uz
Feedback
πŸŒΉπ—§π—˜π—”π— ___π—˜π—‘π—§π—˜π—₯π—§π—”π—œπ—‘π— π—˜π—‘π—§πŸŒΉπŸ‡¦πŸ‡ͺ☜︎︎︎

πŸŒΉπ—§π—˜π—”π— ___π—˜π—‘π—§π—˜π—₯π—§π—”π—œπ—‘π— π—˜π—‘π—§πŸŒΉπŸ‡¦πŸ‡ͺ☜︎︎︎

Kanalga Telegram’da oβ€˜tish

Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.πŸ’―βœŠ Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub πŸ“ Gacmo Furan Ku Soo Dhawow πŸ€·β€β™‚οΈ Nagu Soo Biir Oo nala qosalπŸ™ Β Β Β Β Β  Β Β Β Β Β Β Β 

Ko'proq ko'rsatish
4 548
Obunachilar
-824 soatlar
-287 kunlar
-15030 kunlar
Postlar arxiv
Subax wanagsan ❀️ Waa Malin kale oo qurux badan waxaadna fursan uheshay inaad wax qabsato kana faaidaysato inta xanuunsan all
Subax wanagsan ❀️ Waa Malin kale oo qurux badan  waxaadna fursan uheshay inaad wax qabsato kana faaidaysato inta xanuunsan allah caafiyo🀲❀️

Subax wanagsan ❀️ Waa Malin kale oo qurux badan  waxaadna fursan uheshay inaad wax qabsato kana faaidaysato inta xanuunsan allah caafiyo🀲❀️

SHEEKO QOSOL BADAN🀣🀣 Nin xooluhu ka dhamaadeen oo Hargeisa ku noolaa qarnigii 20-aad, ayaa ingiriisku u iibiyey digaag uu d
SHEEKO QOSOL BADAN🀣🀣 Nin xooluhu ka dhamaadeen oo Hargeisa ku noolaa qarnigii 20-aad, ayaa ingiriisku u iibiyey digaag uu dhaqado, waxaana uu bartay erayo ingiriisi ahaa. Habeen, ayaa xoor ama daba cadeeye usoo dhacay, waxa uu cunay laba digaagadood ninkii waxa uu u tagay badhasaabkii Hargaysa, si uu ugu sharaxo wixii xalay dhacay. Waxa uu yidhi" last night xoor came two chickens waaq waaq i threw my budh, badhasaabkii oo an fahmin hadalkiisii ayaa yidhi" what's Hoor? isna waxa uu yidhi" Xoor look like Cat, but ka yara afdhuuban".πŸ˜…πŸ€£πŸ€£ *~Honest Leader*~

Caawa : 10:00 , 22:00 pm waxaa soo gali doona Ruwayad qaybtii 2aad π‡π€ππ„π„ππŠπ‹π„ 𝐎 πƒπ€π‡π€ππˆπ˜π€πŸ”₯ ππˆπ† 𝐋𝐄𝐆𝐄𝐍
Caawa : 10:00 , 22:00 pmΒ  waxaa soo gali doona Ruwayad qaybtii 2aad π‡π€ππ„π„ππŠπ‹π„ 𝐎 πƒπ€π‡π€ππˆπ˜π€πŸ”₯ Β Β Β Β  ππˆπ† π‹π„π†π„ππƒπ’πŸ¦ πƒπ€πƒπˆπ‡πˆπ˜π€π‡π€ πŸŽ€πŸ– TAJIR ABIHIS BARNMIJKA DAXTALKA AFTA RUWAYADA Β Β Β Β WAHELKEYGA NOQOβ€οΈπŸ‘©β€β€οΈβ€πŸ’‹β€πŸ‘¨ α΄„α΄€α΄€α΄‘α΄€ α΄‘ΚŸΚŸα΄‡ α΄‘α΄€Κ€α΄€ ᴊΙͺΚ€α΄πŸ˜… π— π—¨π——π—”π—‘π—”π—¬π—”π—”π—Ÿ π—œπ—’ 𝗠𝗔π—₯π—ͺπ—”π—¬π—”π—”π—Ÿ Β Β Β Β Β  π—žπ—”π—Ÿπ—”π—¬π—” Β  𝗒𝗒 π—‘π—”π—Ÿπ—” 𝗖𝗔π—ͺπ—˜π—˜π—¬π—” 😈πŸ”₯

