uz
Feedback
GABADHI SABARKA

GABADHI SABARKA

Kanalga Telegram’da o‘tish

🔰Channel kan waxad kaga bogon donta🔰 Xikmado ✅ Sheekooyin ✔️ Dhiirgalin✅ Xita Qormoyin kaftan ah waad ka heli kaliya adiga nga dhiman ee ino imow sxb 😅😂💔......! Fikirkaaga waa inoo muhiim ee Soo dhawow sxb........!✍🙏

Ko'proq ko'rsatish
6 162
Obunachilar
Ma'lumot yo'q24 soatlar
-267 kunlar
-15730 kunlar

Ma'lumot yuklanmoqda...

Taglar buluti
Ma'lumot yo'q
Muammo bormi? Iltimos, sahifani yangilang yoki bizning qo'llab-quvvatlash boshqaruvchimizga murojaat qiling>.
Kirish va chiqish esdaliklari
---
---
---
---
---
---
Obunachilarni jalb qilish
Iyul '26
Iyul '26
+9
0 kanalda
Iyun '26
+5
0 kanalda
Get PRO
May '26
+17
63 kanalda
Get PRO
Aprel '26
+24
65 kanalda
Get PRO
Mart '26
+8
0 kanalda
Get PRO
Fevral '26
+14
0 kanalda
Get PRO
Yanvar '26
+18
2 kanalda
Get PRO
Dekabr '25
+18
0 kanalda
Get PRO
Noyabr '25
+14
0 kanalda
Get PRO
Oktabr '25
+13
3 kanalda
Get PRO
Sentabr '25
+34
2 kanalda
Get PRO
Avgust '25
+53
3 kanalda
Get PRO
Iyul '25
+31
2 kanalda
Get PRO
Iyun '25
+113
79 kanalda
Get PRO
May '25
+99
76 kanalda
Get PRO
Aprel '25
+113
72 kanalda
Get PRO
Mart '25
+74
67 kanalda
Get PRO
Fevral '25
+141
67 kanalda
Get PRO
Yanvar '25
+165
64 kanalda
Get PRO
Dekabr '24
+242
54 kanalda
Get PRO
Noyabr '24
+210
48 kanalda
Get PRO
Oktabr '24
+206
41 kanalda
Get PRO
Sentabr '24
+225
1 kanalda
Get PRO
Avgust '24
+193
0 kanalda
Get PRO
Iyul '24
+362
0 kanalda
Get PRO
Iyun '24
+278
0 kanalda
Get PRO
May '24
+322
1 kanalda
Get PRO
Aprel '24
+150
0 kanalda
Get PRO
Mart '24
+652
0 kanalda
Get PRO
Fevral '24
+1 118
0 kanalda
Get PRO
Yanvar '24
+898
0 kanalda
Get PRO
Dekabr '23
+602
102 kanalda
Get PRO
Noyabr '23
+499
105 kanalda
Get PRO
Oktabr '23
+421
102 kanalda
Get PRO
Sentabr '23
+589
0 kanalda
Get PRO
Avgust '23
+435
0 kanalda
Get PRO
Iyul '23
+875
0 kanalda
Get PRO
Iyun '23
+1 182
0 kanalda
Sana
Obunachilarni jalb qilish
Esdaliklar
Kanallar
31 Iyul+1
30 Iyul0
29 Iyul0
28 Iyul0
27 Iyul0
26 Iyul0
25 Iyul+2
24 Iyul0
23 Iyul+1
22 Iyul0
21 Iyul0
20 Iyul0
19 Iyul0
18 Iyul0
17 Iyul0
16 Iyul0
15 Iyul+2
14 Iyul0
13 Iyul0
12 Iyul0
11 Iyul0
10 Iyul0
09 Iyul+1
08 Iyul0
07 Iyul+1
06 Iyul0
05 Iyul+1
04 Iyul0
03 Iyul0
02 Iyul0
01 Iyul0
Kanal postlari
Repost from KOOXDA HORSEED
