🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎
Kanalga Telegram’da o‘tish
Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.💯✊ Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub 📝 Gacmo Furan Ku Soo Dhawow 🤷♂️ Nagu Soo Biir Oo nala qosal🙏
Ko'proq ko'rsatish4 548
Obunachilar
-824 soatlar
-287 kunlar
-15030 kunlar
Postlar arxiv
Caawa : 10:00 , 22:00 pm waxaa soo gali doona Barnamijka :👨🦳𝐖𝐀𝐋𝐈𝐘𝐎𝐖 sᴀᴀʀ 𝐖𝐀𝐋𝐈𝐘𝐎𝐖👩🦳
Barnamijka : :👨🦳𝐖𝐀𝐋𝐈𝐘𝐎𝐖 sᴀᴀʀ 𝐖𝐀𝐋𝐈𝐘𝐎𝐖👩🦳
Daadihyaha : JALLE & mascuud ak
Waqtiga : 10:00 , 22:00 pm
Waqtiga Geeska Afrikada Bari
Halkudhigyada Barnamijka :
Kala soco hoyga farxada 🌷Tᴇᴀᴍ__Eɴᴛᴇʀᴛᴀɪɴᴍᴇɴᴛ🌷
Oo riix link https://t.me/joinusteamentertainment
F.g wll qalbi si Barnamijka qurux noogu noqdo haso furan megg🤍❤️🎤
Wiil ayaa hooyadiis waydiiyay:"sideen u heli karaa gabar igu haboon?" Hooyadii ayaa ugu jawaabtay. "Haka welwalin helida gabar wanaagsan ,xooga saar aidii aad u noqon laheyd nin wanagsan "sababta oo ah Alle wuxuu yiri:"kuwa wanaagsan waxay u sugnaadeen kuwa wanaagsan". Oo macnaheedu ay tahay haddii aad adiga wanaagsanaatid in aad heleesid qof wanaagsan.
```ﷺ:``` *اللَّهُمَّ صَلٌِ عَلَى مُحَمَّدٍ وَّ عَلَى آلِ مُحَمَّدٍ كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ* *اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ وَّ عَلَى آلِ مُحَمَّدٍ كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيد* Jimco wngzn AQRISTOW
اللهم اجعلهُ عام خير وبركة وارزقنا فيه الصحة وراحة البال🤲
《كل عام وانتم بخير 》سنةجديد🌺1️⃣4️⃣4️⃣5️⃣هجري🙏
Sheeko qosol badan: Nin mindi wato
Nin Mindi wata ayuu soo hor istaagay Masaajid markaa salaadda laga baxay, kaddibna wuxuu yiri ”War yaa Muslim ah”? Hal nin ayaa farta taagay dadka intii kalana waa aamuseen. Ninkii ayuu kaxaystay, kaddibna neef uu biraynnayey ayuu yiri iga caawi. Waa uu la qabqabtay, wuuna bireeyey. Markii uu caawiyey ayuu yiri haragga intaad ka bixinayso ku ma sugi karee Masaajidka ku laabo oo qof kale ka soo kaxayso.
Masjidkii ayuu ku laabtay isagoo markaan wata Mindidii oo dhiig ka da’ayo, kolkaa ayuu yiri ”War yaa kale oo Muslim ah? Waa la wada aamusay, wuu ku celiyey ”War nala hadla oo yaa kale oo Muslim ah ? Dadkii oo dhan ayaa Imaamkii farta ku fiiqay oo yiri ”waxaan kolleey hubnaa wadaadka na tujiyey.