Caawa : 10:00 , 22:00 pmΒ  waxaa soo gali doona Ruwayad qaybtii 2aad π‡π€ππ„π„ππŠπ‹π„ 𝐎 πƒπ€π‡π€ππˆπ˜π€πŸ”₯ Β Β Β Β  ππˆπ† π‹π„π†π„ππƒπ’πŸ¦ πƒπ€πƒπˆπ‡πˆπ˜π€π‡π€ πŸŽ€πŸ– TAJIR ABIHIS BARNMIJKA DAXTALKA AFTA RUWAYADA Β Β Β Β WAHELKEYGA NOQOβ€οΈπŸ‘©β€β€οΈβ€πŸ’‹β€πŸ‘¨ α΄„α΄€α΄€α΄‘α΄€ α΄‘ΚŸΚŸα΄‡ α΄‘α΄€Κ€α΄€ ᴊΙͺΚ€α΄πŸ˜… π— π—¨π——π—”π—‘π—”π—¬π—”π—”π—Ÿ π—œπ—’ 𝗠𝗔π—₯π—ͺπ—”π—¬π—”π—”π—Ÿ Β Β Β Β Β  π—žπ—”π—Ÿπ—”π—¬π—” Β  𝗒𝗒 π—‘π—”π—Ÿπ—” 𝗖𝗔π—ͺπ—˜π—˜π—¬π—” 😈πŸ”₯

Sheeko reer Gaalkacyo 2022 Will reer Gaalkacyo ah baa imtixaan soo fadhiistay markuu waxba ka shaqayn waayay buu warqada mesh
Sheeko reer Gaalkacyo 2022 Will reer Gaalkacyo ah baa imtixaan soo fadhiistay markuu waxba ka shaqayn waayay buu warqada mesha u danbaysa kaga qoray,aamuskaygu kama turjumayo jaahilnimadayda waayoo qoraal ahaan kuma so koobi karo waxa maskaxdayda ka guuxaya. Maalinkii Natiijada la bixinayaybaa waxay macalimiinta ugu so qoreen β€œdhicitaankaagu kama turjumayo fashilkaaga”balse indha adaygaaga waxad ku mutaysatay 1 sano oo dheeri ah inaad nala sii joogtoπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

Waan ku doortayπŸ₯Ή. Waana ku dooran doonaa weligeey. Bilaa hakad, bilaa shaki.😩 Waan sii wadi doonaaπŸ’˜ inaan adiga ku doorto❀
Waan ku doortayπŸ₯Ή. Waana ku dooran doonaa weligeey. Bilaa hakad,Β  bilaa shaki.😩 Waan sii wadi doonaaπŸ’˜ inaan adiga ku doorto❀️. Haddii aad noolaaneyso boqol sano❀️‍πŸ”₯, waxaan doonayaa inaan noolaado boqol sano oo hal maalin ka yar. Sida darteed uma baahni inaan noolaado adiga la,aantaa.πŸ’ž Xusuusnow qalbi in xiriirkeenu uusan ahayn game la ciyaaro, erayo la iska yiraahdoπŸ’—, mid bilaawdo maarsoπŸ’– misana dhamaado may, ogow waa beri.

Waan ku doortay. Waana ku dooran doonaa weligeey. Bilaa hakad, bilaa shaki. Waan sii wadi doonaa inaan adiga ku doorto. Haddi
Waan ku doortay. Waana ku dooran doonaa weligeey. Bilaa hakad,Β  bilaa shaki. Waan sii wadi doonaa inaan adiga ku doorto. Haddii aad noolaaneyso boqol sano, waxaan doonayaa inaan noolaado boqol sano oo hal maalin ka yar. Sida darteed uma baahni inaan noolaado adiga la,aantaa. Xusuusnow qalbi in xiriirkeenu uusan ahayn game la ciyaaro, erayo la iska yiraahdo, mid bilaawdo maarso misana dhamaado may, ogow waa beri. Halkaan hoose waxaan ku diyaarinay qormooyin kale oo xiiso leh kuwaasoo ay akhristayaasheenu ay u riyaaqeen. Guji si aad u akhrisato. Qish gal qolkaan si aad u barato gabar guurdoon ah ama wiil riix halkaan

