cookie

Sizning foydalanuvchi tajribangizni yaxshilash uchun cookie-lardan foydalanamiz. Barchasini qabul qilingยป, bosing, cookie-lardan foydalanilishiga rozilik bildirishingiz talab qilinadi.

avatar

Aqoonta Kaa maqan

WAXAD KA HELAYSAA ๐Ÿช Daraasad ๐Ÿ“– Cilmi baadhis โš ๏ธ Xikmado ๐ŸŒ Dhiirigalin

Ko'proq ko'rsatish
Reklama postlari
9 525
Obunachilar
+1124 soatlar
+1367 kunlar
+47330 kunlar

Ma'lumot yuklanmoqda...

Obunachilar o'sish tezligi

Ma'lumot yuklanmoqda...

https://t.me/addlist/-UM3DrFiOQBmODI0 Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜ โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚  โžฆ SPONSORED BY   โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ โ†ช๏ธ @jaceylqore โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 โ†ช๏ธ @learn_english012 โ†ช๏ธ @Hagaajinaftaada โ†ช๏ธ @Wadada_Guusha โ†ช๏ธ @Arabic023 โ†ช๏ธ @taladaqoyska โ†ช๏ธ @Caafimaad2 โ†ช๏ธ @Xikmadle โ†ช๏ธ @kadisaqoon โ†ช๏ธ @kalandarka_Hijriyada โ†ช๏ธ @wadnojacayl โ†ช๏ธ @Lamaane24h โ†ช๏ธ @Qalpijaceyl42 โ†ช๏ธ @mustaqbal7 โ†ช๏ธ @Iibiye_online โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• โ™งGuddoomiyaha kooxdaโ™ง http://t.me/Wll_musab
Hammasini ko'rsatish...
KORDHIS

Wll Muscab invites you to add the folder โ€œKORDHISโ€, which includes 97 chats.

