IFI NOLOSHADA๐ซถ๐ฅโก๏ธ
Waxad ka heli kartaa channelka dhiiri galin hadalo ku qanciya iyo odhaahyo ku anfaci doona Adaa naga dhiman naga mid noqo midnimadaadu waa muunaasibโจ๏ธโฅ๏ธ Kuso dhawawโค๏ธโ๐ฉน๐
Ko'proq ko'rsatish1 896
Obunachilar
-124 soatlar
-57 kunlar
+230 kunlar
- Kanalning o'sishi
- Post qamrovi
- ER - jalb qilish nisbati
Ma'lumot yuklanmoqda...
Obunachilar o'sish tezligi
Ma'lumot yuklanmoqda...
๐ค๐ผ๐ฟ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ 26 ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ฒ๐ฒ ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ป๐ฎ๐ฎ๐บ๐ถ๐ท๐ธ๐ฎ ๐พ๐ผ๐ฟ๐บ๐ผ
๐๐๐๐๐ฆ๐๐:
Cafisku waa qeyb ka mid ah caafimaadka nolosha aadanaha cafinta qofka aad wax uqabto ama dambi kaa galay waa shay cajiiba oo wanaaga kuwooda waawayn kamid ah , waana qeyb kamida naxariista
cafisku wuxu maydhaa ama dhaqaa qalbiga bani aadanka wuxuuna cusboonaysiiyaa jacaylka, wuxuu horseeda nabadda, jacaylka iyo isku furo qalbiyada labada qof
Cafisku wuxuu nuur ka shidaa qalbiyada kala fogaaday wuxuuna sifeeyaa wixii hore oodhan qofka cafinta baddani wuu ka naxariis iyo karaamo badanyahay dadka kale. Waa wax aad loogu baahanyahay bulshada dhexdeeda.
Waqti walba waa loo baahanyahay waliba habeenkii marka uu qofku hurdada isku diyaariyo lahadal naftaada oo iska cafi itntii aad malinkaaga ku dhex jirtay cidii wax idin dhex mareen , waxad seexan doontaa adoo culayskii iyo walwalkii kaa degay
๐๐ฎ๐ฎ'๐ถ๐ฑ๐ผ๐ผ๐๐ถ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ฐ๐ฎ๐ณ๐ถ๐๐ธ๐ฎ
Qalbiga oo kuu xasila
Allah agtiisa ood sharaf ka yeelatid
Ajar oo lagaaga qoro
dadka oo ku jeclaada
qalbiga oo culaysku kaga yaraado
La dhanqankaaga dadka oo wanaagsanaada
Illaahay wuxu leeyahay (swt)
(ูููุนูู ูููุตูุญู ุฃูุง ุชุญุจูู ุฃู ูุบูุฑ ุงููู ููู
ูุงููู ุบููุฑ ุงูุฑุญูู
)
(Ha cafiyaan oo ha saamaxaan miyaadan jeclayn in alle Wayne idiin dhaafo Alle waa dhaafe naxariis badan)
Aynu cafino cid walba oo wax ina dhex mareen hayaraato ama ha badnaatee
๐ 1
Qormada 25aad ee barnamijka {QORMO}
๐๐๐ผ๐ผ๐ฟ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ป๐ผ๐น๐ฎ๐๐ต๐ฎ ๐ธ๐๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐
๐ฒ๐๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ ?
Nolasha sideedaba waa mashaqo socoto fikirka ah in maalin uun aan nolasha kuraaxeysaneysid neh waa fikir aan waligii run noqon doonin .
Majiro nolashaan aduunka qof dareemayo dhamees tirnaan 100%ah
๐๐ฎ๐ฌ๐๐๐ฅ๐ =Aniga xiligii aan wax barashada iskuulka kujiray waxaa ii sawirneed in wax barashada kadib. Nolashu dhan waliba iiga dhameestirmi doonto ,markaan waxbarashada qeebteedi hore bogtay neh aragtidii waa ay is badashay oo hadana waxaa ii sawirmatay in kaliya waxa iga maqan ay yihiin shaqo oo hadaan shaqo helo aan qabyo dareenka ka gudbi doono
Shaqadii baan helay kadib baahiyihii ayaaba batay maskaxdii waxa ay ii tiri may shaqaalanimo horumar lagama gaarayo talow hadaad mar uun wadamadaas horumaray tagi laheed is badal ayaat sameyn laheed , anigoo isbadal raadis ah hadafkeyguna yahay inaan nolasha kuraaxeysanayo maalin uun ayaa. Wadankeygii kasoo dhoofay maantoon qormadaan qorayana waxaan joogaa wadan kamida wadamada horumaray hadana si xur ah ayaan ushaqeestaa oo qof uma shaqeeyo walina maskaxdeyda baahiyo boqolaal ah ayaa kadhex guuxayo oo madareemayo xaalad dhameestirnaan ah .
