cookie

Sizning foydalanuvchi tajribangizni yaxshilash uchun cookie-lardan foydalanamiz. Barchasini qabul qiling», bosing, cookie-lardan foydalanilishiga rozilik bildirishingiz talab qilinadi.

avatar

DALSAN CHANNEL

Halkani waa channelka saxda ah ee madasha bulshada soomaaliyeed dalsan. Si aad wax badan uga ogaato madasha dalsan raac linkiga https://t.me/dalsan3525 JOIN DHEH KAMA QOOMAMEYN DOONTIDE 💥💥CHANNELKA MBS DALSAN

Ko'proq ko'rsatish
Reklama postlari
1 321
Obunachilar
-124 soatlar
-27 kunlar
-1430 kunlar

Ma'lumot yuklanmoqda...

Obunachilar o'sish tezligi

Ma'lumot yuklanmoqda...

Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
Sheekh C/qaadir Al-Jilaani ayaa wiilkiisii ​​ku yiri: (Wiilkiiyow: ha ka welwelin waxaad cunayso iyo waxaad cabeyso, waxaad xiran tahay iyo waxaad guursanayso, waxaad ku nooshahay iyo waxaad urursato, waxaas oo dhan waa welwelka nafta iyo dabeecadda aaway ka welwelka Rabbi iyo waxa agtisa ahaadey. ‏قال الشيخ عبدالقادر الجيلاني لغلامه: (ياغلام: لا يكن همك ما تأكل وما تشرب، وما تلبس وما تنكح، وما تسكن وما تجمع، كل هذا همُّ النفس والطبع فأين همُّ القلب، همك ما أهمك فليكن همك ربك عز وجل وما عنده )
Hammasini ko'rsatish...
Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
Sixitaan : Bambooyinkaan maraykanku israaiil siiyay ee JDAM waa kuwa uu cadowgaas gumaadka ku gaystay , kuwa hoose ee aan sheegnay sidoo kale waa bambooyinka maraykanku israaiil siiyay .
Hammasini ko'rsatish...
Repost from N/a
Soonka taasuucaa iyo caashuura
Hammasini ko'rsatish...
5.32 KB
Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
XASUUSIN SOON Maalinta ISNIINTA oo ku aadan 15/7/2024 waaa maalinta 9sagaalaadka ee BISHA MUXARAM Maalinta SALAASADDA oo ku Adan 16/7/2024 Waa maalinta CAASHURAA oo ah 10ka zako Hadaan adiga Awoodin inaad soonto Walaaha kalle usheeg si aad AJAR uga hesho RASUULKEENA waxuu Yiri Waxaan Urajeynaa Ruuxi Sooma In Loo dhaafa Doono sanafka soo socdo AQRAJAHU MUSLIM
Hammasini ko'rsatish...
Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
Ila sawiro : Bambooyinkaan : MOP-432 Culayska : 12,304 kg Dhererka : 6 mitir Waxaa sameeyo maraykanka waa bambooyinka maanta ay israaiil gumaadka uga gaysatay khan yuunis 400 dhimasho , teendhooyin baco iyo maryo ka samaysan ayay ku garaaceen hub loogu tala galay dhulka hoostiisa in wax looga burburiyo .
Hammasini ko'rsatish...
👍 1
Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
Warbaahinta bullaacadaha ingiriiska #Nifaaq Qaza : Ciidanka israaiil ayaa howlgal ka dhan ah xamaas ka wado isbitaalka al shifaa Kyiv : Afkii ayaa juuqda gabay argagax duqaynta ruushka ee isbitaalka caruurta Kyiv
Hammasini ko'rsatish...
Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
" Dhibaatooyinka iyo mixnadaha hadii ay qof ahaan lahaayeen hantidayda kala bar ayaan siin lahaa " - Ganacsade . - Podcastiyo badan ayaan dhagaystay gaar ahaan dad leh tijaabooyin la taaban karo waxa ugu cajiibsan ee aan diiwaan galiyo waa in ragga ganacsatada waa weyn ah sida ninkaan iyo kuwo kale ay isku raaceen in dhibaatooyinka iyo fashilka khasaaraha ayba yihiin nimco weyn oo ayna dadku ogayn !! Hadal uu yiri Dhalaal Abu ghazal taajir weyn urduni falastiini ah " Shaqaalaha markay i dhahaan dhib weyn ayaa nahaysto waan faraa !! anigoo og in dhib walba uu dhinaciisa wanaagsan wato "! " Ha fiirin waxa aad khasaartay ee fiiri kunka cashir iyo kunka darsi ee aad ka qaadatay fashilkaas " Sacad : Ganacsade .
