uz
Feedback
πŸŒΉπ—§π—˜π—”π— ___π—˜π—‘π—§π—˜π—₯π—§π—”π—œπ—‘π— π—˜π—‘π—§πŸŒΉπŸ‡¦πŸ‡ͺ☜︎︎︎

πŸŒΉπ—§π—˜π—”π— ___π—˜π—‘π—§π—˜π—₯π—§π—”π—œπ—‘π— π—˜π—‘π—§πŸŒΉπŸ‡¦πŸ‡ͺ☜︎︎︎

Kanalga Telegram’da oβ€˜tish

Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.πŸ’―βœŠ Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub πŸ“ Gacmo Furan Ku Soo Dhawow πŸ€·β€β™‚οΈ Nagu Soo Biir Oo nala qosalπŸ™ Β Β Β Β Β  Β Β Β Β Β Β Β 

Ko'proq ko'rsatish
4 547
Obunachilar
-124 soatlar
-277 kunlar
-14430 kunlar
Postlar arxiv
Asc mai fmly maanta qoraal masoowadi mana sodhigaayi waayo qoraal kaan soo dhigo maka gar baxay saan love❀ xaq ulahaa ma sinaysaan Si aan u hashiino qoraal kaan kw gar baxa wuxuu xaq u lee yahay siiya...β™‘β™‘

βœ¨οΈπŸ† KA FAA'IDAYSI WANAAGSANβœ¨οΈπŸ† πŸŽ‰ @KOOXDA_SIYAADSO πŸŽ‰ πŸ”·οΈ [ WAX WALIBA EBER { 0 } AYEY KA BILOOWDAAN ] β–  DIINIπŸ•Œ β–  🌻 @QULUUBTA 🌻 @AQOONYAHAN1 🌻 @saaafi114 β–  XIKMADO🧠 β–  πŸ† @Asmakadiye πŸ† @NAPHIZANOUR πŸ† @fahanguud πŸ† @MUFAKAR1 πŸ† @XIGMADLE πŸ† @GARAADKOBOC πŸ† @DRSFARDOWSA πŸ† @Hamigena β–  DHIIRIGALINπŸ—£ β–  ✨️ @HLGANKA ✨️ @ABDITAHAD ✨️ @Dhiirigalin33 ✨️ @NUCAYM24 ✨️ @islamicdigital ✨️ @ifinoloshaada ✨️ @Murti_maal ✨️ @dhiirigaliyaha_nolasha1 ✨️ @MASKAX_KAAB β–  ORAAHYO✍️🌼 β–  ✍️ @BAYAANKA_NOLOSHA ✍️ @IFIYE2222 ✍️ @Anwarmedia88 ✍️ @abdinasiriyuusuf β–  JACAYLπŸ’– β–  πŸ’ @AADAN123 #ERAYO_JACAYL πŸ’ @NOLOSHUWAAGUUL πŸ’ @ROYAAL_CHANNL πŸ’ @Qalpijaceyl42 πŸ’ @darajo24 πŸ’ @JEESTOLE12 β–  CILMI-BAARISπŸ”Ž β–  πŸ” @fududeeye209 πŸ” @fududeeye209 πŸ” @fududeeye209 β–  BUUGAAGπŸ“š β–  πŸ“š @Hamda_Nour πŸ“š @Hamda_Nour πŸ“š @Hamda_Nour HABAYN WANAAGSAN πŸŒƒπŸ₯° -------Β°β—‹-----------------‒●------------------- Channel ku daridda iyo wixii faah-faahin ah ka eeg ● @KOOXDA_SIYAADSO Gudoomiye @Mr_siyaadso ---------- πŸ”-------------Β°β—‹----------------‒● SPONSORED BY: πŸ₯‡ @QULUUBTA πŸ₯ˆ @dhiirigaliyaha_nolasha1 πŸ₯‰ @NOLOSHUWAAGUUL πŸ… @Qalpijaceyl42 πŸŽ– @AADAN123 β˜† DHAMAAD β˜† https://t.me/noloshuwaaguul

Muxuu Ahaay Ereygii Kugu Danbeyay Aad Ku Macsalaameyso Jaceylkaagii Hore πŸ˜­πŸ’”πŸ’”πŸ˜ͺ Anigana waxa u ahaaa.πŸ˜’πŸ˜’πŸ’” "Waxaan haysto
Muxuu Ahaay Ereygii Kugu Danbeyay Aad Ku Macsalaameyso Jaceylkaagii Hore πŸ˜­πŸ’”πŸ’”πŸ˜ͺ Anigana waxa u ahaaa.πŸ˜’πŸ˜’πŸ’” "Waxaan haysto nasiib kuma aanan helin ee waa wax uu Alle ii qoray marwalbana Alle ayaa ila jiray"

