Marvel _Chanel
✨Ku soo dhawoow chanelka rasmiga ah (MARVEL_CHANNEL) WAXAAD KA HELEYSAA FILM WALBA OO CUSUB ✨ ✅Astaan ✅Fanproj ✅ASAL24
Ko'proq ko'rsatish3 239
Obunachilar
+9924 soatlar
+1187 kunlar
+14830 kunlar
- Kanalning o'sishi
- Post qamrovi
- ER - jalb qilish nisbati
Ma'lumot yuklanmoqda...
Obunachilar o'sish tezligi
Ma'lumot yuklanmoqda...
Photo unavailableShow in Telegram
1 luulyo darted haddada rabto inaa noqoto soo codso wa laga dhiga
@Odayga11
Photo unavailableShow in Telegram
Waxaan guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa sannad-guurada 64-aad ee kasoo wareegtay maalintii goballada Koonfureed ee dalka ay gumeysigii ka xoroobeen, ayna midoobeen labadii gobol ee Soomaaliyeed, oo ay curatay Jumhuuriyadda xorta ah ee Soomaaliya.
Caawa waa habeen macno weyn ugu fadhiya qof walba oo Soomaali ah, waana ku faraxsanahay in aan dhammaantiin idinla wadaago hambalyada ku aaddan 1da Luuliyo.
Hambalyo ummadda Soomaaliyeed dhammaantood meel walba oo aad ku sugan tihiin dalka gudihiisa iyo dibaddiisa.
#HiigsiIyoHorumar
❤ 1
Boshqa reja tanlang
Joriy rejangiz faqat 5 ta kanal uchun analitika imkoniyatini beradi. Ko'proq olish uchun, iltimos, boshqa reja tanlang.