cookie

Sizning foydalanuvchi tajribangizni yaxshilash uchun cookie-lardan foydalanamiz. Barchasini qabul qiling», bosing, cookie-lardan foydalanilishiga rozilik bildirishingiz talab qilinadi.

avatar

Qaddar jacayl❤️💔🥰

Hadalba waxa kuugu filan kii hore 💞 Ereyo jacayl🎁 ✍️sugaanta & 🤣kaftan iyo xikmad 💞sheekoyin ☝️ Alle ka cabsi 🌍dhiirigalinta Join now noogu so biir Mahadsanid

Ko'proq ko'rsatish
Reklama postlari
209
Obunachilar
-124 soatlar
Ma'lumot yo'q7 kunlar
-130 kunlar

Ma'lumot yuklanmoqda...

Obunachilar o'sish tezligi

Ma'lumot yuklanmoqda...

Dad badan waxa ku dhex hirdamaya laba arrin: wuxu ku habboonaa in uu qabto, iyo wuxu hurran yahay. Ta kowaad waa wuxu jeclaa in uu noqdo oo uu meel ka gaadho, halka ta labaad tahay wuxu ku qasban yahay in uu qabto, si uu uga soo baxo masuuliyadda saaran, noloshana u maareeyo. Dad tiro yar ayaa hirdankan ku guuleysa oo gaadha halka ay rabaan, halkan dadka badankiisu ay la daaladhacayaan oo la liitaan ka gudbidda waxay noloshu ka rabto. Waa maxay sirtu? Waa su´aal mudan oo jawaabteeda la heli karo. Xigasho @Ahmed keyse
Hammasini ko'rsatish...
Photo unavailableShow in Telegram
Magaalada Diri dhaba. 1915 kii. Qarni iyo lix sano ka hor(109)
Hammasini ko'rsatish...
Ruuxa baahi kuu qaba dadka kaala so baxay inad been u sheegta billaahicalaykum ma fiicne nafsi yaan la beeranin ban idin dhihi laha
Hammasini ko'rsatish...
Asc Azxaaptaydi qaaliga ah qalbigan idin kaso salaamay ikhwaani Intaas ka gadaal waxad iiga barateen qormooyin xikmado iyo suugan iskugu jirta waxan kuso kordhin doona faallada Nove kuwaaso iskugu jiri doona fiction story iyo non fiction story waxan diiradda saari doona qormooyinka Allifaada iyp ka jawaabida toosnanta iyo tabnaanta xaalad taagan si togan
Hammasini ko'rsatish...
Photo unavailableShow in Telegram
Maalinka Bandhiga buugagta
Hammasini ko'rsatish...
2
Allihi koonkan Abuurtey o faraha ka qaade o waxaas o makhluqaad ah kala ayaa Rumaynta mudan
Hammasini ko'rsatish...
Dhabeel haween Dhaban suuban Midaan waxba loo raacine Sandhuuban iyo fool dhaanshan midan lahayn iskaabulniman ka dhowrsane.. Indhaaba gabayadi dhaadhera Iyo ma dhuuxin mana ku dheerane dhowrsanay I maqan wan kuuso dhuruye
Hammasini ko'rsatish...
Photo unavailableShow in Telegram
Shiikh Maxmuud Al-Hasanat ayaa khutbadii salaaddii Jumcaha yidhi, "Haddii soddon kun (30,000) oo reer falastiin ah la dilay oo ay shahiid yihiin, haddii 70,000 la dhaawacay, 2 milyanna la baro-kiciyay oo ay bilaa hoy iyo cunto yihiin, oo ay intaa ummadda Islaamka ahi ku baraarugi weyday, maxuu hadalkaygu taraysa? Yaanse khutbad u jeediyaa, maxaanse idhaahdaa? Khutbad aan idiin jeediyo ma hayo ee istawu, salaada u kaca, oo safafka toosiya, aynu tukano"!!!
Hammasini ko'rsatish...
Ruux meeli u shidan tahay hawada iga xun iyo mashquul aduun ban ellen kama baxo 😥iyo Saad ban islaha
Hammasini ko'rsatish...
Nin qormadiiso shaqaysow qormadada ku edeeg nin afkiisu shaqeeyoe Afkaaga ku adeeg
Hammasini ko'rsatish...
Boshqa reja tanlang

Joriy rejangiz faqat 5 ta kanal uchun analitika imkoniyatini beradi. Ko'proq olish uchun, iltimos, boshqa reja tanlang.