uz
Feedback
SNA RADIO

SNA RADIO

Kanalga Telegram’da o‘tish

Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

Ko'proq ko'rsatish

📈 Telegram kanali SNA RADIO analitikasi

SNA RADIO (@codkacqs) Somali til segmentidagi kanali faol ishtirokchi. Hozirda hamjamiyat 18 563 obunachidan iborat bo'lib, Yangiliklar & Media toifasida 12 166-o'rinni va Somali mintaqasida 467-o'rinni egallagan.

📊 Auditoriya ko‘rsatkichlari va dinamika

невідомо sanasidan buyon loyiha tez o‘sib, 18 563 obunachiga ega bo‘ldi.

27 Iyun, 2026 dagi oxirgi ma’lumotlarga ko‘ra kanal barqaror faollikka ega. Oxirgi 30 kunda obunachilar soni -482 ga, so‘nggi 24 soatda esa -16 ga o‘zgardi va umumiy qamrov yuqori darajada qolmoqda.

  • Tasdiqlash holati: Tasdiqlanmagan
  • Jalb etish (ER): Auditoriya o‘rtacha 9.72% darajada jalb etiladi. Nashrdan keyingi dastlabki 24 soatda kontent odatda umumiy obunachilar sonining N/A% ini tashkil etuvchi reaksiyalarni to‘playdi.
  • Post qamrovi: Har bir post o‘rtacha 1 804 marta ko‘riladi; birinchi sutkada odatda 0 ta ko‘rish yig‘iladi.
  • Reaksiyalar va o‘zaro ta’sir: Auditoriya faol: har bir postga o‘rtacha 24 ta reaksiya keladi.

📝 Tavsif va kontent siyosati

Muallif resursni shaxsiy fikrni ifoda etish maydoni sifatida ta’riflaydi:
Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

Yuqori yangilanish chastotasi (oxirgi ma’lumot 28 Iyun, 2026 da olingan) sababli kanal doimo dolzarb va katta qamrovli bo‘lib qoladi. Analitika auditoriya kontent bilan faol hamkorlik qilishini, uni Yangiliklar & Media toifasidagi muhim ta’sir nuqtasiga aylantirishini ko‘rsatadi.

18 563
Obunachilar
-1624 soatlar
-1127 kunlar
-48230 kunlar
Postlar arxiv
SNA RADIO
18 563
photo content
+9

SNA RADIO
18 563
photo content
+9

SNA RADIO
18 563
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo qorsheysan oo saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyay deegaanka Jabad-godane ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kuwaas oo lagu ciribtiray maleeshiyaad ka tirsan kooxda Khawaarijta. Howlgallada oo ahaa kuwo culus ayaa ciidanku ku xaqiijiyeen amniga deegaanka, kaddib markii laga saaray maleeshiyaadkii Khawaarijta ee ku dhuumaaleysanayay halkaas, isla markaana jab culus lagu gaarsiiyay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsanaa kooxdaasi iyadoona laga awood looga saaray gododkii ay ku dhuumanayeen. Ciidanka Xoogga Dalka ayaa weli sii wada howlgallo amni xaqiijin ah, iyagoo baacsanaya firxadka Khawaarijta ee ku cararay dhulka howdka ah ee ku teedsan deegaanka. Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa mar kale adkeeyay go’aanka adag ee lagu ciribtirayo Khawaarijta, islamarkaana lagu xaqiijinayo nabadda iyo xasilloonida guud ee dalka.

SNA RADIO
18 563
photo content
+6

SNA RADIO
18 563
photo content
+4

SNA RADIO
18 563
photo content

SNA RADIO
18 563
WAR-SAXAAFADEED Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, oo ay garab taagan yihiin Ciidamada Amniga Jubbaland, isla markaana kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa soo gabagabeeyay howlgal amni oo socday in ka badan 24 saacadood, kaas oo lagu fashiliyey laguna soo afjaray weerar ay maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab ku soo qaadeen magaalada Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose. Howlgalkan wadajirka ah ayaa cadowga lagu gaarsiiyay jab culus iyo khasaare ballaaran, iyadoo la dilay in ka badan 130 dhagarqabe, laguna dhaawacay tiro kale oo intaas ka badan, kaddib dagaal toos ah oo ay ciidamadu si geesinimo leh uga hortageen weerarka. Sidoo kale, waxaa gacanta looga dhigay gaadiid dagaal iyo hub ay ka carareen maleeshiyaadkii argagixisada ee soo qaaday weerarka naf-la-caariga ahaa. Haatan, amniga magaalada Kudhaa iyo dhammaan nawaaxigeeda waxa si buuxda gacanta ugu haya Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, iyo Ciidamada Amniga Jubbaland, kuwaas oo weli ku jira feejignaan buuxda iyo sugid amni si looga hortago khatar kasta oo hadhay. Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxay bogaadinayaan geesinimada, wada-shaqeynta, iyo feejignaanta Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Jubbaland, iyagoo mar kale adkaynaya in howlgallada lagu ciribtirayo argagixisada ay sii socon doonaan ilaa laga xaqiijiyo nabad, xasillooni, iyo amni waara oo ka hirgala guud ahaan dalka. #Dhammaad

