahay iyo inaan gumeysi ku jirno? Daawo Muuqaalkan?
Hammasini ko'rsatish...
Soomaaliya ma xor baa mise gumeysi ayey ku jirtaa.mp49.90 MB
๐Ÿ‘ 13๐Ÿ’ฏ 1
00:08
Video unavailable
Tobanaan ruux Kenyaan ah oo ku dhintay magaalada Nairobi kadib markii dad caraysan ay isku dayeen in ay xoo ku galaan dhismaha Baarlamaanka. Dibad baxyada lagu diidanyahay canshuur kordhinta xukuumadda Kenya ayaa wadanka oo idil camimay.
Hammasini ko'rsatish...
Eve_Maina_on_X_๐Ÿ˜ญ_Uyo_amevaa_striped_top_ya_black_and_white_amepea.mp48.91 KB
โค 8๐Ÿ˜ 3๐Ÿ‘ 2
  • Photo unavailable
  • Photo unavailable
Waa banaanbaaxyaasha Keenyaanka ah oo cunaya cuntadii loo diyaariyay xildhibaanada kadib markii ay xildhibaanadu lugahooda uga baxsadeen xarunta.
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿ‘ 10๐Ÿคฃ 7โค 2๐Ÿ˜ 1
Photo unavailable
Kenya waxay maanta wajahaysaa xalaad adag ,banaanbaxyada ayaa sii xoogaystay saacado uun kadib markii baarlamaanka uu ansixiyay sharciga maaliyada oo uu dood badan ka taagnaa. Dadka Keenyaanka ayaa ansixinta sharcigaasi uga jawaabay in ay dab qabadsiiyaan xarunta baarlamaanka
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿ”ฅ 11๐Ÿ‘ 1โค 1
Photo unavailable
Nayroobi iyo Maanta
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿคฃ 15๐Ÿ‘ 2๐Ÿ˜ 1
Photo unavailable
DEG DEG : Dhowr qof oo dibadbaxayaal ah ayaa lagu toogtay afaafka hore ee baarlamaanka Kenya. Dhimasho ayaa jirto, iyadoo dhowr gawaari ay booliiska leeyihiin la gubay.
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿ‘ 11
00:12
Video unavailable
DEG DEG :Waa xarunta baarlamaanka Kenya oo ay lawareegeen banaanbaxyaal caraysan iyagoo isku dayaya in ay dab qabadsiiyaan
Hammasini ko'rsatish...
Breaking_News_Barlamaanka_kenya_waxaa_la_wareegay_shacab_careeysan.mp46.24 KB
๐Ÿ”ฅ 9๐Ÿ‘ 2
25:57
Video unavailable
Daawo Xafladda Qalin-jebinta dufcad cusub oo ka tirsan ciidamada difaaca Imaarada islaamiga ee Afghanistan, kuwaas oo dhameystay koorsooyinka waxbarasho ee imaaradu siiso Faylaqa Badar 205.
Hammasini ko'rsatish...
109.97 MB
๐Ÿ‘ 8โค 7
Photo unavailable
DEG DEG: Wargeyska Yedioth Ahronoth ee Yuhuudu soo saarto ayaa soo tabiyay in dawlada Hindiya ay kumanaan madaafiic, gantaalo iyo diyaarado daroonis ah ugu deeqday ciidamada Yuhuuda tan markii uu billawday xasuuqa ka socda Gaza.
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿ˜ข 8โค 5๐Ÿฅฐ 1
00:29
Video unavailable
DAAWO: Dagaalyahanada Falastiin ayaa gacanta ku dhigay diyaarad yar oo daroon ah nooceeduna yahay Evo Max ay lahaayeen ciidamada Yuhuuda taas oo dulheehaabaysay marinka Rafax ee Gaza.
Hammasini ko'rsatish...
9.85 MB
โค 12๐Ÿฅฐ 3๐Ÿ‘ 1
Boshqa reja tanlang

Joriy rejangiz faqat 5 ta kanal uchun analitika imkoniyatini beradi. Ko'proq olish uchun, iltimos, boshqa reja tanlang.