Repost fromย N/a
Photo unavailableShow in Telegram
ูˆู‚ู„ ุฑุจ ุฒุฏู†ูŠ ุนู„ู…ุง Linkiyadaa hoose ku dhufo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿ’ป ONLINE MARKETโŒจ
๐Ÿ“– TAFSIIRKA QURANKA
ุชุนู„ู… ุงู„ู„ุบุฉุงู„ุนุฑุจูŠุฉ ๐Ÿ“•
๐Ÿ“• ุชุนู„ู… ุญุฏูŠุซ
๐ŸŒ™ ุงู„ุชู‚ูˆูŠู… ุงู„ู‡ุฌุฑูŠ
๐Ÿ•‹ QUR'AN REMINDER
๐Ÿ“š Wacyigelinta Islaamka
TAFSIIRKA QURANKA
SAWIRADA GUUSHA ๐Ÿ–ผ
LEARN ARABIC WITH MUSAB ๐Ÿ“š
ENGLISH CONVERSATION ๐Ÿ“™
GODOOMIYA TEAMKA
Ereyo jaceyl oo qurux badan
๐Ÿ–ฅIIBIYE ONLINE๐Ÿ–จ
XIFDINTA QUR'ANKA
โœŠTeam kordhis๐Ÿซ 
๐ŸคADMIN
Bishaaro. Bishaaro. Bishaaro Ma tahay qoraa ama hal-Abuure jecel inuu bulshadiisa wax u faa'ideeyo waxaan fursad kuu siinayaa in aad ka mid noqoto Walaalaha wax ku soo gudbiya kanaal kamid ah รงhanneladayda telegram., Soo dhawow oo noqo qofka ugu horreeya ee ka faaideysto fursadan ... ๐Ÿ˜˜ Balse ugu horeen waxaa muhiim ah in aad buuxin karto shuruudaha hoos ku qoran :- 1 - Waa in ay kaa go'antahay in aad bulshadaada uga faa'iideyso aqoon wixii aad ku dheer tahay. 2 - Waa in uu hab qoraaleedkaagu yahay mid la fahmi karo oo isku dheeli tiran soona jiita indhaha iyo qalbigaba. 3 - Waxa aad soo gudbineyso in ay ahaadaan waxyaabo looga bartay dhalinta dhexdooda. 4 - Ugu yaraan 2- maalmood mar in aad channelka post soo dhigi karto. 5 - Waa inaad so gudbin karto wax yaabo ay kamid yihiin xikmadaha iyo Dhiirrigalinta. 6 - Waa in badanaa uu qoraalkaagu ahaado ama uu ku qornaado luuqadeena Soomaaliga. 7 - Iyo in aad tahay qof lahaysto jadwalka iyo systemka wax loo soo gudbiyo. 8 - Waa in aadan kadaba keenin marka linkiyada la soo gudbiyo wax post ah. 9 - Waa in aad oofiso oo aad ka soo baxdo balanta aad naga qaadeyso aniga iyo bulshadaba. 10 - Ugu dambaytii hadii aad soo akhrisey shuruudahaas kor ku xusan kana soo baalaan degtay oo ay kaa go'an tahay diyaarna u tahay Qalbiga kaa ogsooni sharaf iyo karaamo, waxaad iigala soo xiriiri kartaa linkiga hoos kaaga muuqda i.a kheyr badan ban kuu rajeynaynayaa waana ku sugayaa wax soo gudbiyaheena cusuboow. ๐Ÿ’–๐Ÿซฐ๐Ÿ˜ƒ @Zaxiibka_nolosha โ•ญโ”ˆโ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€ โ•ฐโ”ˆโžค - Zaxiibka nolosha ๐Ÿ‘ค
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿ‘ 1
Repost fromย N/a
Photo unavailableShow in Telegram
๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ ๐—จ'๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น, ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—ฐ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต, ๐Ÿ’ฏ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ, ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—พ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿ‘‡ @jaceylqore @Enjoy_boy1 @noloshuwaaguul @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin Admin - @Zaxiibka_nolosha
Hammasini ko'rsatish...
๐—๐—ผ๐—ถ๐—ป ๐—ป๐—ผ๐˜„ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ โค๏ธ
https://t.me/addlist/1Siz0-eS29UwZWQ0 Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜ โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚  โžฆ SPONSORED BY   โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ โ†ช๏ธ @jaceylqore โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 โ†ช๏ธ @learn_english012 โ†ช๏ธ @Hagaajinaftaada โ†ช๏ธ @Wadada_Guusha โ†ช๏ธ @Arabic023 โ†ช๏ธ @taladaqoyska โ†ช๏ธ @Caafimaad2 โ†ช๏ธ @Xikmadle โ†ช๏ธ @kadisaqoon โ†ช๏ธ @kalandarka_Hijriyada โ†ช๏ธ @wadnojacayl โ†ช๏ธ @Lamaane24h โ†ช๏ธ @Qalpijaceyl42 โ†ช๏ธ @mustaqbal7 โ†ช๏ธ @jowharadi1ifeysay โ†ช๏ธ @Iibiye_online โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• โ™งGuddoomiyaha kooxdaโ™ง http://t.me/Wll_musab
Hammasini ko'rsatish...
KORDHIS

Wll Muscab invites you to add the folder โ€œKORDHISโ€, which includes 98 chats.

