cookie

Sizning foydalanuvchi tajribangizni yaxshilash uchun cookie-lardan foydalanamiz. Barchasini qabul qiling», bosing, cookie-lardan foydalanilishiga rozilik bildirishingiz talab qilinadi.

avatar

Quluubta

= Madashaan waxa aad ka heli doontaa • Su'aalo iyo jawaabo kala duwan • wax-yaabo ku saabsan quraanka kariimka ah • qisooyin, sheekooyin, suugaan, iyo wixii nafci leh. " Ku mahadsanid soo booqashadaada " Wixii fariina ah noogu reeb @Mr_ahmed_alta

Ko'proq ko'rsatish
Reklama postlari
12 504
Obunachilar
+2424 soatlar
+2307 kunlar
+73730 kunlar

Ma'lumot yuklanmoqda...

Obunachilar o'sish tezligi

Ma'lumot yuklanmoqda...

Photo unavailableShow in Telegram
Aqoontu way fcnhy marka wax lagu islaaxinayo🌸 Wayna fool xuntahay marka wax lagu fasahaadinayo 🌼
Hammasini ko'rsatish...
👍 9
Repost from N/a
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂     🔰〰️KOOXDA MIDNIMO〰️🔰 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Qalbitabat14 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 @Gud_Kooxda_Midnimo ↩️ ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/WG8OgzHNmCI5NWRk
Hammasini ko'rsatish...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 90 chats.

