ru
Feedback
𝐌𝐎𝐇𝐀 𝐒𝐓𝐔𝐃𝐈𝐎

𝐌𝐎𝐇𝐀 𝐒𝐓𝐔𝐃𝐈𝐎

Открыть в Telegram

Kusoo Dhawaada Asxaapta Halkaan Waxaad Ka heleesaa Aflaam Tayo Leh Oo Ku Qanciya 24/7 Kala Soo Xiriir Halkaan https://wa.me/+252617096099 👉Owner👉 @MOHASTUDI0

Больше

📈 Аналитический обзор Telegram-канала 𝐌𝐎𝐇𝐀 𝐒𝐓𝐔𝐃𝐈𝐎

Канал 𝐌𝐎𝐇𝐀 𝐒𝐓𝐔𝐃𝐈𝐎 (@mohastudio) языкового сегмента Сомалийский является активным участником. Сейчас сообщество объединяет 140 399 подписчиков, занимая 1 077 место в категории Фильмы и 53 место в регионе Сомали.

📊 Показатели аудитории и динамика

С момента создания невідомо проект демонстрирует стремительный рост, собрав аудиторию из 140 399 подписчиков.

Согласно последним данным от 28 августа, 2026, канал показывает стабильную активность. За последние 30 дней изменение числа участников составило 2 358, а за последние 24 часа — -100, при этом общий охват остаётся высоким.

  • Статус верификации: Не верифицирован
  • Уровень вовлечённости (ER): Средний показатель вовлечённости аудитории составляет 1.82%. В первые 24 часа после публикации контент обычно набирает 0.70% реакций от общего числа подписчиков.
  • Охват публикаций: В среднем каждый пост получает 2 559 просмотров. В течение первых суток публикация набирает 987 просмотров.
  • Реакции и взаимодействия: Аудитория активно поддерживает контент: среднее количество реакций на один пост — 15.

📝 Описание и контентная политика

Автор описывает ресурс как площадку для выражения субъективного мнения:
Kusoo Dhawaada Asxaapta Halkaan Waxaad Ka heleesaa Aflaam Tayo Leh Oo Ku Qanciya 24/7 Kala Soo Xiriir Halkaan https://wa.me/+252617096099 👉Owner👉 @MOHASTUDI0

Благодаря высокой частоте обновлений (последние данные получены 30 августа, 2026) канал поддерживает актуальность и высокий уровень охвата публикаций. Аналитика показывает, что аудитория активно взаимодействует с контентом, что делает его важной точкой влияния в категории Фильмы.

140 399
Подписчики
-10024 часа
+6817 дней
+2 35830 день
Архив постов
Hadaan nahay macaamiisha FANPROJ Markaan waa inee codsigeena inoo Tixgeliyaan, waa inee Ciraaq keenaan si kasta ba haku keena
Hadaan nahay macaamiisha FANPROJ Markaan waa inee codsigeena inoo Tixgeliyaan, waa inee Ciraaq keenaan si kasta ba haku keenaan. Waayo Yash bilaa Ciraaqi Cabdi dhadhan malahan. Raigiina? Fanproj TV StreamNxt Entertainments

Story

Labadan film midkee dooran laheeden Hadi daawo lagu dhaho Wa labo film culus ah
+1
Labadan film midkee dooran laheeden Hadi daawo lagu dhaho Wa labo film culus ah

Hore u sheegay inee Sheeko loo daawado uusan Filimka Toxic laheen. Waa Nin naago kadaba cararaayo uun. Shacabka hindida wey i
Hore u sheegay inee Sheeko loo daawado uusan Filimka Toxic laheen. Waa Nin naago kadaba cararaayo uun. Shacabka hindida wey iska diideen. 2/5 ayaa la siiyey😂😂😂

Team jacel hala Kala baxo labadan film culus kee kula qatarsan Wa labo film sheeko Qatar leh oo blockbuster ah Wana filimo gu
+1
Team jacel hala Kala baxo labadan film culus kee kula qatarsan Wa labo film sheeko Qatar leh oo blockbuster ah Wana filimo guleestay kee idin la fcn idin la thy idinka ahaan

