cookie

Sizning foydalanuvchi tajribangizni yaxshilash uchun cookie-lardan foydalanamiz. Barchasini qabul qiling», bosing, cookie-lardan foydalanilishiga rozilik bildirishingiz talab qilinadi.

avatar

Bahja sooyaal❤️

"Bahja sooyaal waa chanel aad kaheli doonto taarikho,xikmado,waraaqo turjuman,Qoraalo,iyo saliga nabigeena muxamed salalaahu calayhi wasalam , falanqaynta buugaagta ,aqoon guud iyo qayb kamid aH suugaanta" Soo dhawaw mudane/marwo.🤍

Ko'proq ko'rsatish
Reklama postlari
7 019
Obunachilar
+3124 soatlar
+1737 kunlar
+39830 kunlar

Ma'lumot yuklanmoqda...

Obunachilar o'sish tezligi

Ma'lumot yuklanmoqda...

"Xaglo laaban xoolo kuma yimadaan"
Hammasini ko'rsatish...
💯 1
Photo unavailableShow in Telegram
Wehel.🤍
Hammasini ko'rsatish...
5👍 1
"Haddii mu'min iyo gaal ay bad ku wada dhacaan, hadba ka dabaasha bartay ayuun baa badbaadaya, ilaahayna ma jeclo jaahiliinta." - dr mustafe mohamuud AHUN
Hammasini ko'rsatish...
3
Photo unavailableShow in Telegram
"Haddii mu'min iyo gaal ay bad ku wada dhacaan, hadba ka dabaasha bartay ayuun baa badbaadaya, ilaahayna ma jeclo jaahiliinta." - dr mustafe mohamuud AHUN
Hammasini ko'rsatish...
👍 1
Jacaylka kahor cafiska barta.❤️
Hammasini ko'rsatish...
💯 7👏 2
Waxaan gaadhney 7k oo walaalo ah.! "Bata oo Barakooba.!" Hambalyadu waa dhankiina😁❤️ 🎊 🥳 🙌 💖
Hammasini ko'rsatish...
🎉 12
"Dadka ha iska waynayn‚ Inaad Kali wax garad tahay." –Hadraawi.
Hammasini ko'rsatish...
7👏 1
"Reer galbeedku maaha Kuwa caqlibadan, Anaguna maahin Doqomo, Balse iyagu Waxey Garabsiiyaan Kooda fashilmay illaa uu ka guuleysto, Anagase waxaan ladagaalanaa keena guuleystay illaa uu ka fashilmo." -Axmed suweyl
Hammasini ko'rsatish...
8👏 1
erayadii Cabdillaahi Ibnu Mubaarak uu ka yidhi Imaam Maalik. Waxa uu yidhi: "ma aanan arag nin gaadhay heerka uu gaadhay Imaam Maalik Ibnu Anas, kumana aanu gaadhin soon iyo salaad badnaan, ee waxa uu ku gaadhay in uu Ilaahay wax la siraystay!"
Hammasini ko'rsatish...
👍 6👏 2
Cumar binu khadaab,wuxuu ka cabsoon jiray naarta isaga Oo loogu bishaareeyay Jannada.! Innaga waa sidee xaalkeenu😢?
Hammasini ko'rsatish...
😭 10😢 2
Boshqa reja tanlang

Joriy rejangiz faqat 5 ta kanal uchun analitika imkoniyatini beradi. Ko'proq olish uchun, iltimos, boshqa reja tanlang.