2
Photo unavailableShow in Telegram
Sadex lagama kaco🤔 Bal noo fasira sxbyaal🤞
Hammasini ko'rsatish...
6👍 2🤔 1
Igu qaado qaladkaan galoo, ha iga tagin qaali. 💔
Hammasini ko'rsatish...
10😁 3👍 1
Ma ogtahay? Mise taqanaa in xubin kasta oo ka mida xubnaha weesadu inuu leeyahay duco la akhriyo markii la mayrayo(dhaqayo)? Hadaba waatan ee si fiican uga bogo 1: faro/calaacal dhaqashada; bilowga weesada waxaa lagu bilaabaa in faraha gacmaha iyo calaacasha ama sacabbada la dhaqo waxaana lagu ducaystaa - "اللهم احفظ يدي من معاصيك كلها" " Allow gacmahayga ka ilaali wixii aan kugu caasin lahaa oo dhan" 2: Luqluqashada; in la luqluqdo waa sunne dadka badankiisu ka tagaan, markaad luqluqanayso ku ducayso - " اللهم أعني على ذكرك وشكرك وحسن عبادتك" " Allow iigu kaalmee xuskaaga, mahadnaqaaga iyo wanaajinta cibaadadaada" 3: Sandaarsiga; sidoo kale sandaarsigu waa sunne dadka badankiisu ka tagaan, ku ducayso markaad sandaarsanayso ducadaan - "اللهم أرحني رائحة الجنة" " Allow i ursii udugga janada" 4: Wajiga ama foolka; waa xubin waajib ah ka tagidiisuna weeso ku ansaxi mayso, markaad wajiga dhaqanaysid ku ducayso - "اللهم بيض وجهي يوم تبيض وجوه وتسود وجوه " " Allow wajigayga caddee(nuuri/ifi) maalimka wajiyada qaar nuurayaan qaarna madoobaanayaan" 5: Gacanta midig; markaad dhaqayso gacanta midig ku ducayso - "اللهم اعطني بكتابي بيميني، وحاسبني حسابا يسيرا " " Allow kitaabkayga iga sii midigtayda, oo i xisaabi xisaabin fudud" 6: Gacanta bidix; - "اللهم لا تعطني بكتابي بشمالي ولا من وراء طهري " " Allow kitaabkayga ha iga siin bidixdayda hana iga siin dhabarkayga gadaashiisa" (¹) 7: Masaxidda madaxa; markaad madaxa masaxayso akhri - "اللهم احفظ بدني وشعري من النار" " Allow ka ilaali(xifdi) jirkayga iyo timahayga naarta" 8: Dhagaha; markaad dhagaha masaxayso iyagana dheh - " اللهم اجعلني من الذين يسمعون القول ويتبعون أحسنه" " Allow iga mid yeel kuwa hadalka dhagaysta ee wax maqla ee raaca kiisa wanaagsan" 9: labada lugood; labada lugood mar waa la kala qaadaa ducadooda oo midba duco u gaara ayaa la siiyaa, balse anigu hal duco oo labadooda lagu kulmiyo baan aqaan iyada ayaana idin la wadaagayaa..... - " اللهم ثبت أقدامي على الصراط، يوم تزول فيه أقدام" " Allow ku sug gommodahayga(cagta inta lagu socdo ee la dhaqo ayaa la dhahaa gommod) jidka siraad korkiisa maalinka ay ka daadanayaan gommaduhu" (¹) dhabarkayga gadaashiisa; waxaa laga yaabaa dadka qaarkii in aanay halkaan fahmin, bal aan jilciyo, Alle swt waxa uu quraanka ku leeyahay وَأَمَّا مَنْ أُوتِيَ كِتَابَهُ وَرَاء ظَهْرِهِ - Qofkii kitaabkiisa xisaabta laga siiyo dhabarkiisa gadaashiisa فَسَوْفَ يَدْعُو ثُبُورًا - Mar dambe ayuu u yeeran doonaa halaag. Sidee dhabarka looga siinayaa??? Shiikhaygii tafsiirka ii mariyey wuxuu ku macneeyey: tani waxay tusinaysaa ku xeeldheeraanshaha cadaabkooda iyo sida aan loogu naxariisaneen oo toos kitaabkooda gacanta bidix lagama siinine inta caloosha laga dalooliyey oo gacantooda la galiyey oo dhabarka laga saaray ayaa dhabarkooda laga siinayaa kitaabka, isku soo duuduuboo waa nooc cadaabka alle ka mid ah.
Hammasini ko'rsatish...
19👍 7
Ma ogtahay? Mise taqanaa in xubin kasta oo ka mida xubnaha weesadu inuu leeyahay duco la akhriyo markii la mayrayo(dhaqayo)? Hadaba waatan ee si fiican uga bogo 1: faro/calaacal dhaqashada; bilowga weesada waxaa lagu bilaabaa in faraha gacmaha iyo calaacasha ama sacabbada la dhaqo waxaana lagu ducaystaa - اللهم احفظ يدي من معاصيك كلها"
Hammasini ko'rsatish...
𝗤𝗼𝗿𝗺𝗮𝗱𝗮 26 𝗻𝗮𝗮𝗱 𝗲𝗲 𝗯𝗮𝗿𝗻𝗮𝗮𝗺𝗶𝗷𝗸𝗮 𝗾𝗼𝗿𝗺𝗼 𝗖𝗔𝗙𝗜𝗦𝗞𝗔: Cafisku waa qeyb ka mid ah caafimaadka nolosha aadanaha cafinta qofka aad wax uqabto ama dambi kaa galay waa shay cajiiba oo wanaaga kuwooda waawayn kamid ah , waana qeyb kamida naxariista cafisku wuxu maydhaa ama dhaqaa qalbiga bani aadanka wuxuuna cusboonaysiiyaa jacaylka, wuxuu horseeda nabadda, jacaylka iyo isku furo qalbiyada labada qof Cafisku wuxuu nuur ka shidaa qalbiyada kala fogaaday wuxuuna sifeeyaa wixii hore oodhan qofka cafinta baddani wuu ka naxariis iyo karaamo badanyahay dadka kale. Waa wax aad loogu baahanyahay bulshada dhexdeeda. Waqti walba waa loo baahanyahay waliba habeenkii marka uu qofku hurdada isku diyaariyo lahadal naftaada oo iska cafi itntii aad malinkaaga ku dhex jirtay cidii wax idin dhex mareen , waxad seexan doontaa adoo culayskii iyo walwalkii kaa degay 𝗙𝗮𝗮'𝗶𝗱𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗰𝗮𝗳𝗶𝘀𝗸𝗮 Qalbiga oo kuu xasila Allah agtiisa ood sharaf ka yeelatid Ajar oo lagaaga qoro dadka oo ku jeclaada qalbiga oo culaysku kaga yaraado La dhanqankaaga dadka oo wanaagsanaada Illaahay wuxu leeyahay (swt) (وليعفو وليصفحو ألا تحبون أن يغفر الله لكم والله غفور الرحيم) (Ha cafiyaan oo ha saamaxaan miyaadan jeclayn in alle Wayne idiin dhaafo Alle waa dhaafe naxariis badan) Aynu cafino cid walba oo wax ina dhex mareen hayaraato ama ha badnaatee
Hammasini ko'rsatish...
8👍 2
Photo unavailableShow in Telegram
Sheekh mustafe.🤍
Hammasini ko'rsatish...
50👍 1🥰 1
Photo unavailableShow in Telegram
" Ninkii wadaad ah ee yiraahda heesuhu waa xaaraan isagaa jaahil ah" Waa sida uu yiri ninkaas aqoonyahanka lagu sheegayo! Maxay adiga kula tahay?
Hammasini ko'rsatish...
👎 7 4🤨 2
"Laba dhaxal kumuranta Dhalashada illowdee Laba dhaqan wadagoo Kalkacayl dhexyaalaa Miyey kala dhaqaaqaan" __ yuusuf-shaacir
Hammasini ko'rsatish...
4👏 4👍 2
Boshqa reja tanlang

Joriy rejangiz faqat 5 ta kanal uchun analitika imkoniyatini beradi. Ko'proq olish uchun, iltimos, boshqa reja tanlang.