🎗 ◥▓░🄺🄾🄾🄾🅇🄳🄰 🄷🄾🅁🅂🄴🄴🄳░▓◤ •━━━ ✽ ⎋🔝⎋ ✽ ━━━• 🍯Fadlan aqriste channelka aad ka heshay jion dhaho☕️ @kobci_maskaxdaada1🌮 🧢Hada ku bir🪤 @Abdallahassan12 🧢Hada ku bir🪤 @jowharadi1ifeysay 🧢Hada ku bir🪤 @Gabadhiisabarka 🧢Hada ku bir🪤 @halgnka 🧢Hada ku bir🪤 @wacyi01 🧢Hada ku bir🪤 @Dhuuxjaceyl 🧢Hada ku bir🪤 @QANAATMUBAARAK 🧢Hada ku bir🪤 @wadnojacayl 🧢Hada ku bir🪤 @LAMAANe24h 🧢Hada ku bir🪤 @ASTAANTI_JACAYLKA1 🧢Hada ku bir🪤 @dhaxalrebchannel 🧢Hada ku bir🪤 @darajo33 🧢Hada ku bir🪤 @oldwriter1 🧢Hada ku bir🪤 @NolosheydiHore💔😰 🧢Hada ku bir🪤 @Kaligariyow 🧠 🧢Hada ku bir🪤 @Abdullahidhaqane💔💉🦋 🧢Hada ku bir🪤 @fardawsafiican1🔑 🧢Hada ku bir🪤 @Hogaanka_nolasha1🧿 🧢Hada ku bir🪤 @wadadaguusha11🪴 🧢Hada ku bir🪤 @Nafteydagacalo021📿 🧢Hada ku bir🪤 @dhiiriye🔫 🧢Hada ku bir🪤 @walaal_du📨 🧢Hada ku bir🪤 @Kasdareen12🥇 🧢Hada ku bir🪤 @TALOOYINKANOLOSHA24🪧 🧢Hada ku bir🪤 @kubaro_english_video🪩 🧢Hada ku bir🪤 @somalienglishcollege 🧢Hada ku bir🪤 @MUSHARAXA📄 🧢Hada ku bir🪤 @Ilaah_kaliya_lahadal⚖ 🧢Hada ku bir🪤 @Murti_maal📨 🧢Hada ku bir🪤 @dhiirigelin27🫶 🧢Hada ku bir🪤 @tixjaceyl😍 🧢Hada ku bir🪤 @WANAAJIYE_CHANNEL🖤 🧢Hada ku bir🪤 @XIKMAD_MURTI_CHANNEL🥰 🧢Hada ku bir🪤 @Marwa_Asturan😘 🧢Hada ku bir🪤 @Dareenka_Guusha🤗 🧢Hada ku bir🪤 @Talooyinka_Nolosha😩 🧢Hada ku bir🪤 @Abdirizakthoughts1🗂 🧢Hada ku bir🪤 @KAARAANCHANNEL🎛 🧢Hada ku bir🪤 @Cawayskanolosha📽 🧢Hada ku bir🪤 @hoygaaqoonta12🏢 🧢Hada ku bir🪤 @janojanokusug🪫 🧢Hada ku bir🪤 @koolkooliye6✨ 🧢Hada ku bir🪤 @zamaan_7🧰 🧢Hada ku bir🪤 @HayaankaNolosha123⚖ 🧢Hada ku bir🪤 @halgankanololshaeedhalinyarada🍂 🧢Hada ku bir🪤 @DAREENQALBI1🫂❤️ 🧢Hada ku bir🪤 @Qalbitabat🔦 🧢Hada ku bir🪤 @AHLUL_KHEYR💎 🧢Hada ku bir🪤 @maankaal1🪙 🧢Hada ku bir🪤 @qadarjacayl💸 🧢Hada ku bir🪤 @suaalodini12 🧢Hada ku bir🪤 @Baro_xadiiskan⌛️ 🧢Hada ku bir🪤 @NaafadaCaashaqa🕊 🧢Hada ku bir🪤 @hagahanolosha7☎️ 🧢Hada ku bir🪤 @ifinoloshaada🎲 🧢Hada ku bir🪤 @murtiside77🏅 🧢Hada ku bir🪤 @qoraalo_dhiiri_galin_ah💊 🧢Hada ku bir🪤 @Q0RM0🛹 🧢Hada ku bir🪤 @Dareenkilumay🧋 🧢Hada ku bir🪤 @hormari_maskaxdada🧉 🧢Hada ku bir🪤 @DRSFARDOWSA🎈🎁 🧢Hada ku bir🪤 @XasUus_QoR_JecEYl🎂 🧢Hada ku bir🪤 @ILAYSKAMAANKA_1🍿 🧢Hada ku bir🪤 @furaha_qalbiga🍫 🧢Hada ku bir🪤 @somalia_12🥗 🧢Hada ku bir🪤 @Qalbi_dhiirran🤪 🧢Hada ku bir🪤 @ORAAHDAHADALKA24😋 🧢Hada ku bir🪤 @Akhriste1🌮 🧢Hada ku bir🪤 @maankaal1🌤 🧢Hada ku bir🪤 @OGAANSHAHANOLASHA67🌟 🧢Hada ku bir🪤 @Ur_amaley☀️ 🧢Hada ku bir🪤 @himilo_books🌫 🧢Hada ku bir🪤 @Darenka_dahsoon1🧍‍♂ 