252 Digital services
Kanalga Telegram’da o‘tish
4 339
Obunachilar
-224 soatlar
-157 kun
-7830 kun
Postlar arxiv
4 338
https://youtu.be/IrNj22QG2cI?si=SjDuu1DotXAsOSSM
Halkan kadaawo information ku sabsan One to one coaching
4 338
📊Zoom: Weekly outlook
🔥XAUUSD/GOLD
🔥DXY
🔥EURUSD
🔥GBPUSD
🗓4/10/2026, Axad
🧭8:10 pm Habenimo
🧲soo xaadiritan wanagsan team
4 338
🏆 WHY 252 ACADEMY?
252 Academy ma aha kaliya course la daawado.
Muddo waxaan la shaqeynaynay traders, waxaana 252 Academy ka soo baxay arday badan oo horumar ka sameeyay safarkooda trading-ka.
📌 Qaar ka mid ah natiijooyinka iyo feedback-yada ardayda waxaan si joogto ah ugu soo bandhignay:
📲 Telegram
🎥 YouTube
📊 Student Results & Feedback
Waxaad adigu arki kartaa caddeymaha iyo experiences-ka ardayda, kadibna go'aankaaga qaadan kartaa.
Haddii aad tahay: ✅ Trader cusub
✅ Trader muddo trading ahaa laakiin aan consistency gaarin
✅ Trader strategy yaqaan laakiin execution-ku dhib ku yahay
✅ Trader doonaya inuu si professional ah u dhiso trading system-kiisa
252 One-to-One Coaching wuxuu kuu noqon karaa tallaabo aad ku hagaajiso meelaha kaa hortaagan horumarkaaga.
🔥 Stop guessing. Start understanding the market.
📈 252 Academy — Build Your Edge. Build Your Discipline.
4 338
📊Update
Waxaa soo kordhinay fursad one to one ah
Tasoo qofka si gaar ah loogu qabanayo Zooms, waxaan looga hadli donaa qiimeynta heerka aad marey, In laga saxo qaladka, In laga dhiso iski xirka Bias sida weekly, Daily, 4H 1H 5m Entry
Wixi faahfahin ah
Wa.me/+254795795455
4 338
🧲Update
Shirkada FundingPips waxa ay kordhisay qiimaha account da
●5K=44$
●10k=80$
●25k=216$
●50k=349$
●100k=652$
✅isbedel ayey ku sameyen qiimaha oo kor ayay u qaaden
4 338
📊Asc team habeen wanagsan waxa rajena ina cafimad qabtan
🔥Waxa habeen danbe 1/Oct/2026 Khamiis 8:10 pm ino jiri doona Meeting gaar ah waxana kaga hadli doona dhoor qodob
1)September qaabka uu ahaa trading plan kena iyo islaxisabtan kooban anago dul mar ku samen doono bisha September
2)Waxa ino cazuuman Team ka bisha September Account da baasiyay Phase 1 & 2 iyago nala wadagi doona plan ki iyo qorshaha ay ku basiyeen
3)Sidee loola dhaqmaa Funded Account stage marka uu qofku gaaro oo uu ka gudbo marxalada phase yada
4)Waxa ka hadli doona qorshaha bishan cusub ee October iyo qorshaha aa ku wajihi lahayn
5)Psychology
🔥📗Note kaga so qaado kaso qeyb gal wanagsan
4 338
📊Congratulations Mr Abdulkadir
🔥Phase 2 Done
🗓Week hore ayuu Phase one baasiyay maantana Phase 2
💸252 to the Sky
4 338
📊Congratulations Mr Abdulkadir
🔥Phase 2 Done
🗓Week hore ayuu Phase one baasiyay maantana Phase 2
💸252 to the Sky
4 338
+1
📊EURUSD 1:3 RRR
🗓🧭London session 29/9/2026
🔥London Sell NY continuation Hit TP
