uz
Feedback
πŒπŽπ‡π€ π’π“π”πƒπˆπŽ

πŒπŽπ‡π€ π’π“π”πƒπˆπŽ

Kanalga Telegram’da oβ€˜tish

Kusoo Dhawaada Asxaapta Halkaan Waxaad Ka heleesaa Aflaam Tayo Leh Oo Ku Qanciya 24/7 Kala Soo Xiriir Halkaan https://wa.me/+252617096099 πŸ‘‰OwnerπŸ‘‰ @MOHASTUDI0

Ko'proq ko'rsatish

πŸ“ˆ Telegram kanali πŒπŽπ‡π€ π’π“π”πƒπˆπŽ analitikasi

πŒπŽπ‡π€ π’π“π”πƒπˆπŽ (@mohastudio) Somali til segmentidagi kanali faol ishtirokchi. Hozirda hamjamiyat 140 399 obunachidan iborat bo'lib, Kino toifasida 1 077-o'rinni va Somali mintaqasida 53-o'rinni egallagan.

πŸ“Š Auditoriya koβ€˜rsatkichlari va dinamika

Π½Π΅Π²Ρ–Π΄ΠΎΠΌΠΎ sanasidan buyon loyiha tez oβ€˜sib, 140 399 obunachiga ega boβ€˜ldi.

29 Avgust, 2026 dagi oxirgi ma’lumotlarga koβ€˜ra kanal barqaror faollikka ega. Oxirgi 30 kunda obunachilar soni 2 301 ga, soβ€˜nggi 24 soatda esa -162 ga oβ€˜zgardi va umumiy qamrov yuqori darajada qolmoqda.

  • Tasdiqlash holati: Tasdiqlanmagan
  • Jalb etish (ER): Auditoriya oβ€˜rtacha 1.00% darajada jalb etiladi. Nashrdan keyingi dastlabki 24 soatda kontent odatda umumiy obunachilar sonining 0.70% ini tashkil etuvchi reaksiyalarni toβ€˜playdi.
  • Post qamrovi: Har bir post oβ€˜rtacha 1 410 marta koβ€˜riladi; birinchi sutkada odatda 983 ta koβ€˜rish yigβ€˜iladi.
  • Reaksiyalar va oβ€˜zaro ta’sir: Auditoriya faol: har bir postga oβ€˜rtacha 10 ta reaksiya keladi.

πŸ“ Tavsif va kontent siyosati

Muallif resursni shaxsiy fikrni ifoda etish maydoni sifatida ta’riflaydi:
β€œKusoo Dhawaada Asxaapta Halkaan Waxaad Ka heleesaa Aflaam Tayo Leh Oo Ku Qanciya 24/7 Kala Soo Xiriir Halkaan https://wa.me/+252617096099 πŸ‘‰OwnerπŸ‘‰ @MOHASTUDI0”

Yuqori yangilanish chastotasi (oxirgi ma’lumot 30 Avgust, 2026 da olingan) sababli kanal doimo dolzarb va katta qamrovli boβ€˜lib qoladi. Analitika auditoriya kontent bilan faol hamkorlik qilishini, uni Kino toifasidagi muhim ta’sir nuqtasiga aylantirishini koβ€˜rsatadi.

140 370
Obunachilar
-16224 soatlar
+7397 kunlar
+2 30130 kunlar
Postlar arxiv
Hadaan nahay macaamiisha FANPROJ Markaan waa inee codsigeena inoo Tixgeliyaan, waa inee Ciraaq keenaan si kasta ba haku keena
Hadaan nahay macaamiisha FANPROJ Markaan waa inee codsigeena inoo Tixgeliyaan, waa inee Ciraaq keenaan si kasta ba haku keenaan. Waayo Yash bilaa Ciraaqi Cabdi dhadhan malahan. Raigiina? Fanproj TV StreamNxt Entertainments

Labadan film midkee dooran laheeden Hadi daawo lagu dhaho Wa labo film culus ah
+1
Labadan film midkee dooran laheeden Hadi daawo lagu dhaho Wa labo film culus ah

Hore u sheegay inee Sheeko loo daawado uusan Filimka Toxic laheen. Waa Nin naago kadaba cararaayo uun. Shacabka hindida wey i
Hore u sheegay inee Sheeko loo daawado uusan Filimka Toxic laheen. Waa Nin naago kadaba cararaayo uun. Shacabka hindida wey iska diideen. 2/5 ayaa la siiyeyπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