🧢Hada ku bir🪤 @DhirigalintaNafta 🫂🫀 🧢Hada ku bir🪤                     🄺🅄🅆🄾 🅀🄰🅂 🄰🄷             🄺🄾🄾🄾🅇🄳🄰 🄷🄾🅁🅂🄴🄴🄳 ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ: 🔕 @Abdullahidhaqane💙👌😍 🔕 @NolosheydiHore🖤🥰 🔕 @Kaligariyow🦎 🔕 @DhirigalintaNafta💊 🔕@kobci_maskaxdaada1❤️       🚁powered By : @DhirigalintaNafta🤎🤍💙               🄺🄾🄾🄾🅇🄳🄰 🄷🄾🅁🅂🄴🄴🄳           https://t.me/Kaligariyow/1176 Channel ku darista iyo faah-faahin dheeri ah 🪝 @AbdullahiDhaqane9🏔                   🚧↬❢ ┇ᴇɴᴅ┇ ❢↫🚧

2
Waxay tiri"Waxaan ka cabsaanayay in boos kayga qof uu galo, Ikn waxaa ii cadaatay in aanan boosba lahayn.😔💔 Qᴀʟʙɪʏᴀᴅᴀ ɪᴅɪɴ
Waxay tiri"Waxaan ka cabsaanayay in boos kayga qof uu galo, Ikn waxaa ii cadaatay in aanan boosba lahayn.😔💔 Qᴀʟʙɪʏᴀᴅᴀ ɪᴅɪɴ ᴊᴇᴄᴇʟ ᴋᴀᴅᴀᴀʏᴀ ᴅʜᴇᴇsʜᴀ😢💔 Barqo san🔕😍🖤💯🥰
53
3
Jion us
88
4
https://t.me/Kaligariyow/1176
85
5
Postiyada an soo dhigo halkan waa codsi marna hala dhafin like 👍ta Love ❤️ta wax un ireeb waa i dhirigalin mahadsantihin😍💯👌
89
6
Waxay" Nafyahe Quruxda bdn waxaad u Qalantaa in aad hesho qalbi waligis anan is badelen iyo jeceL anan xad laheen.•🤍🍂
Waxay" Nafyahe Quruxda bdn waxaad u Qalantaa in aad hesho qalbi waligis anan is badelen iyo jeceL anan xad laheen.•🤍🍂
66
7
https://www.tiktok.com/@cubarsi_wiil_tulo?_r=1&_t=ZS-95pIqisdGsC Ciwankas Tiktokga ah aniga leh Asxabeyy hala i shido waa cod
https://www.tiktok.com/@cubarsi_wiil_tulo?_r=1&_t=ZS-95pIqisdGsC Ciwankas Tiktokga ah aniga leh Asxabeyy hala i shido waa codsi iso fallow gareya. fallow igu boba mahadsanidin😘❤️💯
95
8
🎗 ◥▓░🄺🄾🄾🄾🅇🄳🄰 🄷🄾🅁🅂🄴🄴🄳░▓◤ •━━━ ✽ ⎋🔝⎋ ✽ ━━━• 🍯Fadlan aqriste channelka aad ka heshay jion dhaho☕️ @kobci_maskaxdaada1🌮 🧢Hada ku bir🪤 @Abdallahassan12 🧢Hada ku bir🪤 @jowharadi1ifeysay 🧢Hada ku bir🪤 @Gabadhiisabarka 🧢Hada ku bir🪤 @halgnka 🧢Hada ku bir🪤 @wacyi01 🧢Hada ku bir🪤 @Dhuuxjaceyl 🧢Hada ku bir🪤 @QANAATMUBAARAK 🧢Hada ku bir🪤 @wadnojacayl 🧢Hada ku bir🪤 @LAMAANe24h 🧢Hada ku bir🪤 @ASTAANTI_JACAYLKA1 🧢Hada ku bir🪤 @dhaxalrebchannel 🧢Hada ku bir🪤 @darajo33 🧢Hada ku bir🪤 @oldwriter1 🧢Hada ku bir🪤 @NolosheydiHore💔😰 🧢Hada ku bir🪤 @Kaligariyow 🧠 🧢Hada ku bir🪤 @Abdullahidhaqane💔💉🦋 🧢Hada ku bir🪤 @fardawsafiican1🔑 🧢Hada ku bir🪤 @Hogaanka_nolasha1🧿 🧢Hada ku bir🪤 @wadadaguusha11🪴 🧢Hada ku bir🪤 @Nafteydagacalo021📿 🧢Hada ku bir🪤 @dhiiriye🔫 🧢Hada ku bir🪤 @walaal_du📨 🧢Hada ku bir🪤 @Kasdareen12🥇 🧢Hada ku bir🪤 @TALOOYINKANOLOSHA24🪧 🧢Hada ku bir🪤 @kubaro_english_video🪩 🧢Hada ku bir🪤 @somalienglishcollege 🧢Hada ku bir🪤 @MUSHARAXA📄 🧢Hada ku bir🪤 @Ilaah_kaliya_lahadal⚖ 🧢Hada ku bir🪤 @Murti_maal📨 🧢Hada ku bir🪤 @dhiirigelin27🫶 🧢Hada ku bir🪤 @tixjaceyl😍 🧢Hada ku bir🪤 @WANAAJIYE_CHANNEL🖤 🧢Hada ku bir🪤 @XIKMAD_MURTI_CHANNEL🥰 🧢Hada ku bir🪤 @Marwa_Asturan😘 🧢Hada ku bir🪤 @Dareenka_Guusha🤗 🧢Hada ku bir🪤 @Talooyinka_Nolosha😩 🧢Hada ku bir🪤 @Abdirizakthoughts1🗂 🧢Hada ku bir🪤 @KAARAANCHANNEL🎛 🧢Hada ku bir🪤 @Cawayskanolosha📽 🧢Hada ku bir🪤 @hoygaaqoonta12🏢 🧢Hada ku bir🪤 @janojanokusug🪫 🧢Hada ku bir🪤 @koolkooliye6✨ 🧢Hada ku bir🪤 @zamaan_7🧰 🧢Hada ku bir🪤 @HayaankaNolosha123⚖ 🧢Hada ku bir🪤 @halgankanololshaeedhalinyarada🍂 🧢Hada ku bir🪤 @DAREENQALBI1🫂❤️ 🧢Hada ku bir🪤 @Qalbitabat🔦 🧢Hada ku bir🪤 @AHLUL_KHEYR💎 🧢Hada ku bir🪤 @maankaal1🪙 🧢Hada ku bir🪤 @qadarjacayl💸 🧢Hada ku bir🪤 @suaalodini12 🧢Hada ku bir🪤 @Baro_xadiiskan⌛️ 🧢Hada ku bir🪤 @NaafadaCaashaqa🕊 🧢Hada ku bir🪤 @hagahanolosha7☎️ 🧢Hada ku bir🪤 @ifinoloshaada🎲 🧢Hada ku bir🪤 @murtiside77🏅 🧢Hada ku bir🪤 @qoraalo_dhiiri_galin_ah💊 🧢Hada ku bir🪤 @Q0RM0🛹 🧢Hada ku bir🪤 @Dareenkilumay🧋 🧢Hada ku bir🪤 @hormari_maskaxdada🧉 🧢Hada ku bir🪤 @DRSFARDOWSA🎈🎁 🧢Hada ku bir🪤 @XasUus_QoR_JecEYl🎂 🧢Hada ku bir🪤 @ILAYSKAMAANKA_1🍿 🧢Hada ku bir🪤 @furaha_qalbiga🍫 🧢Hada ku bir🪤 @somalia_12🥗 🧢Hada ku bir🪤 @Qalbi_dhiirran🤪 🧢Hada ku bir🪤 @ORAAHDAHADALKA24😋 🧢Hada ku bir🪤 @Akhriste1🌮 🧢Hada ku bir🪤 @maankaal1🌤 🧢Hada ku bir🪤 @OGAANSHAHANOLASHA67🌟 🧢Hada ku bir🪤 @Ur_amaley☀️ 🧢Hada ku bir🪤 @himilo_books🌫 🧢Hada ku bir🪤 @Darenka_dahsoon1🧍‍♂ 🧢Hada ku bir🪤 @DhirigalintaNafta 🫂🫀 🧢Hada ku bir🪤                     🄺🅄🅆🄾 🅀🄰🅂 🄰🄷             🄺🄾🄾🄾🅇🄳🄰 🄷🄾🅁🅂🄴🄴🄳 ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ: 🔕 @Abdullahidhaqane💙👌😍 🔕 @NolosheydiHore🖤🥰 🔕 @Kaligariyow🦎 🔕 @DhirigalintaNafta💊 🔕@kobci_maskaxdaada1❤️       🚁powered By : @DhirigalintaNafta🤎🤍💙               🄺🄾🄾🄾🅇🄳🄰 🄷🄾🅁🅂🄴🄴🄳           https://t.me/Abdullahidhaqane/6472 Channel ku darista iyo faah-faahin dheeri ah 🪝 @AbdullahiDhaqane9🏔                   🚧↬❢ ┇ᴇɴᴅ┇ ❢↫🚧
125
9
Fallow garaya waa codsi 200 i buxiya
200
10
https://www.tiktok.com/@cubarsi_wiil_tulo?_r=1&_t=ZS-95pIqisdGsC Ciwankas Tiktokga ah aniga leh Asxabeyy hala i shido waa cod
https://www.tiktok.com/@cubarsi_wiil_tulo?_r=1&_t=ZS-95pIqisdGsC Ciwankas Tiktokga ah aniga leh Asxabeyy hala i shido waa codsi iso fallow gareya. fallow igu boba mahadsanidin😘❤️💯
