252 Digital services
Открыть в Telegram
4 432
Подписчики
-124 часа
-167 дней
-9730 день
Архив постов
4 432
📊Zoom: Weekly outlook
🔥XAUUSD/GOLD
🔥DXY
🔥EURUSD
🗓30/8/2026, Axad
🧭8:10 pm Habenimo
🧲soo xaadiritan wanagsan team
4 432
GOLD-D: waxa heysana wali OF Bullish waxana ka filena in D-FVG laso respect greyo waxana target ah BSL pools+
4 432
EU-4H: waxa heysana A-B waxana socda pullback waxana filena in 4H-FVG laso respect greyo
4 432
EU-D: Waxa heysana OF Bullish ah waxana socda Pullback last day candle waxa uu ku xermay sell waxana kan maanta ka filena Sell ilaa 50% DAILY FVG
4 432
📊News Event 26 August 2026
🔥USD: 3:30 pm waxa soo bixi doona GDP quarterly iyo Core PCE Price Index
4 432
EU-4H: Waxa Active ah OF Bullish ah waxana la respect greyay FVG Soke waxana heysana CRT L waxa target ah BSL
4 432
EU-D: waxa heysana OF Buy ah waxana candlki shalay uu ku xermay CRT LOW waxana uu ino naqan doona LOW OF THE WEEK madama shalay ay ahayd Talaado waxana candleka maanta furan ka rabna Buy dhamestiran waxana targetg ah CRT HIGH ilaa BSL
4 432
Hadii aan nahay 252 family waxaan mar walba Diyaar unahay in aan Ardeyda ka support-gareyno si ay ugaraan Hadafka Trading ay kaleeyihiin
Join us our Community 252
Wa.m/+254795795455
4 432
📊News Events
24-28 August 2026
🔥Isniin❌
🔥Talaado❌
🔥Arboco: GDP quarterly & Core PCE 3:30 pm
🔥Khamiis: ❌
🔥Jimce: 5:00 pm fed chairman speaks
"Best week inshallah"
4 432
📊Zoom: Weekly outlook
🔥XAUUSD/GOLD
🔥EURUSD
🔥GBPUSD
🗓23/8/2026, Axad
🧭8:10 pm Habenimo
🧲Kaso qeyb gal wanagsan
4 432
Gold-W: Waxa heysanay A-B Discount kuna beegan W-FVG waxana last candle uu ku xermay close above waxana kan week gan ka rabna Full Bullish Biaskena weekgan waa Buy ilaa BSL waxana fila in week gan qiimihisa uu gaari doono 4,500
4 432
📊Waxa guda gali doona Bilaha
🔥September
🔥October
🔥November
🔥December
waa bilaha ugu dambeeya sanadka, waa bilaha ugu wanagsan ee suuqa sanadka oo dhan.
📈 Trading-ku ma aha maalin walba trade greyo, Mararka qaar Entry ma boxo, waana muhiim inaad sugto fursadda saxda ah halkii aad account-kaaga khatar gelin lahayd.
🎯 September ilaa December:
✅Dagso qorshe cad.
✅Sug setup-ka saxda ah.
✅Ilaali capital-kaaga(Risk management).
✅Ha qasbin Suuqa.
✅Focus saar quality, ma aha quantity.
✅Entry yada yarey, mar walbo trade yadada ay batan waxa badnan doona qasarahaga.
✅Qaladaadkaga qor, si aadan mar kale ugu dhicin.
🏅 Guusha waxa kaa xiga dadaal, dulqaad iyo discipline. 🚀
4 432
GU-D: waxa Active ah OF Bullish waxana ka filena in D-FVG la respect greyo waxana target ah BSL
4 432
GOLD-4H: waxa heysana OF Bullish ah waxana A-B da ka sugena in laso Discount greyo kuna beegan 4H-FVG kala barkisa waxana target ah BSL