SNA RADIO
18 563
+3

SNA RADIO
18 563
photo content

SNA RADIO
18 563
photo content
+9

SNA RADIO
18 563

SNA RADIO
18 563
Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab, oo garab ka helaya ciidammada Dowlad-goboleedka Jubbaland, ayaa si buuxda u soo gabagabeeyay maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta, kuwaas oo weerar kusoo qaaday deegaanka Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose. Howlgalka oo qaatay saacado badan, isla markaana u dhacay si qorsheysan, ayaa ciidamadu ku fashiliyeen weerarkii cadowga, iyagoo khasaare culus ku gaarsiiyay maleeshiyaadka Khawaarijta. Ciidamada ayaa halkaas ku dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad badan oo ka tirsanaa kooxdii weerarka soo qaaday. Degaanka xeebeedka Kudhaa ayaa haatan si buuxda gacanta ugu jira Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab iyo ciidamada Jubbaland. Sidoo kale, ciidamadu waxay weli sii baacsanayaan firxadka maleeshiyaadka kooxda Khawaarijta, iyagoo wadaya howlgallo amni sugid iyo sifeyn ah, si looga hortago khatar kasta oo kusoo laaban karta deegaanka. Faahfaahin dheeraad ah kala soco SN Radio.

SNA RADIO
18 563
photo content
+8

SNA RADIO
18 563
photo content
+9

SNA RADIO
18 563
Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab, oo garab ka helaya ciidammada Dowlad-goboleedka Jubbaland, ayaa si buuxda u soo gabagabeeyay maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta, kuwaas oo weerar kusoo qaaday deegaanka Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose. Howlgalka oo qaatay saacado badan, isla markaana u dhacay si qorsheysan, ayaa ciidamadu ku fashiliyeen weerarkii cadowga, iyagoo khasaare culus ku gaarsiiyay maleeshiyaadka Khawaarijta. Ciidamada ayaa halkaas ku dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad badan oo ka tirsanaa kooxdii weerarka soo qaaday. Degaanka xeebeedka Kudhaa ayaa haatan si buuxda gacanta ugu jira Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab iyo ciidamada Jubbaland. Sidoo kale, ciidamadu waxay weli sii baacsanayaan firxadka maleeshiyaadka kooxda Khawaarijta, iyagoo wadaya howlgallo amni sugid iyo sifeyn ah, si looga hortago khatar kasta oo kusoo laaban karta deegaanka. Faahfaahin dheeraad ah kala soco Idaacadda SN Radio.

SNA RADIO
18 563
photo content
+7

SNA RADIO
18 563
Geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta cashar adag u dhigay Khawaarijtii isku dayday inay weerar ku soo qaaddo deegaanka Jabad Godane, oo hoos taga Xawaadleey ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo khasaare culus lagu gaarsiiyay maleeshiyaad badan oo cadowga ka tirsan.

SNA RADIO
18 563
Baqtiga Argagixisada iyo Dagaal Culus oo Saakay Lagu Cagmariyey Deegaanka Jabad Godane Saakay waaberigii, geesiyaasha Ciidanka Kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa dagaal culus ku cagmaray deegaanka Jabad Godane, kaddib markii argagixisadu isku dayeen weerar ay kusoo qaadaan aaggaas. Isku daygaas fashilmay ayaa sababay in iska caabin adag lagula hortago bananka hore ee Jabad Godane, taas oo ay si geesinimo leh u wajahayeen Kumaandooska Danab. Dagaal culus oo socday saacado ayaa ka dhashay weerarkaasi, waxaana halkaas lagu gaarsiiyey baqti iyo jab culus maleeshiyaadkii argagixisada ahaa. Geesiyaasha Kumaandooska Danab ayaa muujiyey adkaysi, feejignaan iyo xirfad militari oo sare, iyagoo burburiyey qorshihii cadowga kana dhigay in deegaanka si buuxda gacanta loogu dhigo. Howlgalkan ayaa caddeyn u ah doorka laf-dhabarta ah ee Ciidanka Kumaandooska Danab ay ka qaataan ciribtirka argagixisada iyo sugidda amniga iyo xasilloonida dalka.

SNA RADIO
18 563
photo content

SNA RADIO
18 563
photo content