Hammasini ko'rsatish...
Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
لا تَظلِمَنَّ إِذا ما كُنتَ مُقتَدِراً. *** فَالظُلمُ مَرتَعُهُ يُفضي إِلى النَدَمِ. تَنامُ عَينُكَ وَالمَظلومُ مُنتَبِهٌ. ** يَدعو عَلَيكَ وَعَينُ اللَهِ لَم تَنَمِ { إن الله لايضيع أجر المحسنين }☝😭 Ali Khadaab maxaa loo xirey, ma runta uu sheegay, hadey haa tahay noo sheega Cali wuxu yiri “xurnimo loo dabaaldago ma jirto” Waa run waayo 60% soomaali ciidamo ajnabi ah ayaa joogo oo madaxtooyo u ah #xalane Tan labaad muwadinka haddii la xirayo waareen soo looma soo jari karo !?? Maxey tahay waa lala baxey, bajaaja lagala dagey, waa la dafey mise hadey dhici weyse taas maa toos loo qabto qofka maxey tahay jugta iyo xadgudubka Dawladnimada waa ilaalin sharci ee ma'aha ku takrifal awoodeed
Hammasini ko'rsatish...
👍 1
Repost from N/a
Shalay subax ayaa la nikaaxay gabadha, xalayna waa la furay,inta aambo la gelbin! Shalay subax oo Jimco aheyd ayaa nikaaxa ama meherka wiil iyo gabar dhallinyaro ah waxa uu ka dhacay xaafad katirsan degmada Garasbaaley, maherka ayaana u dhacay si qurux badan oo ay raali ka ahaayeen labada waalidka iyo ehelka labada dhinac. Wiilka xilliga maherka waxa uu kusoo labistay qamiis iyo cimaamad, muuqaalkiisana waxa uu u ekaa nin dhallinyaro oo akhyaar ah, waxa uuna guriga maherka ka tagay markii gabadhii lagu xiray isaga oo faraxsan oo sugi la’ inta gabalka ka dhacayo, waxaana loo ballamiyay in bacdal maqrib gabadha soo doonto si uu gurigiisa oo ku yaallay xaafada Raadeelka ee degmada Dayniile u geeyo. Xilligii ballanta markii la gaaray , wiilkii ayaa iskeenay guriga gabadha uu guursanayay, wiilka waxa uu kusoo labistay suud isku joog qurux badan, madaxa ayuuna jeego usoo jartay , sida ayba inta badan sameeyaan dhallinyarada arooseysa waayahan. Wiilkii ayaa isaga oo faraxsan markii uu tagay guriga reerka uu la xididay la kulmay arrin layaab leh, waxaana aabbaha gabadha marka uu arkay wiilka gabadhiisa guursanaya oo jeego soo jartay soona xirtay suud u sheegay wiilka in gabadhiisa uusan albaabka kala baxeyn, waxa uuna u sheegay in uusan ninkan aheyn kii uu gabadhiisa saakay siiyay . Dood iyo buuq ayaa ka dhacay gurigii maherka ka dhacayay , waxa uuna odayga ku adkeestay wiilkan jeegada xiirtay uusan gabadhiis u guurineyn, waxa uuna dalbaday isla goobta gabadhiisa ku furo, si walbo odayga looga codsaday in gabadha wiilka siiyo wuu diiday, xitaa waxaa loo sheegay in wiilka goobta tinta looga xiirayo waa uu diiday, waxaana isla goobtaasi wiilka uu ku furay gabadhii uu usoo labistay in uu guri geesto. Qoyska wiilka oo ka carooday sida uu u dhaqmay ninka gabadha siiyay ayaa ka dalbaday in lacagta kaga baxday guurka gabadhiisa dib ugu soo celiyo, waxaana loo ballamay in lacagtii horey loogu geeyay ee la cunay dib usoo celiyo. Guurkan ayaana kusoo dhammaaday saacado kooban, waxaa lagu kala tagay iyaga oon hal habeen xitaa aysan wada seexan lamaanihii nolosha in ay qeybsadaan u ballamay. Yaa sabab u ah bur burka qoyskan saacadaha kaliya isku mahersanaa ? W/Q Gacal Ayman