200
11
https://www.tiktok.com/@cubarsi_wiil_tulo?_r=1&_t=ZS-95pIqisdGsC Ciwankas Tiktokga ah aniga leh Waku sheya asxabeyy fallow ig
https://www.tiktok.com/@cubarsi_wiil_tulo?_r=1&_t=ZS-95pIqisdGsC Ciwankas Tiktokga ah aniga leh Waku sheya asxabeyy fallow igu boba mahadsanidin😘❤️💯
54
12
🎗 ◥▓░🄺🄾🄾🄾🅇🄳🄰 🄷🄾🅁🅂🄴🄴🄳░▓◤ •━━━ ✽ ⎋🔝⎋ ✽ ━━━• 🍯Fadlan aqriste channelka aad ka heshay jion dhaho☕️ @kobci_maskaxdaada1🌮 🧢Hada ku bir🪤 @Abdallahassan12 🧢Hada ku bir🪤 @jowharadi1ifeysay 🧢Hada ku bir🪤 @Gabadhiisabarka 🧢Hada ku bir🪤 @halgnka 🧢Hada ku bir🪤 @wacyi01 🧢Hada ku bir🪤 @Dhuuxjaceyl 🧢Hada ku bir🪤 @QANAATMUBAARAK 🧢Hada ku bir🪤 @wadnojacayl 🧢Hada ku bir🪤 @LAMAANe24h 🧢Hada ku bir🪤 @ASTAANTI_JACAYLKA1 🧢Hada ku bir🪤 @dhaxalrebchannel 🧢Hada ku bir🪤 @darajo33 🧢Hada ku bir🪤 @oldwriter1 🧢Hada ku bir🪤 @xabsijacayl12 🧢Hada ku bir🪤 @NolosheydiHore💔😰 🧢Hada ku bir🪤 @Kaligariyow 🧠 🧢Hada ku bir🪤 @Abdullahidhaqane💔💉🦋 🧢Hada ku bir🪤 @fardawsafiican1🔑 🧢Hada ku bir🪤 @Hogaanka_nolasha1🧿 🧢Hada ku bir🪤 @wadadaguusha11🪴 🧢Hada ku bir🪤 @Nafteydagacalo021📿 🧢Hada ku bir🪤 @dhiiriye🔫 🧢Hada ku bir🪤 @walaal_du📨 🧢Hada ku bir🪤 @Kasdareen12🥇 🧢Hada ku bir🪤 @TALOOYINKANOLOSHA24🪧 🧢Hada ku bir🪤 @kubaro_english_video🪩 🧢Hada ku bir🪤 @somalienglishcollege 🧢Hada ku bir🪤 @MUSHARAXA📄 🧢Hada ku bir🪤 @Ilaah_kaliya_lahadal⚖ 🧢Hada ku bir🪤 @Murti_maal📨 🧢Hada ku bir🪤 @dhiirigelin27🫶 🧢Hada ku bir🪤 @tixjaceyl😍 🧢Hada ku bir🪤 @WANAAJIYE_CHANNEL🖤 🧢Hada ku bir🪤 @XIKMAD_MURTI_CHANNEL🥰 🧢Hada ku bir🪤 @Marwa_Asturan😘 🧢Hada ku bir🪤 @Dareenka_Guusha🤗 🧢Hada ku bir🪤 @Talooyinka_Nolosha😩 🧢Hada ku bir🪤 @Abdirizakthoughts1🗂 🧢Hada ku bir🪤 @KAARAANCHANNEL🎛 🧢Hada ku bir🪤 @Cawayskanolosha📽 🧢Hada ku bir🪤 @hoygaaqoonta12🏢 🧢Hada ku bir🪤 @janojanokusug🪫 🧢Hada ku bir🪤 @koolkooliye6✨ 🧢Hada ku bir🪤 @zamaan_7🧰 🧢Hada ku bir🪤 @HayaankaNolosha123⚖ 🧢Hada ku bir🪤 @halgankanololshaeedhalinyarada🍂 🧢Hada ku bir🪤 @DAREENQALBI1🫂❤️ 🧢Hada ku bir🪤 @Qalbitabat🔦 🧢Hada ku bir🪤 @AHLUL_KHEYR💎 🧢Hada ku bir🪤 @maankaal1🪙 🧢Hada ku bir🪤 @qadarjacayl💸 🧢Hada ku bir🪤 @suaalodini12 🧢Hada ku bir🪤 @Baro_xadiiskan⌛️ 🧢Hada ku bir🪤 @NaafadaCaashaqa🕊 🧢Hada ku bir🪤 @hagahanolosha7☎️ 🧢Hada ku bir🪤 @ifinoloshaada🎲 🧢Hada ku bir🪤 @murtiside77🏅 🧢Hada ku bir🪤 @qoraalo_dhiiri_galin_ah💊 🧢Hada ku bir🪤 @Q0RM0🛹 🧢Hada ku bir🪤 @Dareenkilumay🧋 🧢Hada ku bir🪤 @hormari_maskaxdada🧉 🧢Hada ku bir🪤 @DRSFARDOWSA🎈🎁 🧢Hada ku bir🪤 @XasUus_QoR_JecEYl🎂 🧢Hada ku bir🪤 @ILAYSKAMAANKA_1🍿 🧢Hada ku bir🪤 @furaha_qalbiga🍫 🧢Hada ku bir🪤 @somalia_12🥗 🧢Hada ku bir🪤 @Qalbi_dhiirran🤪 🧢Hada ku bir🪤 @ORAAHDAHADALKA24😋 🧢Hada ku bir🪤 @Akhriste1🌮 🧢Hada ku bir🪤 @maankaal1🌤 🧢Hada ku bir🪤 @OGAANSHAHANOLASHA67🌟 🧢Hada ku bir🪤 @Ur_amaley☀️ 🧢Hada ku bir🪤 @himilo_books🌫 🧢Hada ku bir🪤 @Darenka_dahsoon1🧍‍♂ 🧢Hada ku bir🪤 @DhirigalintaNafta 🫂🫀 🧢Hada ku bir🪤                     🄺🅄🅆🄾 🅀🄰🅂 🄰🄷             🄺🄾🄾🄾🅇🄳🄰 🄷🄾🅁🅂🄴🄴🄳 ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ: 🔕 @Abdullahidhaqane💙👌😍 🔕 @NolosheydiHore🖤🥰 🔕 @Kaligariyow🦎 🔕 @DhirigalintaNafta💊 🔕@kobci_maskaxdaada1❤️       🚁powered By : @DhirigalintaNafta🤎🤍💙               🄺🄾🄾🄾🅇🄳🄰 🄷🄾🅁🅂🄴🄴🄳           https://t.me/DhirigalintaNafta/4024 Channel ku darista iyo faah-faahin dheeri ah 🪝 @AbdullahiDhaqane9🏔                   🚧↬❢ ┇ᴇɴᴅ┇ ❢↫🚧
104
13
Postiyada an soo dhigo halkan waa codsi marna hala dhafin like 👍ta Love ❤️ta wax un ireeb waa i dhirigalin mahadsantihin😍💯👌
314
14
Postiyada an soo dhigo halkan waa codsi marna hala dhafin like 👍ta Love ❤️ta wax un ireeb waa i dhirigalin mahadsantihin😍💯👌
50
15
Kismayo jano Reer kismayo miya tahay mise Ma tihid🔕 Mida kale waliga kismayo ma aragtey mise tagtey
Kismayo jano Reer kismayo miya tahay mise Ma tihid🔕 Mida kale waliga kismayo ma aragtey mise tagtey
465
16
Majiraa qof doonaya in uu forex barto hadii uu jiro ha ila soo xiriiro @wlloska
513
17
Waligaa haku fikirin, in aad hesho waxaad bixiso wax la eg, xitaa jacaylka iyo ixtiraamka. Dadku adiga camal, maahan mana noqon doonaan.🌸❣️ @Gabadhiisabarka
1 213
18
Maalin maalmaha ka mid ah, wiil yar oo ay wajigiisa ka muuqato yaab iyo su’aal, ayaa hooyadii oo indhaheedu guduudan yihiin weydiiyay: "Hooyo, maxaad u ooyaysaa? Ma cidbaa wax kuu dhintay?" ​Hooyadii waxay ugu jawaabtay cod naxariis leh: "Ma jiro wax i gaaray wiilkaygiiyow, balse waxaan ahay dumar .. waana sababta aan u ooyayo." ​Jawaabtaasi ma qancin wiilkii yaraa, waxayna ku reebtay su'aalo hor leh, isagoo jahwareersan wuxuu aabbihii weydiiyay sababta ay hooyadii mar walba u ooyso iyadoon sabab muuqata lahayn.. Aabbihii wuxuu ugu jawaabay si kooban: "Dumarka oo dhami sidaas ayay u ooyaan sabab la'aan." ​Waqtigu wuu socday, wiilkii