Waxaan Marka ogaaday oon kabartay cashirada nolasha in nolasha tan aanba loogu Tala galin raaxo iyo dhameestirnaanta aan karaadineyno .
In nolashaaan aanu jirin qof kudareemayo dhameystirnaan .
๐ฌ๐ฎ๐ฎ ๐ธ๐ ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐
๐ฒ๐๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐๐ผ ๐ป๐ผ๐น๐ฎ๐๐ต๐ฎ ๐๐ฎ๐ป ?
Waxaa kuraaxeysanayo nolashaan hal qof qof kaas waa qofka fahamkiisu gaaro in sababta loo abuuray aysan aheyn inuu halkaan kuraaxeysto
In halkaaan uu katagayo qofka si dhab ah uyaqiinsan .
Qofka markuu dhibka lakulmo aanan kashalaynin aanan kamurugoonin lkn aamino in dhibkaanu yahay qeeb kamida imtixaanka nolasha
Qofka fahma in nolashan ay tahay nolal ciyaar ciyaar ah
โช๏ธQofka ushaqeysto inuu baahidiisa daboolo ee aan ushaqeysan sida inuusan waligii dhimaneynin oo kale
Bal ufiirso allah swt quraankiisa
" ุงุนูููู
ููุง ุฃููููู
ูุง ุงููุญูููุงุฉู ุงูุฏููููููุง ููุนูุจู ูููููููู ููุฒููููุฉู ููุชูููุงุฎูุฑู ุจูููููููู
ู ููุชูููุงุซูุฑู ููู ุงููุฃูู
ูููุงูู ููุงููุฃูููููุงุฏู "
"Ogaada nolasha aduunku waa uun ciyaar ,maaweelo iyo is qurxin iyo isku faan xoolo iyo ubad dhexdiina aat iskugu faaneysaan "
Aduunyada ilaahey oo ah kabiirka ugu ogaalka badan uu kutilmaayo ciyaar iyo maaweelo kawrn hadaan dhaxdeeda karaadino nolal dhameestiran
Nolasha kuraaxeyso intaad heesato qofbaan heysan intaad haysato adiguye
maanta ninka billion dollars heesto wuxuusan heeesan ayaat adigu heesataa
Nolashaan waa mid isku dheeli tiran majirto nolal wada mugdi ah mana jirto nolal wada iftiin ah
Wq: Ismail Abduweli>@ismaildheere
๐ 3
Repost fromย FUDUDEEYAHA Cilmiga
Lix caalamadood oo aad ku ogaan karto inaad fiyowdahay iyo in kale
1. Gaajada: Rabitaanka cuntada kugu filan iyo waqti ku habboon ayaa calaamad wanaagsan u ah caafimaadka maskaxda ee wanaagsan. Taa beddelkeeda, rabitaanka cuntada, ama wax cunka xad dhaafka ah ee joogtada ah iyo in cuntada aad cuni weydo waxay muujin kartaa fayoobida maskaxda oo liidata.Wax cunka xad dhaafka ayaa inta badan hoos u dhiga rabitaanka cuntada, halka cudurrada sida niyad-jabka ama walaaca ay si weyn u saameyn karaan rabitaanka cuntada.
2. Hurdo: Hurdo nasasho leh oo si joogto ah u seexato 7-8 saacadood oo aad kacdo adigoo dareemaya nasasho waxay tilmaan u tahay maskax caafimaad qabta. Taa bedelkeeda, hurdo la'aan, daal badan inkastoo wakhti kugu filan seexatay, ama hurdo badan ayaa laga yaabaa inay tilmaamto arrimo la xiriira caafimaadka maskaxeed oo hooseya.