Mudane macaamil waan idin keenay agab kii Aad noogu barateen waliba waxaan ku samenay qiimo dhimis meesha ad jogta Waa laguug
Mudane macaamil waan idin keenay agab kii Aad noogu barateen waliba waxaan ku samenay qiimo dhimis meesha ad jogta Waa laguugu kenaa waliba si free ahπŸƒπŸ€£ Mid arsenal tageero uwac kuna dheh Agab kii waa Nilla keenay ee horay u gaarπŸ€£πŸ€£πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

Xalay waxaaan seexday anoo single ah Saakana waxaan soo kacay anoo 4 xaasle ah hanbalyo Bakaal isoo dhah Dhaga hadal Subax wn
Xalay waxaaan seexday anoo single ah Saakana waxaan soo kacay anoo 4 xaasle ah hanbalyo Bakaal isoo dhah Dhaga hadal Subax wngsn single 😁

Sheeko Yar oo Qosol badan. --------------------------------- islaan La soo furay xili subax ah ayaa aaday suuqa, markaas ayey
Sheeko Yar oo Qosol badan. --------------------------------- islaan La soo furay xili subax ah ayaaΒ  aaday suuqa, markaas ayey aragtay nin suuqa huudhayd ku dhex gadaya oo bundad cusub furtay isagooΒ  leh Hada la furay, hada la furay ee ka qasabso. Naagti inta Kab soo siibatay bey wajiga ugu dhufatay, waxa ayna u raacisay maxaa kaa galay hadii la i soo furo iyo hadii kale, ka bax afaaraheyga kabaxπŸ˜‚πŸ˜­πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

Reer iPhone halkan maku jiraanπŸ˜‚πŸ˜‚ goormaa kuugu danbaysay cijiyaha oo aad iska jartoπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚
Reer iPhone halkan maku jiraanπŸ˜‚πŸ˜‚ goormaa kuugu danbaysay cijiyaha oo aad iska jartoπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

Two ZeroΒ Β Β  Two Four ----------------------------- (A) 2024Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β  (C) 0044 (B) 0024Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β  (D) 2044 Tijaabi garashadaada. Su'aashu waa Afarta jawaabood midkee sax ku ah (Two Zero Two Four)πŸ˜πŸ˜‚

Mid Ciyaal suuq ah baa Facebook kusoo Qoray... Wax dhibaato ah malaha inaad carab la'dahay.... laakiin waxaa Cajiib ah in Post Carab la'aan laga dareemaayo aad Facebook soo dhigto.... Isla markiiba Gabar xanaaqsan baa kusoo Comment-gareysay.... Dadta islaameed calabtooda inaa tu mashquusho waa lata fiicen yahay Tuluxoow. πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

"KOBCIS, Ku Kobci Kannaalkaaga". Waa Kannaalka Rasmiga Ah Ee' Kooxda Kobcis, βœ…Teamka Ugu Shacbiyadda Badan Kooxaha Telegram t.me/Kooxda_Kobcis

Wey fududahay inaa qof jeclaato lkn wey adaga tahay inaa ilawdo qof aad si dhab ah ujecleed oo ka tagay πŸ₯ΉπŸ₯ΉπŸ˜ͺπŸ’”
Wey fududahay inaa qof jeclaato lkn wey adaga tahay inaa ilawdo qof aad si dhab ah ujecleed oo ka tagay πŸ₯ΉπŸ₯ΉπŸ˜ͺπŸ’”

THNKS MAI FAMLY DHMAAN TIIN WAA IKAA FISEEN KAL IO LAAB I.N 1KπŸ‘ INOO BALANA..❀️‍πŸ”₯❀️

Sheeko qosol badan. Waxaan isbitaalka qolka Gargaarka deg dega ah ku soo booqday saaxiibkeey oo Shiinees ah (China) oo xaalki
Sheeko qosol badan. Waxaan isbitaalka qolka Gargaarka deg dega ah ku soo booqday saaxiibkeey oo Shiinees ah (China) oo xaalkiisu aad uliito , kaligay ayaa qolka kula jiray waxa uu ku celcelinaayay CHI YA YUN ilaa uu dhintay oo ay naftu ka baxday. Ma fahmin Dardaarankaa waxa uu ula jeeday saxiibkay, Geeridiisii kadib waxaan u safray dalka Shiinaha si aan u ogaado macnaha dardaarankii saxiibkeey. waxaan ogaaday in CHI YA YUN macnaheedu yahay "Tubada Oxygen-ka ayaad ku taagan tahay ee ka kac ...πŸ˜­πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