yaraana wuxuu noqday nin weyn, balse weli waxaa maskaxdiisa ka guuxayay su'aashii carruurnimada. Si uu u helo jawaabta dhabta ah.. wuxuu u tagay caalim weyn oo xikmadda lagu tiriyo. Markii uu hordhigay su'aashii sanadaha badan maankiisa ka dhex guuxaysay, caalimkii wuxuu u eegay si qoto dheer, wuxuuna ugu jawaabay cod deggan oo xikmadi ku dheehan tahay: ​"Wiilkaygii, markii Eebbe abuurayay haweenka, wuxuu siiyay awood mucjiso ah oo aan cid kale la wadaagin .. Wuxuu u yeelay garbo aad u adag oo ay ku xambaari karaan culayska dunida, haddana ka dhigay kuwo jilicsan oo bixiya naxariis iyo degganaansho.. Wuxuu galiyay laabteeda awood qarsoon oo ay ku adkaysato xanuunka foosha iyo cidhiidhiga, isagoo siiyay dulqaad ay kaga gudubto diidmada carruurteeda iyadoo weli qalbiga ugu haysa jacayl aan shuruud lahayn.. Waa tii ilaalinaysa midnimada qoyska xitaa marka qalbigeedu daalan yahay, ee aan waligeed ka cabanayn rafaadka nolosha, xitaa haddii ay carruurteedu dhaawacaan, iyada ayaa mar walba ah tan ugu horraysa ee wax cafisa una ducaysa." ​Sheekhii oo hadalkiisa sii wata, ayaa yiri: ​"Ugu dambayntiina, markii culaysku ku bato, Alle wuxuu siiyay hadiyad gaar ah oo la yiraahdo 'Ilmo' .. Ilmadaasi ma aha calaamad daciifnimo, ee waa habka kaliya ee ay kaga nafisto culayska saaran.. waana luuqadda kaliya ee ay ku cabirto dareenkeeda marka afku uu awoodi waayo inuu hadlo. Sidaa darteed, ixtiraam ilmadaas, waayo dhibic walba waxay xambaarsan tahay dareen iyo duco aan qalin iyo qoraal toona lagu koobi karin.. ​Weedhahaas xikmadda leh kadib, waxaad ogaataa in Hooyadu tahay tii laga jaray xuduntaada markii aad dunida timid, balse aan waligeed qalbigaaga ka go’in. Waa tii ku korisay, ku daryeeshay, kuna jeclaatay xilli aadan naftaada waxba u qaban karin, maantana iyadaa u baahan naxariistaada.. ​Sidaa darteed, inta aynu noolnahay ee fursadda haysanno, aan gacmaha u taagno ducada kuwa inoo hibeeyay noloshooda: "Rabbiyow, Hooyaday iyo hooyooyinka muslimiinta ah oo dhan ka waraabi xawdka Nebigeena (SCW), kana dhig boqoradaha Jannadaada Fardowsa." Ugu dambayntii ​Haddii aad qoraalkan akhrisay walaal, fadlan qor "Aamiin" oo la wadaag asxaabtaada si aan u wada helno ajarka ducada waalidka.. 🥰❤️ Sidoo kale ha ilaawin inaad nagu soo biirto halkaan waa hoyga xikmadda iyo sheekoyinka xiisaha leh.. 😘❤️ @wlloska