Walaaca wuxuu kordhin karaa suurtagalnimada hurdo la'aan, halka xaaladaha qaarkood sida waallida ama ka-noqoshada la-qabsiga maandooriyaha ay carqaladayn karaan habka hurdada.
3. Awooda Fikirka: Maskaxda caafimaadka qabtaa waxay suurta gelisaa fikir hufan, xalinta mushkiladaha wax ku ool ah, iyo awooda lagu maareeyo walbahaarka
Taa beddelkeeda, in la dareemo daciifnimo maskaxeed marka aad la kulanto caqabadaha yaryar iyo jahawareer joogto ah, ayaa ah calaamadaha maskaxda aan deelitirneyn.
4. Adkeysiga: In aad xamili karto guuldarada, waxna ka barato, iyo dib u soo kabashada waxay muujinaysaa maskax dheeli tiran.
Dhanka kale, in guuldarrooyinka aad ku saameeyaan, shakhsi ahaan loo qaato, ama guul darada loo adkeysan waayo,waxay noqon kartaa calaamado muujinaya karti-darro nafsi ah.
Dhalinyaradu waxay si gaar ah ugu nugul yihiin calaamadahan, gaar ahaan marka ay la halgamayaan guuldarada tacliinta ama xiriirka.
5. Qorshaynta Xiriirka: Joogteynta xiriirka caafimaadka qaba ee qoyska iyo asxaabta ayaa muhiim u ah fayoobida maskaxda. Aqoonsiga baahiyaha cilaaqaadka iyo ka jawaabista ku habboon, oo ay weheliso xallinta khilaafaadka yaryar, waxay gacan ka geysataa caafimaadka dhimirka.
Taa bedelkeeda, cuqdad joogto ah, muujinta ego ama islaweyni, rajooyinka aan macquul ahayn ee dadka kale, ama in aan awoodi weydo in aan dadka cafino waxay dhaawici kartaa fayoobida maskaxdeena.
Carruurta ka soo jeeda qoysaska burburay ama kuwa la kulmay xadgudub ayaa laga yaabaa inay la kulmaan caqabado xagga dhisidda cilaaqaadka ah ee dadka kale.
6. Kalinimada: Biniโaadamku waa makhluuq bulsho, ilaalinta xidhiidhka bulsheed ee asxaabta iyo qaraabadu waxay lama huraan u tahay isu dheelitirnaanta maskaxda.
Dadka isku gooni yeelay shaqada kana hormariya cilaaqaadka shakhsi ahaaneed, ama aan dano shaqada ka baxsan lahyn waxay halis sare ugu jiraan inay qaadaan cudurrada dhimirka.
Ka qaadashada fasaxa shaqada, ka qayb qaadashada wax yaabaha uu qof jacelyahay, iyo kobcinta xiisaha fanka, ciyaaraha, ama akhriska ayaa lagama maarmaan u ah fayoobida maskaxda.
Aqoonsiga tilmaamayaashan dadka inagu xeeran waa muhiim. Haddii qof lagu arko calaamadahan, waa muhiim inaad isha ku hayso oo aad ku dhiirigeliso inay caawimaad ka raadsadaan xirfadlayaasha sida dhakhaatiirta maskaxda ama la-taliyayaasha. Wax ka qabad waqtiyeysan wuxuu si weyn u wanaajin karaa fursadahooda nolol farxad iyo maskaxeed oo caafimaad qabta.