Naftaada waxay kugula jirtaa dagaal ka adag midka aad bannaanka kalla kulmeyso, shaqada ugu horeyso aad qabsanyso waa in aad
Naftaada waxay kugula jirtaa dagaal ka adag midka aad bannaanka kalla kulmeyso, shaqada ugu horeyso aad qabsanyso waa in aad naftaada leyliso, si ay kugu hoggaansannaato. Geesi noqon meysid haddii aadan dhaawacmin, waxna ma baraneysid haddii aadan gefaf sameyn. Guuleyste noqon meysid haddii aadan jab la kulmin. Waxaad marri doontaa dugsi ay kugu adkaan doonto in aad cashar ka barato, haddana ay waajib tahay in aad barrato, waanna guul_darrada. Haddiiba aad muhiim u aragto, waqti ayaad u heli doontaa. Haddii se ay muhiim kula aheyn, cudurdaar ayaad u heli doontaa." ~Ryan Blair

Waan ku doortay. Waana ku dooran doonaa weligeey. Bilaa hakad,Β  bilaa shaki. Waan sii wadi doonaa inaan adiga ku doorto. Haddii aad noolaaneyso boqol sano, waxaan doonayaa inaan noolaado boqol sano oo hal maalin ka yar. Sida darteed uma baahni inaan noolaado adiga la,aantaa. Xusuusnow qalbi in xiriirkeenu uusan ahayn game la ciyaaro, erayo la iska yiraahdo, mid bilaawdo maarso misana dhamaado may, ogow waa beri. Halkaan hoose waxaan ku diyaarinay qormooyin kale oo xiiso leh kuwaasoo ay akhristayaasheenu ay u riyaaqeen. Guji si aad u akhrisato. Qish gal qolkaan si aad u barato gabar guurdoon ah ama wiil riix halkaan

Waan ku doortay😩. Waana ku dooran doonaa weligeeyπŸ₯Ί. Bilaa hakad,Β  bilaa shaki. Waan sii wadi doonaa inaan adiga ku doorto. Haddii aad noolaaneyso boqol sano❀️, waxaan doonayaa inaan noolaado boqol sano oo hal maalin ka yar. Sida darteed uma baahni inaan noolaado adiga la,aantaaπŸ₯Ή. Xusuusnow qalbi in xiriirkeenu uusan ahayn game la ciyaaro, erayo la iska yiraahdo, mid bilaawdo maarso misana dhamaado may, ogow waa beri. Halkaan hoose waxaan ku diyaarinay qormooyin kale oo xiiso leh kuwaasoo ay akhristayaasheenu ay u riyaaqeen. Guji si aad u akhrisato. Qish gal qolkaan si aad u barato gabar guurdoon ah ama wiil riix halkaan

Ha ka raadin jacayl qalbiyada gaajaysan haddii ay dhergaan way ku tuuri doonaan,πŸ₯Ί laakiin ka raadi quluub daacad ah haddii a
Ha ka raadin jacayl qalbiyada gaajaysanΒ  haddii ay dhergaan way ku tuuri doonaan,πŸ₯Ί laakiin ka raadi quluub daacad ah haddii ay ku jecelaadaan, way ku ilaalin doonaanπŸ‘©β€β€οΈβ€πŸ’‹β€πŸ‘©πŸ’ž Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β  Hbn WngπŸ’«

