🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎
Открыть в Telegram
Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.💯✊ Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub 📝 Gacmo Furan Ku Soo Dhawow 🤷♂️ Nagu Soo Biir Oo nala qosal🙏
Больше4 547
Подписчики
-124 часа
-277 дней
-14430 день
Архив постов
Asc
mai fmly maanta qoraal masoowadi mana sodhigaayi waayo qoraal kaan soo dhigo maka gar baxay saan love❤ xaq ulahaa ma sinaysaan
Si aan u hashiino qoraal kaan kw gar baxa wuxuu xaq u lee yahay siiya...♡♡✨️🏆 KA FAA'IDAYSI WANAAGSAN✨️🏆
🎉 @KOOXDA_SIYAADSO 🎉
🔷️ [ WAX WALIBA EBER { 0 } AYEY KA BILOOWDAAN ]
■ DIINI🕌 ■
🌻 @QULUUBTA
🌻 @AQOONYAHAN1
🌻 @saaafi114
■ XIKMADO🧠 ■
🏆 @Asmakadiye
🏆 @NAPHIZANOUR
🏆 @fahanguud
🏆 @MUFAKAR1
🏆 @XIGMADLE
🏆 @GARAADKOBOC
🏆 @DRSFARDOWSA
🏆 @Hamigena
■ DHIIRIGALIN🗣 ■
✨️ @HLGANKA
✨️ @ABDITAHAD
✨️ @Dhiirigalin33
✨️ @NUCAYM24
✨️ @islamicdigital
✨️ @ifinoloshaada
✨️ @Murti_maal
✨️ @dhiirigaliyaha_nolasha1
✨️ @MASKAX_KAAB
■ ORAAHYO✍️🌼 ■
✍️ @BAYAANKA_NOLOSHA
✍️ @IFIYE2222
✍️ @Anwarmedia88
✍️ @abdinasiriyuusuf
■ JACAYL💖 ■
💝 @AADAN123 #ERAYO_JACAYL
💝 @NOLOSHUWAAGUUL
💝 @ROYAAL_CHANNL
💝 @Qalpijaceyl42
💝 @darajo24
💝 @JEESTOLE12
■ CILMI-BAARIS🔎 ■
🔍 @fududeeye209
🔍 @fududeeye209
🔍 @fududeeye209
■ BUUGAAG📚 ■
📚 @Hamda_Nour
📚 @Hamda_Nour
📚 @Hamda_Nour
HABAYN WANAAGSAN 🌃🥰
-------°○-----------------•●-------------------
Channel ku daridda iyo wixii faah-faahin ah ka eeg
● @KOOXDA_SIYAADSO
Gudoomiye @Mr_siyaadso
---------- 🔝-------------°○----------------•●
SPONSORED BY:
🥇 @QULUUBTA
🥈 @dhiirigaliyaha_nolasha1
🥉 @NOLOSHUWAAGUUL
🏅 @Qalpijaceyl42
🎖 @AADAN123
☆ DHAMAAD ☆
https://t.me/noloshuwaaguul
Muxuu Ahaay Ereygii Kugu Danbeyay Aad Ku Macsalaameyso Jaceylkaagii Hore 😭💔💔😪
Anigana waxa u ahaaa.😢😢💔
"Waxaan haysto nasiib kuma aanan helin ee waa wax uu Alle ii qoray marwalbana Alle ayaa ila jiray"Mudane macaamil waan idin keenay agab kii
Aad noogu barateen waliba waxaan ku samenay qiimo dhimis meesha ad jogta
Waa laguugu kenaa waliba si free ah🏃🤣
Mid arsenal tageero uwac kuna dheh
Agab kii waa Nilla keenay ee horay u gaar🤣🤣😂😂😂😂😂
Xalay waxaaan seexday anoo single ah
Saakana waxaan soo kacay anoo 4 xaasle ah hanbalyo Bakaal isoo dhah
Dhaga hadal Subax wngsn single 😁Sheeko Yar oo Qosol badan.
---------------------------------
islaan La soo furay xili subax ah ayaa aaday suuqa, markaas ayey aragtay nin suuqa huudhayd ku dhex gadaya oo bundad cusub furtay isagoo leh Hada la furay, hada la furay ee ka qasabso.
Naagti inta Kab soo siibatay bey wajiga ugu dhufatay, waxa ayna u raacisay maxaa kaa galay hadii la i soo furo iyo hadii kale, ka bax afaaraheyga kabax😂😭😂😂😂😂😂
Reer iPhone halkan maku jiraan😂😂 goormaa kuugu danbaysay cijiyaha oo aad iska jarto😂😂😂
Two Zero Two Four
-----------------------------
(A) 2024 (C) 0044
(B) 0024 (D) 2044
Tijaabi garashadaada.
Su'aashu waa Afarta jawaabood midkee sax ku ah (Two Zero Two Four)😁😂
Mid Ciyaal suuq ah baa Facebook kusoo Qoray... Wax dhibaato ah malaha inaad carab la'dahay.... laakiin waxaa Cajiib ah in Post Carab la'aan laga dareemaayo aad Facebook soo dhigto.... Isla markiiba Gabar xanaaqsan baa kusoo Comment-gareysay.... Dadta islaameed calabtooda inaa tu mashquusho waa lata fiicen yahay Tuluxoow.
😂😂😂😂😂😂😂
"KOBCIS, Ku Kobci Kannaalkaaga".
Waa Kannaalka Rasmiga Ah Ee' Kooxda Kobcis,
✅Teamka Ugu Shacbiyadda Badan Kooxaha Telegram
t.me/Kooxda_Kobcis
Wey fududahay inaa qof jeclaato lkn wey adaga tahay inaa ilawdo qof aad si dhab ah ujecleed oo ka tagay 🥹🥹😪💔
THNKS MAI FAMLY DHMAAN TIIN
WAA IKAA FISEEN KAL IO LAAB I.N 1K👏 INOO BALANA..❤️🔥❤️Sheeko qosol badan.
Waxaan isbitaalka qolka Gargaarka deg dega ah ku soo booqday saaxiibkeey oo Shiinees ah (China) oo xaalkiisu aad uliito , kaligay ayaa qolka kula jiray waxa uu ku celcelinaayay CHI YA YUN ilaa uu dhintay oo ay naftu ka baxday. Ma fahmin Dardaarankaa waxa uu ula jeeday saxiibkay, Geeridiisii kadib waxaan u safray dalka Shiinaha si aan u ogaado macnaha dardaarankii saxiibkeey. waxaan ogaaday in CHI YA YUN macnaheedu yahay "Tubada Oxygen-ka ayaad ku taagan tahay ee ka kac ...😭😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Уже доступно! Исследование Telegram 2025 — ключевые инсайты года 
