cookie

Sizning foydalanuvchi tajribangizni yaxshilash uchun cookie-lardan foydalanamiz. Barchasini qabul qiling», bosing, cookie-lardan foydalanilishiga rozilik bildirishingiz talab qilinadi.

avatar

Cali Aadan Muumin

Kuso Dhawaaw Barta Rasmiga Ee Telegram ka Cali Aadan Muumin

Ko'proq ko'rsatish
Reklama postlari
6 944
Obunachilar
-524 soatlar
+1347 kunlar
+60830 kunlar

Ma'lumot yuklanmoqda...

Obunachilar o'sish tezligi

Ma'lumot yuklanmoqda...

Dhacdo ay dad badan la yaabeen Haweeney Dhimasho lo diwaan geliyay ,laakiin Dhowrsano kadib la'arkay https://youtu.be/jqn6urEq-Gg
Hammasini ko'rsatish...

🤣 1
DEG DEG:DFS oo Ciidamo Ka Dajisay Gedo iyo Dagalka Itobiya oo lagu dhawaqay+Hanjabad Abiy,Xasan yiri https://youtu.be/oK2b7j_4grA
Hammasini ko'rsatish...
DEG DEG:DFS oo Ciidamo Ka Dajisay Gedo iyo Dagalka Itobiya oo lagu dhawaqay+Hanjabad Abiy,Xasan yiri

✔Subscribers✔Share✔Comments ✔Like ✔

👍 5
DEG DEG:Ciidamo Cusub oo DFS Ay Ka Dajisay Baraawe+Dagaal Laga Cabsi Qabo+Laftagaren oo ka Digay https://youtu.be/nRmlWwGa2PY
Hammasini ko'rsatish...
DEG DEG:Ciidamo Cusub oo DFS Ay Ka Dajisay Baraawe+Dagaal Laga Cabsi Qabo+Laftagaren oo ka Digay

✔Subscribers✔Share✔Comments ✔Like ✔

👍 2
Waxaan u tacsiyeynayaa Guddoomiye Ali Fahle oo aabihiis hadda uu geeriyooday.
Hammasini ko'rsatish...
😭 7
DEG DEG: Laftagareen oo Itobiya Ka Helay Ciidamo Garaya 1,500 oo Askari,Xili Adis-Ababa uu Ku Jeedo https://youtu.be/Dm6Wgqi61G8
Hammasini ko'rsatish...
DEG DEG: Laftagareen oo Itobiya Ka Helay Ciidamo Garaya 1,500 oo Askari,Xili Adis-Ababa uu Ku Jeedo

✔Subscribers✔Share✔Comments ✔Like ✔

👍 4
Photo unavailableShow in Telegram
Dhibkan oo kale maku soo gaaray? Shacabka dhiban ee Soomaaliyeed waxay ka codsanayaan maamulka Degmadda Hodan in Tallaabo sharci ah laga qaado kuwa leh baabuurkan ee jidka xirtay fasax la'aan iyo ogeysiis la'aan. Jidkan oo muhiim u ah marinka xaafadaha, suuqyadda iyo guud ahaan degmadda Hodan waxaa xirtay kuwo calooshood u shaqeystayaal ah oo yiri guri ayaan dhisanaynaa. Waad dhisan kartaan guri balse sax maahan in jid Halbowle ah aad xirataan xilligan dadku hoyaadka yihiin. Cali Aadan Muumin
Hammasini ko'rsatish...
👍 6 2
Baabajeey oo xaalad halis ah ku galey xadka Belarus & Poland . https://youtube.com/shorts/0WRukebvuMY?feature=share
Hammasini ko'rsatish...

👍 6😁 2 1
DEG DEG:Mareykanka Iyo Somalia oo Dagaal Culus ku Qaaday Kooxda AS+Taliyaha Xooga oo la magacabay https://youtu.be/_Kd-X9O_1_M
Hammasini ko'rsatish...
DEG DEG:Mareykanka Iyo Somalia oo Dagaal Culus ku Qaaday Kooxda AS+Taliyaha Xooga oo la magacabay

✔Subscribers✔Share✔Comments ✔Like ✔

👍 1🥰 1
2 Goooooool Real Madrid😂 Xasuuq baa socda
Hammasini ko'rsatish...
😁 3🤣 2👍 1
Qadka dhexe iyo difaaca ee Borussia Dortmund waa uu xooggan yahay , balse weerarkooda ma lahan dhammeystir.
Hammasini ko'rsatish...