Hammasini ko'rsatish...
Repost from N/a
Inta ay le’egtahay hadallada wasakhda ah iyo aflagaadada ah ee walaalaheen Masar ee ku wajahan dalkeena Soomaaliya, waa wax aan la qiyaasi karin sababtoo ah aflaantii Masar ee dhacday: War aad u caadi ah oo ku saabsan xoolaha Soomaaliya laga keeno, balse isla markii warkaas la soo saaray ayaa waxaa u soo yaacay dadkii wax-ma-garatada ahaa inay durdur aflagaado iyo aflagaado ah u soo jeediyaan Soomaaliya sabab la’aan! Aflaanta Masaarida ah ee aan waxba galabsan ee bidixda ah ee Islaamka iyo wanaagga kula dagaallamaya, una haysta in ay yihiin Hollywood, waxa ay Soomaaliya iyo Soomaalidaba ka sameeyeen sawir madaw oo madaw ah, oo magaca Soomaaliyana laguma xusin filim Masaari ah haddii aanu xumaan iyo xumaan ahayn. Isbarbar yaaca yaabka leh: 96% dhulka Masar waa saxare aan lahayn korriin iyo midho toona, Masaaridu waxay ku camiran yihiin webiga Niilka oo leh dhul aad u cidhiidhi ah, 4% dhulka Masar, tiradan aad u badan. ee dadka, laakiin marka filimada Masar ay ka hadlaan Soomaaliya, oo leh kaymo kuleyl ah iyo wabiyo halkan iyo halkaas, ma aha in ay lamadegaanka ah ee macnaha juquraafi ah ee saxaraha filimka Masaarida wuxuu muujinayaa sida lamadegaanka ah, carro cas oo dilaa ah , dabaylo xoog badan, iyo mayd kala firdhisan, sawirkani waa waxa uu Masaarigu ka aaminsan yahay Soomaaliya, sababtoo ah aflaanta Masaarida ah ee aadka u yar ee uu Masaaridu u arko dunida. Soomaaliya: Dhammaan dagaalladii sokeeye iyo dhibaatooyinkii soo maray ilaa 1991, xaaladdu maaha sida ay qabaan Carabtu - Soomaaliya waxay leedahay xeebta ugu dheer Afrika oo dhan, taas macnaheedu waa in Aasiya oo dhan laga soo dhoofiyo , Indonesia, iyo dhammaan Koonfur-bari Aasiya maxaad ka taqaanaa waaya-aragnimada Koonfur-bari ee Aasiya? iyo adeegga isgaarsiinta Soomaaliya ayaa si toos ah uga fiican dalalka carabta ee ku yaalla gobolka uu ka wanaagsan yahay dhammaan dalalka Carabta marka laga reebo dalalka Khaliijka Carabta. Masar waa dal xidhxidhan oo la mid ah Kuuriyada Waqooyi, oo ay si xun u maamulanayeen saraakiil 70 sano, nasiib daro, dadkan intooda badani ma yaqaaniin xataa wadamada dariska la ah Masar, iskaba daayee aduunka intiisa kale, Al-Ahly, Zamalek, iyo fannaanka caynkaas ah, iyo fannaanka noocaas ah, iyo soo saarista filimada caynkaas ah, ayaa saas ka dhigtey maalin ayaa dhakhtar Masar ah oo nin weyn ahaa, wuxuu i weydiiyey: Soomaaliya waa dal xidhan. sax?!! Ninkani makala garanayo dalka Niger iyo soomaaliya, Soomaaliya oo ah dal aan bad lahayn, markaas buu isleeyahay!!! Mid kale ayaa i weydiiyey: Soomaaliya waxay u dhowdahay Liibiya, sax? Cumar Anshar
Hammasini ko'rsatish...
Boshqa reja tanlang

Joriy rejangiz faqat 5 ta kanal uchun analitika imkoniyatini beradi. Ko'proq olish uchun, iltimos, boshqa reja tanlang.