Nolosheydi hore💔😢🪫
Axdi ruxaad dhigateen Miyuu aayar kaa tagay💔😰?
Ko'proq ko'rsatish- Kanalning o'sishi
- Post qamrovi
- ER - jalb qilish nisbati
Ma'lumot yuklanmoqda...
Ma'lumot yuklanmoqda...
Ayadoo kale waa mar la arag ku dayasho Mudan🥰🥰 Ilaahey ha barakeeye🥰
Dadka nasiibka badan, waa kuwa leh; Xaadda, Lakabka, Tushta, Cabaaryaha, Barta iyo Fanaxda.🙈
Jimce weeyee caawa oo waa habeen junuud lehey Caruurtayda hooyadood Allow jiifka iigu keen. 🤣😂😂😂😂💔🙈 @AbdullahiDhaqane9 kasina wa ciwankeyga bal iso salama🙈😂💔
Wax walbo adiga ka Qurux badan 🥺🫅🏻❤🔥.🖇️...... Aduun yadaan oo dhan adigaa igu qurxoon ❤️🥺🫶🖇️...... Markaa hurdeysid iyo marka xanaaqsan iyo marka qosleysi 🥹🫅🏻✨🧚♀️....... Xitaa marka oyneysi waad qurux badan tahay.🫅🏾❤️🦋🫂✨ Xasiloni waxaa daremayaa nolasheyda marka ugu horeysay ❤️🥰🫶 Marka adi ku helaly.🫂🥺💗 Waxey ila tahay inaa aduun yadaan inaa ku duul duulayo.🌎🕊️🫀❤🔥✨ Hadii aad ila joogtid 🫂🫶🖇️🥺. Nolasha wey ii qurux badan tahay.🥺💗🍂✨ Hadaa iga tag tana waxbo ima ahan Nolasha dhan 🥹🫶❤🔥🫂🫀
Joriy rejangiz faqat 5 ta kanal uchun analitika imkoniyatini beradi. Ko'proq olish uchun, iltimos, boshqa reja tanlang.