#daraasad
BARNAAMIJKA QORMOโ
QORMADA 24 AAD
KA fAA'IIDAYSIGA WAKHTIGA
Wakhtigu inuu cajiib yahay kii caqli leh baa garan
Wakhtigu waa shayga ugu muhiimsan noloshaada ee aan dib loo iibasan karin
Wakhtigu wa waxa aan soo noqon wax kasta hadii aad samayso
Wakhtigu waa cimriga qofka iyo raasamaalkiisa nolosha sababtoo ah malin kasta oo ku soo marta waxay kaa qaada qayb cimrigaaga ah waxayna kusii dhawaysaa xaga dhimashada
Wakhtigu wa shayga lagu waydiin doono maalinta qiyaame adigoo Alle SWT hortaagan meeshaad ku bixisay
Sidaa darteed wakhtigaaga ugu faa'iidayso wax ku anfacaya aakhiro iyo aduunba
Adeecida iyo u dhawaansha Alle Wayne waa lagama maarmaan in aad ku bixiso wakhtigaaga si aad u gudato cibaadada Iyada oo Tani ka mid tahay waxyaabaha ugu muhiimsan ee wakhtiga loo isticmaalo
ย "Waqtigu waa sida dahab oo kale, haddii aadan ogaanin, wuu tagaya"
ย ย ย ย ย ย
Waqtigu waa hanti, haddii aad lumiso waad luntay
Wakhtigu waa mid muhiimad wayn leh waayo soo noqon maayo lamana kaydin karo lamana badali karo lamana magdhabi karo
Wakhtigaaga ku bixi meel kasta oo khayr ah oo Alle SWT raali ka yahay
Wakhtigaaga gali meel kasta oo aad xirfad iyo aqoon ka helayso adigoo 1 ka dhigaya diinta
Wakhtiga badankii ku bixi cibaado inta yar ee kuu hadhayna nolol maalmeedkaga raadso adigoo ka raadinaya meel xalaal ah
Wakhtiga gali sidii aad labo nolol oogu guulaysan lahayd mida aad maanta nooshahay iyo mida xigi doonta
Wehel malaha duniduye wadaygaagaa yacni sxbkaga ka yeel cibaado
Warsan iyo mid murugo leh weeyo duniduye rabi wehelkaaga ya yeel
Wakhtiga ku bixi sidii aad hadafkaaga aduunyo ku gaadhi lahayd adigoo hadafkaaga ka dhigaya aakhiro aduunyadan hadii aad guul gaadho iyo hadii aadan gaadhinba wa mid gaaban oo aad ka guuri doonto
Hadii aad guuldaraysato mar ama labo aduunyada intaad joogto waxaa macquul ah marka 3 aad inaad guulaysato balse geerida ka dib guul ma jirto hadi aadan manta wakhtigaaga ku bixin. guuldarada dhabta ah waa Mida aakhiro guusha dhabta ahna waa mida aakhiro
Wakhtigeena kuma dadaalo inta badan enagoo ah dad Islaam ah oo laa abuuray cibaado oo kaliya
W'Q wllkiin๐ Mahamed garaneโ
Repost fromย Halganka nolasha ๐
Photo unavailableShow in Telegram
Nabiga ๏ทบ wuxuu yiri: "Xaqa Muslimku Muslimka kale uu ku leeyahay waa Lix;
1. Haddii uu la kulmo waa salamaa.
2. Haddii uu u yeero waa ajiibaa.
3. Hadduu talo waydiisto waa la taliyaa.
4. Hadduu hindhiso oo uu ALXAMDU LILAAH dhaho YARMAKULULAAH ayuu u yiraahdaa.
5.Haddii uu xanuunsadana waa booqdaa.
6. Haddii uu dhintana janasadiisa ayuu racaa"
๐๐ฏ๐ฏ
Subax wangsan aqyaarta hadaa nbad ku so kacde dheh alxmโค๏ธ๐คฒ๐คฒ
โค 3๐ฅฐ 1
Qormada 23aad ee barnamijka {QORMO}
๐ ๐ช๐ฎ๐ฎ ๐บ๐ฎ๐
๐ฎ๐ ๐๐ถ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ผ ?
CIBAADO : waa magac kulminaayo wax kasta oo allah uu jeclyahay raalina uu kayahay waxaas ama hamuuqdaan.ama haqarsoonaadaan
Cibaadadu waaba sabta naloo.abuuray oo allah swt nooma uusan abuurin wax aan.ka aheen inaan caabudno
ูุงู ุงููู ุณุจุญุงูู " ููู
ูุง ุฎูููููุชู ูฑููุฌูููู ูููฑููุฅููุณู ุฅููููุง ููููุนูุจูุฏููู "
inaat allah kacabsato waa cibaado
inaat allah wax karajeyso waa cibaado
Baryada allah waa cibaado
Fahanka cibaadada ma ahan kaliya acmaasha waaweyn ee ah salaada iyo soonka ,sadaqada ee cibaadadu waa
Wax kutacaluqa nolosheena oo dhan ilaahey swt waxaa uu yiri
ูููู ุฅูููู ุตูููุงุชูู ููููุณูููู ููู
ูุญูููุงูู ููู
ูู
ูุงุชูู ููููููู ุฑูุจูู ุงููุนูุงููู
ูููู"
Waxaan ayadaan kabaran karnaa in cibaadadu aysan.aheen kaliya acmaasha waaweyn bal nolosheena oo dhan ay cibaado tahay .