Hadey geeri ku deysa gabow baan ku daynin,, ninkan ya aqano?🤩😱
Hadey geeri ku deysa gabow baan ku daynin,, ninkan ya aqano?🤩😱

Hal Film so sheeg aadan waliga ka xisa dhaceni aa jeceshay mar walbo ina iska daawadi

Asc

flimka alpha jimcadaan nalagu soo wareejinaa marka Adi Shirkadee kadaawanee ↘️ ASALTV ✅ ➡️ ASTAAN☑️ ↪️ FANPROJ ✔️ ↔️ KAAFI FI
flimka alpha jimcadaan nalagu soo wareejinaa marka Adi Shirkadee kadaawanee ↘️ ASALTV ✅ ➡️ ASTAAN☑️ ↪️ FANPROJ ✔️ ↔️ KAAFI FILMS☑️ 🔄 BILE MEDIA ✅ 🔜 COMMENT 👇👇👇👇👇

𝗔𝗗𝗗 𝗙𝗢𝗟𝗗𝗘𝗥 𝗧𝗔𝗔𝗕𝗧𝗔😱👆

Movie cusub mutiny dawanaye xarif been noo cantuugay somali mesha isku hesato dhibka anaga mahan lkn movie dab iyo holac basa
Movie cusub mutiny dawanaye xarif been noo cantuugay somali mesha isku hesato dhibka anaga mahan lkn movie dab iyo holac basaxiir waligaa hakashakin filim wado

Afartan movie 🎬 kee ayaad aad u sugaysaa? A. Toxic B. Jailer 2 C. Force 3 D. Pathan 2 Ugu yaraan keed is leedahay All time B
Afartan movie 🎬 kee ayaad aad u sugaysaa? A. Toxic B. Jailer 2 C. Force 3 D. Pathan 2 Ugu yaraan keed is leedahay All time Blockbuster ayuu noqonaya. Xarunta cusub ee moha studio

Xarunta cusub ee moha studio

Xarunta cusub ee moha studio

Xarunta cusub ee moha studio

Asc all macamisha moha studio meshi hore waa laa dumiyay mel cusub baan dagnay oo mesha ag teeda ah ee ii sowaca hada imato mesha welcome back moha studio iyo xaruun cusub tell 0617096099

Filimka welcome to the jungle 3 sedexdaan shirkadooda midkee ku daawatay 1: Asal filims >nasiye 2:fanproj >stream nxt 3:Astaa
+3
Filimka welcome to the jungle 3 sedexdaan shirkadooda midkee ku daawatay 1: Asal filims >nasiye 2:fanproj >stream nxt 3:Astaan >sumad Aniga asal ku daawaday shactiro miiran ah Sidoo kalena astaan ku waaday tvga asagoo kasocdaa arkay actor wey ka dhinteen Lkn atariishooyin waa weyn joogo Sida shumeey, xaawo luul, fartuun baajuni

Filimka Cartar waa filim nin xusuustiisa luntey oo lagu magacaabo Carter. Wuxuu ka soo toosaa hotel iyadoo magaalada uu ka di
Filimka Cartar waa filim nin xusuustiisa luntey oo lagu magacaabo Carter. Wuxuu ka soo toosaa hotel iyadoo magaalada uu ka dillaacay cudur khatar ah. Dhegtiisa waxaa ku rakiban qalab ay haweeney codkeeda ku hagayso. Waxaa loo sheegaa inuu yahay wakiil sirdoon, islamarkaana uu hayo hawl muhiim ah. inuu badbaadiyo gabadh yar oo la rumeysan yahay inay tahay furaha daawada cudurka. Intii uu socdo, Carter wuxuu dhex gala dagaal u dhexeeya sirdoonnada Kuuriyada Koonfureed, Kuuriyada Waqooyi, CIA, iyo kooxo kale oo doonaya gabadha.

MAGACA: AATISH: AFSOOMAALI SANADKA 1994      (ALFAGHI)