Wadaadkii ayaa inta istaagay, cimaammaddiiisana tunka saartay yiri ”Hooyadiin baad u sheegeysaan, ma labada rakcaddood ee aan idinka saaray ayaa lagu Muslimaa.🤣🤣🤣
𝑸𝒐𝒇𝒌𝒂 𝒎𝒂𝒂𝒏𝒕𝒂 𝒐𝒐 𝒅𝒉𝒂𝒏 𝒌𝒂𝒏 𝒎𝒖𝒓𝒖𝒈𝒐𝒐𝒏𝒂𝒚𝒂 𝒘𝒊𝒙𝒊𝒊 𝒕𝒂𝒈𝒂𝒚 𝒘𝒂𝒂 𝒒𝒐𝒇 𝒓𝒂𝒃𝒂 𝒊𝒏 𝒖𝒖 𝒊𝒍𝒎𝒂𝒉𝒂 𝒍𝒂 𝒅𝒉𝒂𝒍𝒂𝒚 𝒌𝒖 𝒄𝒆𝒍𝒊𝒚𝒐 𝒄𝒂𝒍𝒐𝒐𝒔𝒉𝒂 𝒉𝒐𝒐𝒚𝒂𝒅𝒂, 𝒊𝒍𝒍𝒊𝒏𝒕𝒂 𝒐𝒐𝒉𝒊𝒏𝒕𝒂 𝒌𝒖 𝒄𝒆𝒍𝒊𝒚𝒐 𝒊𝒔𝒉𝒂, 𝒎𝒂𝒂𝒍𝒊𝒏𝒕𝒊𝒊𝒏𝒂 𝒌𝒖 𝒄𝒆𝒍𝒊𝒚𝒐 𝒉𝒂𝒃𝒆𝒆𝒏 𝒍𝒂𝒔𝒐𝒐 𝒅𝒉𝒂𝒂𝒇𝒂𝒚! 𝒔𝒖𝒖𝒓𝒕𝒐𝒈𝒂𝒍 𝒎𝒂 𝒂𝒉𝒂𝒏 𝒆𝒆 𝒏𝒐𝒐𝒍𝒐𝒘 𝒉𝒂𝒅𝒅𝒂 𝒌𝒖𝒏𝒂 𝒓𝒂𝒂𝒙𝒂𝒚𝒔𝒐,𝒊𝒔𝒌𝒂𝒏𝒂 𝒊𝒍𝒍𝒐𝒘 𝒘𝒊𝒙𝒊𝒊 𝒕𝒂𝒈𝒂𝒚 𝒘𝒂𝒂 𝒕𝒆𝒈𝒂𝒚!
𝒇𝒊𝒌𝒊𝒓𝒌𝒂 𝒂𝒉:"𝒘𝒂𝒙𝒂 𝒇𝒊𝒊𝒄𝒏𝒂𝒂𝒏 𝒍𝒂𝒉𝒂𝒚𝒅 𝒉𝒂𝒅𝒅𝒊𝒊 𝒂𝒂𝒏 𝒔𝒊𝒅𝒂𝒂𝒔 𝒔𝒂𝒎𝒂𝒚𝒏 𝒍𝒂𝒉𝒂𝒂" 𝒊𝒚𝒐 "𝒎𝒂𝒙𝒂𝒂𝒏 𝒔𝒊𝒅𝒂𝒂𝒔 𝒖 𝒔𝒂𝒎𝒆𝒆𝒚𝒂𝒚?" 𝒌𝒖𝒎𝒂 𝒄𝒂𝒂𝒘𝒊𝒏𝒂𝒚𝒔𝒐 𝒆𝒆 𝒘𝒂𝒙𝒂𝒚 𝒌𝒖𝒈𝒖 𝒎𝒂𝒔𝒉𝒒𝒖𝒖𝒍𝒊𝒏𝒂𝒚𝒔𝒂𝒂 𝒇𝒆𝒌𝒆𝒓 𝒂𝒂𝒏 𝒙𝒂𝒍 𝒍𝒂𝒉𝒆𝒚𝒏. 𝑯𝒐𝒓𝒂𝒚 𝒖 𝒔𝒐𝒄𝒐 𝒉𝒊𝒊𝒈𝒔𝒐 𝒚𝒐𝒐𝒍𝒌𝒂 𝒂𝒂𝒅 𝒏𝒐𝒍𝒂𝒔𝒉𝒂 𝒌𝒂𝒍𝒆 𝒅𝒂𝒉𝒂𝒚.
Alle raali haydinka ahaado kuwa qalbiyadooda quful weyn la saaray, furihiina lala dheelmaday si arxan la'aan ah 💔😥
Nin reer Mudug ah ayaa reer dariskiisa ahaa qof ka dhintay.
