cookie

Sizning foydalanuvchi tajribangizni yaxshilash uchun cookie-lardan foydalanamiz. Barchasini qabul qiling», bosing, cookie-lardan foydalanilishiga rozilik bildirishingiz talab qilinadi.

avatar

Darwiish News

Warar Sugan iyo Xogo lagu kalsoon yahay nagala soco ²⁴

Ko'proq ko'rsatish
Reklama postlari
3 216
Obunachilar
Ma'lumot yo'q24 soatlar
-897 kunlar
-40530 kunlar

Ma'lumot yuklanmoqda...

Obunachilar o'sish tezligi

Ma'lumot yuklanmoqda...

Repost from Balcad News
Photo unavailable
Maleeshiyaadka DF ka ayaa ka cabanaaya in bishaan aan la siinin mushaarkii. Galadii caalamka ee biili jirayna waxay sheegeen in ay biilka ka jaran doonan DF. Maxay kula tahay?
Hammasini ko'rsatish...
Repost from Warfaafiye Kurtun
AS ayaa sheegtay mas'uuliyadda qarax lagu dilay 6 Baadariyaal Kenyaan ah kaasi oo ka dhacay deegaanka Dhoobleey
Hammasini ko'rsatish...
1🤮 1
Repost from Balcad News
Qur aanku, wuxuu mugdiyadii kasaaray bulshooyinkii joogay, waqtigii, Qur aanka sodagayay ee loo soodiray, Nabi Muxamed scw. Allaah swt ayaane uga marqatikacay halka ay gaaren. " كنتم خير أمة أخرجت للناس " إلخ سورة آل عمران آية ١١٠ Hadaba waxaa xaqiiqo ah, Qur aanku inuu gaarsiinaya, Qoladii, si dhameystiran uqaadato, qof, ama koox, ama Ummad, Meesha uu gaarsii Ummadahaa, Casri kasta oo lajooga.
Hammasini ko'rsatish...
Repost from Warfaafiye Kurtun
dgdeg: Tifoow Cali Maxamuud Maalin oo ahaa taliyihii Macaawisleyda Daarunicma ayaa udhintay dhaawac shalay kasoo gaaray qarax miino
Hammasini ko'rsatish...
🥰 4🤮 1
Repost from Balcad News
Qowsaaradii Mediyaha uqaabilsanayd DF waxay leeyihiin Daarun-Nicma waa ka quusanay sidii aan uga quusanay degmada Ruunirgood oo kale, sababtuna waxay ku sheegeen in la dayacay maleeshiyaatkii DF u xilsaartay inay sugaan amniga deegaanka ayna noqdeen canbuulo carabka saaran oo markasta AS liqda Xirta Kabakutukade. Waxaana maleeshiyaatka DF difaacooda ugu horeeyo hadda uu joogaa Deegaanka Al-Kowthar oo ay ka difaacayaan degmada Aadan-Yabaal oo wax ka yar, waxaana degmada Aadan-Yabaal ah fariisinka ugu wayn ee Maleeshiyaadka Huwanta ay ka haystan Sh/dhexe Nagala soco oo nagu soo biir si aad u hesho warar sugan iyo Warbixino Xaqiiqda ku salaysan: https://t.me/+oHcBb4vPWD9hN2Nk
Hammasini ko'rsatish...
4🔥 1🤮 1
Repost from Balcad News
Photo unavailable
Qaaqlayashii oo jabay (:
Hammasini ko'rsatish...
😁 2🤮 1
Dhageyso: Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo lagu falanqeeyay dooda iyo khilaafka dastuurka DF.
Hammasini ko'rsatish...
Diiradda Jimcaha 29-03-2024.mp329.04 MB
1
Repost from Balcad News
Photo unavailable
Qaar kamid ah ganacsatada magaalada Muqdisho ayaa caruurta u keenay Firimbigaan oo Sigaar ka sameeysan. Hadafka ay ka leeyihiin waa in caruurta yaryar caadi looga dhigo sigaarka. Wilaayada islaamiga ah ee Banaadir ayaa arintaan oo kale wax ka qaban karta.
Hammasini ko'rsatish...
😢 2🤮 1
14- Barnaamijka Taariikhda Filastiin.mp329.79 MB
Dhageyso qeybta 14-aad ee barnaamijka taariikhda Falastiin.
Hammasini ko'rsatish...
🤮 1
Boshqa reja tanlang

Joriy rejangiz faqat 5 ta kanal uchun analitika imkoniyatini beradi. Ko'proq olish uchun, iltimos, boshqa reja tanlang.