750
19
Wiil Waal – Qeybta 4aad (Qeybta go’aanka) Subaxdii xigtay, tuuladu sidii hore ma ahayn. Qoraalkii derbiga ku qornaa waa la tiray, balse ereyadiisii qalbiyada kama tirtirmin. Dadku ma ahayn kuwo hadlaya si cad, balse indhahooda ayaa is fahamsiinayay. Aamusnaantii hore waxay isu beddeshay mid su’aalo xambaarsan. Ninkii awoodda lahaa wuxuu isugu yeeray waayeelkii tuulada. Codkiisu wuu adkaa, balse gacmihiisu way gariirayeen. “Wiilkaas waalan waa in la keenaa,” ayuu yiri. “Qosolkiisu wuxuu noqday fitno.” Laakiin waayeelkii midkood ayaa si daggan u yiri: “Haddii wiil keligiis ahi tuulo dhan kiciyo, dhibku wiilka ma aha.” Habeenkii, Wiil Waal wuxuu mar kale u soo laabtay bartamaha tuulada. Ma uusan qarin wajigiisa, mana uusan qoslin sidii hore. Dadku way is urursadeen—rag, dumar, carruur—qof walba qalbigiisa waxaa ka buuxay cabsi iyo rajo isku dhex jira. Wiil Waal wuxuu istaagay, wuxuuna yiri: “Ma ihi hoggaamiye, mana ihi geesi. Waxaan ahay qof idinka mid ah. Laakiin maanta, qof walba waa inuu go’aan gaaraa.” Dhallinyaro ayaa weydiiyay: “Go’aan noocee ah?” Wiil Waal ayaa ku jawaabay: “Inaad aamustaan oo aad noolaataan adigoo hoos u foorara, mise inaad hadashaan oo aad istaagtaan—xitaa hadday qiimo leedahay.” Aamusnaan dheer ayaa dhacday. Dabadeed, haweeneydii gabadheedu xabsiga ku jiray ayaa hore u soo boodday. Waxay tiri: “Anigu hore ayaan u bixiyay qiimaha aamusaanta. Hadda hadalka ayaan dooranayaa.” Mid mid ayay dadkii u istaageen. Qaar cod, qaar ilmo, qaarna aamusnaan—laakiin dhammaantood hal dhinac ayay u dhaqaaqeen. Askartii markay arkeen dad dhan oo wada taagan, seefohoodii hoos bay u dhigeen. Ma ahayn sababtoo ah amar, balse sababtoo ah cabsi ay garteen in awooddu aysan mar walba gacanta ku jirin. Ninkii awoodda lahaa wuu go’doomay. Markii ugu horreysay, wuxuu fahmay in talisku uusan ku dhisneyn cabsi keliya, balse uu ku burburo marka cabsidu dhinac beddesho. Wiil Waal wuxuu dib ugu laabtay hooska geedkii weynaa. Qof ayaa ku yiri: “Maanta adiga ayaa na badbaadiyay.” Wuxuu ku jawaabay isagoo dhoolla caddeynaya: “Maya. Maanta idinka ayaa is badbaadiyay.”
684
20
Goortii qof dhibtiisa kaaga sheekeeyo micnaheedu ma aha inuu calaacalayo, ee micnaheedu waa in uu ku aaminay. Waxa ugu yar aad u sameyn karto waa inaadan cid kale uga sheekeyn @wlloska
517