MA RABTAA IN UU ILAAHAY KUSIIYO WAX WALBO AAD WEYDIISATO, Kaliya ducadan aqri oo alle ku bari🀲.... Ψ£Ω„Ω„Ω‡Ω… Ψ₯Ω†ΩŠ Ψ£Ψ³Ψ£Ω„Ωƒ Ψ¨Ψ£Ω†ΩŠ Ψ£Ψ΄Ω‡Ψ―
MA RABTAA IN UU ILAAHAY KUSIIYO WAX WALBO AAD WEYDIISATO, Kaliya ducadan aqri oo alle ku bari🀲.... Ψ£Ω„Ω„Ω‡Ω… Ψ₯Ω†ΩŠ Ψ£Ψ³Ψ£Ω„Ωƒ Ψ¨Ψ£Ω†ΩŠ Ψ£Ψ΄Ω‡Ψ― Ψ£Ω†Ωƒ Ψ£Ω†Ψͺ Ψ§Ω„Ω„Ω‡ Ω„Ψ§ Ψ§Ω„Ω‡ Ψ§Ω„Ψ§ Ψ§Ω†Ψͺ Ψ§Ω„Ψ£Ψ­Ψ― Ψ§Ω„Ψ΅Ω…Ψ― Ψ§Ω„Ψ°ΩŠ Ω„Ω… ΩŠΩ„Ψ― و Ω„Ω… ΩŠΩˆΩ„Ψ― و Ω„Ω… ΩŠΩƒΩ† Ω„Ω‡ ΩƒΩΩˆΨ§ Ψ£Ψ­Ψ― ❀️😊. Qofkaad lajeclato ducadan gaarsii wll🀍

Sheeko Somali: Gabar jeclaatay Wadaad Mu`adim ah Gabadh ayaa jeclaatay wadaad mu’adim ah (Masaajid ka adima) markasta oo aadaankiisa ay maqasho waxey tiraahdaa alla wadaadku cod macaanaa. Nin naagta qabay ayaa ku dhibsaday arintaan wuxuuna mudo ka fikiraayay siduu uga reebi lahaa isagoon cidna u sheegin. Markaasuu habeenkii dambe wiil yar fariin u faray kuna yiri β€œHebla waxad ku tiraahdaa waxaa ku doonaya wadaadka masaajidka ka adima wuxuuna kugu sugayaa meel heblaayo ee u tag. Naagtii inta si hal haleel ah u labisatay ayay dag-dag ku tagtay halkii looga wacay, ninkii oo isna iska dhigaya wadaadkii ayaa inta soo xirtay dhar cad cad oo iska qariyay baa soo istaagay meeshii. Naagtii oo ordeysay ayaa ugu tagtay halkii balantu aheyd, markaasey ku tiri, Alla waa wadaadkii codka macaanaa, Asc see tahay sheekhow? Isna isagoon u jawaabin buu ul ku bilaabay markaasey ka carartay iyadoo aad u yaaban. Maalintii dambe ayuu adimay wadaadkii markaas baa ninkii yiri β€œAlla waa wadaadkii codka macaanaa oo adimayo ee xaajiyo ma maqashaa?” Naagtii baa inta soo booday tiri, β€œMa cod macaanee balaayada naaguhuu dilaa ayaa meelaha laga sheeg sheegayay

Caawa : 10:00 , 22:00 pm waxaa soo gali doona Barnamijka :πŸ‘¨β€πŸ¦³π–π€π‹πˆπ˜πŽπ– sα΄€α΄€Κ€ π–π€π‹πˆπ˜πŽπ–πŸ‘©β€πŸ¦³ Barnamijka : :πŸ‘¨β€πŸ¦³π–οΏ½
Caawa : 10:00 , 22:00 pm  waxaa soo gali doona  Barnamijka :πŸ‘¨β€πŸ¦³π–π€π‹πˆπ˜πŽπ– sα΄€α΄€Κ€ π–π€π‹πˆπ˜πŽπ–πŸ‘©β€πŸ¦³ Barnamijka : :πŸ‘¨β€πŸ¦³π–π€π‹πˆπ˜πŽπ– sα΄€α΄€Κ€ π–π€π‹πˆπ˜πŽπ–πŸ‘©β€πŸ¦³ Daadihyaha : JALLE & mascuud ak Waqtiga : 10:00 , 22:00 pm Waqtiga Geeska Afrikada Bari Halkudhigyada Barnamijka : Kala soco hoyga farxada 🌷Tᴇᴀᴍ__EɴᴛᴇʀᴛᴀΙͺΙ΄α΄α΄‡Ι΄α΄›πŸŒ· Oo riix link  https://t.me/joinusteamentertainment F.g wll qalbi si Barnamijka qurux noogu noqdo haso furan megg🀍❀️🎀