Repost fromย N/a
Photo unavailableShow in Telegram
ูˆู‚ู„ ุฑุจ ุฒุฏู†ูŠ ุนู„ู…ุง Linkiyadaa hoose ku dhufo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿ’ป ONLINE MARKETโŒจ
๐Ÿ“– TAFSIIRKA QURANKA
ุชุนู„ู… ุงู„ู„ุบุฉุงู„ุนุฑุจูŠุฉ ๐Ÿ“•
๐Ÿ“• ุชุนู„ู… ุญุฏูŠุซ
๐ŸŒ™ ุงู„ุชู‚ูˆูŠู… ุงู„ู‡ุฌุฑูŠ
๐Ÿ•‹ QUR'AN REMINDER
๐Ÿ“š Wacyigelinta Islaamka
TAFSIIRKA QURANKA
SAWIRADA GUUSHA ๐Ÿ–ผ
LEARN ARABIC WITH MUSAB ๐Ÿ“š
ENGLISH CONVERSATION ๐Ÿ“™
GODOOMIYA TEAMKA
Ereyo jaceyl oo qurux badan
๐Ÿ–ฅIIBIYE ONLINE๐Ÿ–จ
XIFDINTA QUR'ANKA
โœŠTeam kordhis๐Ÿซ 
๐ŸคADMIN
Maxaan sameeyaa maalinta carafa Sifiican qoraalkan u akhriso dhaqan galina waad ku faaiidi dontaa insha allah 1 - Xilli hore seexo ๐Ÿ˜ด 2 - Suxuurta u kac ilaahay iyo malaaโ€™igtiisaba ruuxa suxuuranaya way u duceeyaan. ๐Ÿฅน 3 - Suxuurta kadib afar rakcadood tuko ilaahayna weydiiso kheyrka adduunyo iyo midka aakhiro iyo inuu maalinta carafa ku waafajiyo insha allah, ๐Ÿ’ฏ 4 - Kadib waxooga istiqfaarso si dadka xilliyadaas dembi dhaafka weydiista laguugu daro, ๐Ÿ˜Š 5 - Isku diyaari salaada subax, hadaad jamaacad ku tukan karto kaba fadli badan (ragga)), ๐Ÿ˜ 6 - Weysayso oo dembi dhaaf u niyeyso intaad niyada soo xaadiriso, ๐Ÿ’œ 7 - Akhri ducooyinka weysada kadib, ๐Ÿซถ 8 - Ka daba akhri aadaanka xilliyada salaadaha, ๐Ÿงโ€โ™‚๏ธ 9 - Salaada subax kadib haka kicin meeshaad ku tukatay illaa cad ceedu soo baxayo, ๐Ÿ’ 10 - Akhri qurโ€™aan salaada subax kadib ๐Ÿค— 11 - Salaada subax kadib ama shuruuqa hadad tukato laba rakcadood waa cumro dhamaystiran, โœจ 12 - Takbiirtii bilow salaada subax kadibba sidii rasuulka naga soo gaadhay sallallaahu calayhi wasallam.13. Ku Salliga rasuulka sallallaahu calayhi wasallam ha iloobin 14 - Akhriso adkaartii subaxda 15 - Ha iloobin inaad sadaqo la baxdo hadaad awoodo, โค๏ธ 16 - Iskuday inaad hawlaha xaafada ka caawiso intaan duhurka la gaadhin, ๐Ÿ™‚ 17 - Duxadii tuko ugu yaraan laba rakcadood 18 - Waxaad kartaa maalintaas oo dhan inaynan sikin ku dhaafin ood soo jeedo iyo inaad laba saacadood seexato una niyooto inaad u nasanayso saad si fiican u cibaadaysato hadhaw, ๐Ÿ’– 17 - Kadib markaa duhurkii kutukato jamaacad xili horena masjidka siigal si aad sunihii faralka ka, horeeyay utukato. 18 - Badi ku cel celinta ducadaan ๐Ÿ‘‡ โ€Žู„ุง ุฅู„ู‡ ุฅู„ุง ุงู„ู„ู‡ ูˆุญุฏู‡ ู„ุง ุดุฑูŠูƒ ู„ู‡ุŒ ู„ู‡ ุงู„ู…ู„ูƒ ูˆู„ู‡ ุงู„ุญู…ุฏ ูˆู‡ูˆ ุนู„ู‰ ูƒู„ ุดูŠุก ู‚ุฏูŠุฑ 19 - Casarka tuko 20 - Adkaartii galabta akhriso 21 - Akhrinta Takbiir badan ha iloobin 22 - Si ,aadan uga caajisin cibaadaadka isku bad bedel, mar qurโ€™aan, mar duco, marna adkaarโ€ฆโ€ฆ. ๐Ÿ“ฟ 23 - Hana iloobin inaad xasuusataan eheladeenii dhamaan una duceysaan mawtaatkii dhintay, Waxaanan idiin rejeynayaa maalin wada cibaado iyo kheyr ah insha allah. ๐Ÿคโœจ๐Ÿคฒ๐Ÿป ~ Wixii su'aal ah commetiska noogu reeb wllo ๐Ÿ˜ƒ โ•ญโ”ˆโ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€ โ•ฐโ”ˆโžค - Zaxiibka nolosha ๐Ÿ‘ค
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿ‘ 8โค 4
Photo unavailableShow in Telegram
๐—ฆ๐—ฃ๐—ข๐—ก๐—ฆ๐—ข๐—ฅ๐—˜๐—— ๐—•๐—ฌ : @halgnka @wadnojacayl @Darenjaceyl1 @dhiirigaliye10 @Maskax_maaal @noloshuwaaguul @Xikmadoiyodhiirigalin ๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ณ๐—ธ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ถ๐—ป ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜‚ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฏ ๐˜๐—ถ๐—ฟ๐—ป๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐—˜๐—ฒ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐—ฑ๐˜‚๐˜„๐—ฎ๐—ป ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฎ๐˜„๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ป๐—ผ ๐—ด๐˜‚๐˜‚๐—ฑ ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ป ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐—œ๐—ป๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต. ๐Ÿ’ฏ๐Ÿ“š๐Ÿง  ~ ๐—”๐—ฑ๐—บ๐—ถ๐—ป - @Wll_adnaan
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿ‘ 3
๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐˜„๐—น๐—น โ™ฅ
Nolosha aynu noolnahay sideedaba waa saddex bog oo kala ah : *. Bog tagey *. Bog socda (hadda). *. Bog soos ocda. 1. Boga tagey waa mid ka kooban xumaan iyo Samaan labadaba, wax kaa hadhayna ma jiraan, aan ka aheyn xasuus macan iyo mid kharaar. ๐Ÿซค 2. Waxa jooga waa boga maalmaha aynu ku jirno, oo ah kuwo iskugu jira fudeyd iyo culeys, xanuun iyo raynrayn, guul iyo guul daro intaba, waana maalmo uu la tacaamulkoodu adiga ku sugayo, oo ay tahay in aad si xikmad leh u maareysid. ๐Ÿซฐ 3. Mustaqbalka oo ah malmaheena so socda, oo leh hami iyo rabitaan wada socda. Hadaba ka yeel hadafkaaga ina wax ka barato wixii tagey, oo aad ka gudubto xanunkooda, sidoo kalena aad ku noolaato waqtiga la taaganyahay, oo aad si masuuliyad leh u noolaatid, adiga oo isla markaasna niyadsamaan ugu diyaar garoobaya maalmaha soo socda. ๐Ÿ’ฏ โ•ญโ”ˆโ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€ โ•ฐโ”ˆโžค - Zaxiibka nolosha ๐Ÿ‘ค
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿ‘ 7โค 3
https://t.me/addlist/1Siz0-eS29UwZWQ0 Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜ โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚  โžฆ SPONSORED BY   โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ โ†ช๏ธ @jaceylqore โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 โ†ช๏ธ @learn_english012 โ†ช๏ธ @Hagaajinaftaada โ†ช๏ธ @Wadada_Guusha โ†ช๏ธ @Arabic023 โ†ช๏ธ @taladaqoyska โ†ช๏ธ @Caafimaad2 โ†ช๏ธ @Xikmadle โ†ช๏ธ @kadisaqoon โ†ช๏ธ @kalandarka_Hijriyada โ†ช๏ธ @wadnojacayl โ†ช๏ธ @Lamaane24h โ†ช๏ธ @Qalpijaceyl42 โ†ช๏ธ @mustaqbal7 โ†ช๏ธ @jowharadi1ifeysay โ†ช๏ธ @Iibiye_online โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• โ™งGuddoomiyaha kooxdaโ™ง http://t.me/Wll_musab
Hammasini ko'rsatish...
KORDHIS

Wll Muscab invites you to add the folder โ€œKORDHISโ€, which includes 98 chats.

Boshqa reja tanlang

Joriy rejangiz faqat 5 ta kanal uchun analitika imkoniyatini beradi. Ko'proq olish uchun, iltimos, boshqa reja tanlang.