Maa daama nolosheena oo dhan ay cibaado tahay si aan ajirkeeda uhelno waa inaan wax kasta oo aan sameyneyno aan lanimaano niyad
__Hadaad guursaneyso uguurso inaat badineyso qoysaska islaamka oo niyeeso ajirkeeda maxaa yeelay waa cibaado
__hadaad shaqeyneyso oo aat kashaqeyneyso waxaan allah Cara galineynin niyeeso ajir maxaa yeelay waa cibaado
Qofka muslimka ah waxaa laga rabaa inuu shaqeysto oo uusan gaal.gacanta uhoorsan oo uu dhulka Camiro kheyraadka kujirana uu kalasoo baxo
Qofka muslimka ah shaqadaas waxa ay utahay cibaado kamida
cibaadooyinka shardigu waa haduu niyad layimaado
Hadii aan nolosheena oo dhan kadhigno cibaado xaqiiqatan nolasha aduunyana waxaan kunoolaaneynaa kheyr iyo baraaro aakhirana jano iyo raali ahaasho allah
Shiikhul islaam ๐๐๐ฃ๐ช ๐๐๐ฎ๐ข๐๐ฎ๐๐
Waxaa uu yiri :
" ุฅู ูู ุงูุฏููุง ุฌูุฉ ุ ู
ู ูู
ูุฏุฎููุง ูู ูุฏุฎู ุฌูุฉ ุงูุขุฎุฑุฉ "
" Aduunyada dhaxdeeda jano ayaa taala qofka aan janada aduunka galina tan aakhiro magalaayo "
Janada aduunka taalo waxaa kunoolaan kara oo sacaadada iyo kheyrkaas heli kara ruuxa nolashiisa oo dhan kadhiga cibaado
Saaxibayaal inaan fahano maf-huumka cibaadada waxay kadhigantahay inaan fahanay sababta koonkan naloo keenay iyo sababta aakhiro jano iyo naar lagu mudeeysanayo
Allaha nasiiyo cibaado suuban walalayaal
Aan kunoolaano nolol wada cibaada ah si aan ugu noolaano janada aduunka mida aakhirana uhelno insha allah ๐
@ismaildheere
โค 4๐ 1
Repost fromย Wadada guusha
Photo unavailableShow in Telegram
ุงูุฐูู ุจุญุงุฌุฉ ููุชุฏุฑูุจ ุงูุฏุงุฆู
ูุงูุชูุดูุท ุงูููู
ู ูุงููุฑุงุกุฉ ููุง ุฏูุฑ ูุจูุฑ ูู ุชุญููุฒู.๐
Maskaxdu waxay u baahan tahay tabobar joogto ah iyo kicin maalinle ah, akhriska ayaa kaalin wayn ka qaata kicintiisa.๐
๐ 5
Photo unavailableShow in Telegram
ุฃุฌู
ู ู
ุง ูู ุงูุญูุงุฉ ุนูุฏ ุจูู ุฅุซููู ุฅูุชูู ุจุงูุญูุงู.
๐ฉต๐๐ฉต๐
โค 3
Repost fromย QORAALADI QALBIGAโค๏ธโ๐ฉน
Niman yahaw bulshada eega
Qubuurahaana soo booqda
Inta wiil laxaad beeshay
Bukaan socodka tira kooba
Walaw beeni soconaynin
Beelina wax tari mayso
lafoole
https://www.facebook.com/61560854516133/posts/122103459836361817/?mibextid=rS40aB7S9Ucbxw6v.
Tixraac kooban. ๐
Log in or sign up to view
See posts, photos and more on Facebook.
Boshqa reja tanlang
Joriy rejangiz faqat 5 ta kanal uchun analitika imkoniyatini beradi. Ko'proq olish uchun, iltimos, boshqa reja tanlang.