cookie

Sizning foydalanuvchi tajribangizni yaxshilash uchun cookie-lardan foydalanamiz. Barchasini qabul qiling», bosing, cookie-lardan foydalanilishiga rozilik bildirishingiz talab qilinadi.

avatar

Jowharadi qalbiga❤☘💡🥀

Qora 🖋dhiragalin ✅ereyo jeceyl ❤⛓gabayo hal abuur🖤urahyo wacan Dajiyaha wadnaha io qalbi deeqa weyo manku daweya ⛓🖇❤

Ko'proq ko'rsatish
Reklama postlari
6 469
Obunachilar
+724 soatlar
+517 kunlar
+35430 kunlar

Ma'lumot yuklanmoqda...

Obunachilar o'sish tezligi

Ma'lumot yuklanmoqda...

Photo unavailableShow in Telegram
Inan Yahu Naftaad Hiil Utahay Hanasho Kuu Gaar ah Qalbigana Hugaan baad utahay Oo waa Ku Haybshaaye Haybaada quruxdana Indhaha Haybsha Oon Hurine Anaad Igu Haboontahayy runtii Kaama Hari kara,e Hiilkayga Hadad manta Tahayy Wayne Mahadii Dheh❤️🫂🥹
Hammasini ko'rsatish...
8🥰 1
Photo unavailableShow in Telegram
Hambalyiyo Salaan iyo Waxaan Hadal Umarina Hawraar Utirinaa Inta Hoy Yekleeshee Guri wada Habeeyee Ubad Wada Hagaagshee Har,qaboww Ku Noolee. Noloshooda Hiifine Hoygooda Aan Dumin Oo Samirka Hiil iyo Hanka Uu Udagay oo Marna Aan Is Hiifayn🫂🥹 Noloshaanu Waa Fahan Naxariis Ku Laran tahay Qofkastana Naawilo Oo Nolol Ku Raadshee Nimcadiyo Baraaraha Ku waceeya Nabadiin❤️🥹
Hammasini ko'rsatish...
11👍 1🔥 1🥰 1
Photo unavailableShow in Telegram
Suugantu Waa Hibo Hanka Aadmi lagu Daro Waa Heego Maansadu Hal abuurku Tiriyee Waxaan Hadalku Koobeyn Hanankiyo. Wanaagiyo Haybadaada Inanyahu ❤️🫂🥹
Hammasini ko'rsatish...
12🥰 1
Repost from N/a
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 Kushubo internet bile qiimk jaban.👇 https://wa.me/252618886500 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/nYiI6XnHlMtlYzI0
Hammasini ko'rsatish...
Ibrahim Geedi

Business Account

Photo unavailableShow in Telegram
Inanyahu Waxaan Kaa Arkaday Boqol Asaagaa Ah Kaa Ishaartay Aynigaa Iyo Inta Ugaas Joogta Qalbigayga Kugu Aaminoo Aayar Kugu Deeqay Ku Astaystay Boqoryahu Oo Dunida Kaa Eegtayy❤️🫂🥹
Hammasini ko'rsatish...
6👍 1🥰 1
Photo unavailableShow in Telegram
Darajiyo Adigaa Mudann Daa,in Kuu Dhaliyayy Adigaa Da,adaa Dhaafay oo. Dunida Ii Dooran❤️🫂🥹
Hammasini ko'rsatish...
9👍 2
Photo unavailableShow in Telegram
Waxaa Tahay Dhigaygoww Dhabtii Inan Haboon oo Dheeli laga Ilaalshoo Aabe dhowrsan iyo Dhabeel wacan Gardadsheen Geeska aad Ku Dhalataa Gayigeena Ugu wacan Gubimaad Ka Dheertahay Garaadkaagu Waa Hiil Hanti Weeye lagu Dago Hodan baad Ka Tahayy Qurux Qof La Hiishadaad Tahayy🫂❤️🥹
Hammasini ko'rsatish...
14👍 2
Photo unavailableShow in Telegram
Dhaqamada Cajiibkaa Dhowrsanantu Waa Hibo Dhab Ahaan udhalatee Dhidibada U Taag oo Kalgacaylku Yuu Dhicin Yuu Dheelin Abidkiis Inanyahu Dharaaruhu Way Dhaqaaqayaan oo Dhaqso way Soconayaan Dheehaga Kaliyaa Dhibta Iga Daweeyee Dhool Dhooli Cashaqa Oo Yuusan Dhumin abid❤️🫂🥹
Hammasini ko'rsatish...
11
Repost from N/a
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 Gudoomiyaha.👇 @Gud_Kooxda_Midnimo ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/-FbnE-RkCyM0NDE0
Hammasini ko'rsatish...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 89 chats.

👍 1 1
Photo unavailableShow in Telegram
Alle Inaad Ku Xirnaado Adoomadiisana Aad Nabad Galiso Wixii uu Ka Reebayne waad ka Harto Wixii lagu frayne Aad la Timaado Suno iyo faral intaba Guul Ka weyn Aduunkan ma Taalo Intaan lagu Xisaabin Adigu is Xisaabi✍❤️Galab qurux badan Dadkaygii Salaaman🤝❤️
Hammasini ko'rsatish...
11🥰 2