Team jacel hala Kala baxo labadan film culus kee kula qatarsan Wa labo film sheeko Qatar leh oo blockbuster ah Wana filimo gu
+1
Team jacel hala Kala baxo labadan film culus kee kula qatarsan Wa labo film sheeko Qatar leh oo blockbuster ah Wana filimo guleestay kee idin la fcn idin la thy idinka ahaan

Hadey geeri ku deysa gabow baan ku daynin,, ninkan ya aqano?🀩😱
Hadey geeri ku deysa gabow baan ku daynin,, ninkan ya aqano?🀩😱

Hal Film so sheeg aadan waliga ka xisa dhaceni aa jeceshay mar walbo ina iska daawadi

flimka alpha jimcadaan nalagu soo wareejinaa marka Adi Shirkadee kadaawanee β†˜οΈ ASALTV βœ… ➑️ ASTAANβ˜‘οΈ β†ͺ️ FANPROJ βœ”οΈ ↔️ KAAFI FI
flimka alpha jimcadaan nalagu soo wareejinaa marka Adi Shirkadee kadaawanee β†˜οΈ ASALTV βœ… ➑️ ASTAANβ˜‘οΈ β†ͺ️ FANPROJ βœ”οΈ ↔️ KAAFI FILMSβ˜‘οΈ πŸ”„ BILE MEDIA βœ… πŸ”œ COMMENT πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡

𝗔𝗗𝗗 π—™π—’π—Ÿπ——π—˜π—₯ π—§π—”π—”π—•π—§π—”πŸ˜±πŸ‘†

Movie cusub mutiny dawanaye xarif been noo cantuugay somali mesha isku hesato dhibka anaga mahan lkn movie dab iyo holac basa
Movie cusub mutiny dawanaye xarif been noo cantuugay somali mesha isku hesato dhibka anaga mahan lkn movie dab iyo holac basaxiir waligaa hakashakin filim wado

Afartan movie 🎬 kee ayaad aad u sugaysaa? A. Toxic B. Jailer 2 C. Force 3 D. Pathan 2 Ugu yaraan keed is leedahay All time B
Afartan movie 🎬 kee ayaad aad u sugaysaa? A. Toxic B. Jailer 2 C. Force 3 D. Pathan 2 Ugu yaraan keed is leedahay All time Blockbuster ayuu noqonaya. Xarunta cusub ee moha studio

Asc all macamisha moha studio meshi hore waa laa dumiyay mel cusub baan dagnay oo mesha ag teeda ah ee ii sowaca hada imato mesha welcome back moha studio iyo xaruun cusub tell 0617096099

Filimka welcome to the jungle 3 sedexdaan shirkadooda midkee ku daawatay 1: Asal filims >nasiye 2:fanproj >stream nxt 3:Astaa
+3
Filimka welcome to the jungle 3 sedexdaan shirkadooda midkee ku daawatay 1: Asal filims >nasiye 2:fanproj >stream nxt 3:Astaan >sumad Aniga asal ku daawaday shactiro miiran ah Sidoo kalena astaan ku waaday tvga asagoo kasocdaa arkay actor wey ka dhinteen Lkn atariishooyin waa weyn joogo Sida shumeey, xaawo luul, fartuun baajuni

Filimka Cartar waa filim nin xusuustiisa luntey oo lagu magacaabo Carter. Wuxuu ka soo toosaa hotel iyadoo magaalada uu ka di
Filimka Cartar waa filim nin xusuustiisa luntey oo lagu magacaabo Carter. Wuxuu ka soo toosaa hotel iyadoo magaalada uu ka dillaacay cudur khatar ah. Dhegtiisa waxaa ku rakiban qalab ay haweeney codkeeda ku hagayso. Waxaa loo sheegaa inuu yahay wakiil sirdoon, islamarkaana uu hayo hawl muhiim ah. inuu badbaadiyo gabadh yar oo la rumeysan yahay inay tahay furaha daawada cudurka. Intii uu socdo, Carter wuxuu dhex gala dagaal u dhexeeya sirdoonnada Kuuriyada Koonfureed, Kuuriyada Waqooyi, CIA, iyo kooxo kale oo doonaya gabadha.

MAGACA: AATISH: AFSOOMAALI SANADKA 1994      (ALFAGHI)