Tacsiyo ayuu ugu tagay kadib markuu guriga ka soo bixi rabey ayuu arkey islaan sariiir saaran oo waayeel ah markaasuu intuu soo laabtey
Reerihii ku yiri:Tana hadey dhimato Alle ha unaxariisto masoo laalaaban karee😁🤣😂
✨️🏆 KA FAA'IDAYSI WANAAGSAN🏆✨️
🎉 @KOOXDA_SIYAADSO 🎉
🔷️ [ WAX WALIBA EBER { 0 } AYEY KA BILOOWDAAN ]
■ DIINI🕌 ■
🌻 @QULUUBTA
🌻 @AQOONYAHAN1
🌻 @SAAAFI114
🌻 @ATUUNNUUR
🌻 @WANAAGFIDIYE
🌻 @quraan103
🌻 @Kbciy
■ XIKMADO🧠 ■
🏆 @ASMAKADIYE
🏆 @SIRTAGUSHA021
🏆 @FAHANGUUD
🏆 @MUFAKAR1
🏆 @XIGMADLE
🏆 @GARAADKOBOC
🏆 @DRSFARDOWSA
🏆 @HAMIGENA
🏆 @Hoygaaqoonta2
🏆 @SALMAXIKMAWI
🏆 @Hormari_hankaaga
🏆 @hoyganoolashachannel
🏆 @xikmado_iyo_sugan_6
🏆 @noloshuwaahalgaan
🏆 @kaahanolosha
■ DHIIRIGALIN🗣 ■
✨️ @HLGANKA
✨️ @ABDITAHAD
✨️ @Nuurka_Nolosha
✨️ @NUCAYM24
✨️ @islamicdigital
✨️ @ifinoloshaada
✨️ @Murti_maal
✨️ @dhiirigaliyaha_nolasha1
✨️ @MASKAX_KAAB
✨️ @hamdimohamed44
✨️ @CILMIYEYS
✨️ @HogaankaNolosha
✨️ @dhaxalrebchannel
✨️ @dhiirigalinta
✨️ @Qoraal_bacground
✨️ @Xikmaawi_15
✨️ @fahanka6
✨️ @WADADAGUUSHA1
■ ORAAHYO✍️🌼 ■
✍️ @BAYAANKA_NOLOSHA
✍️ @IFIYE2222
✍️ @Anwarmedia88
✍️ @AQOON_AROOR
✍️ @reporter2
■ JACAYL💖 ■
💝 @AADAN123 #ERAYO_JACAYL
💝 @NOLOSHUWAAGUUL
💝 @ROYAAL_CHANNL
💝 @Qalpijaceyl42
💝 @darajo24
💝 @JEESTOLE12
💝 @Fuaadcarab
💝 @weheljaceY
💝 @DARYEEL_JACAYAL_VIP
💝 @bilicdawaayaha
💝 @wadnojacayl
💝 @mirojaceyl
💝 @fariimojaceyl1
💝 @jacayl_aan_dhamaanayn
■ CILMI-BAARIS🔎 ■
🔍 @fududeeye209
🔍 @fududeeye209
🔍 @fududeeye209
■ BUUGAAG📚 ■
📚 @Hamda_Nour
📚 @Hamda_Nour
📚 @Hamda_Nour
HABAYN WANAAGSAN 🌃🥰
-------°○-----------------•●-------------------
Channel ku daridda iyo wixii faah-faahin ah ka eeg
● @KOOXDA_SIYAADSO
Gudoomiye @Mr_siyaadso
---------- 🔝-------------°○----------------•●
SPONSORED BY:
🥇 @QULUUBTA
🥈 @dhiirigaliyaha_nolasha1
🥉 @NOLOSHUWAAGUUL
🏅 @Qalpijaceyl42
🎖 @AADAN123
☆ DHAMAAD ☆
https://t.me/hlganka
berito sanad cusub ino bilabana insha allah illahow noga dhig sanad khyer badna o riyoyinkena o dhan ino rumowan dhamantena🤲😘💞
Ma ogtahay in farxadaada ay ka timaaddo qalbigaaga,
Markasta qalbigaaga ay tahay qalbi nadiif ah,waxaa fududaanayo in farxadda qalbigaaga ku jirto ay ka muuqato wajigaaga.Markasta aad dadka cafiso,una dulqaadato dhibaatooyinka aad kala kulmaysid,Macnaheeda waxay tahay farxaddaada ayaa muujisay🙂.
𝑱𝒂𝒄𝒂𝒚𝒍𝒌𝒊 𝒘𝒂𝒂 𝒅𝒂𝒓𝒆𝒆𝒏💌 𝒌𝒖 𝒃𝒂𝒓𝒂𝒚𝒂 𝒇𝒂𝒓𝒙𝒂𝒅𝒅𝒂😁,𝒊𝒔𝒍𝒂𝒎𝒂𝒓𝒌𝒂𝒂𝒏𝒂 𝒎𝒖𝒖𝒋𝒊𝒚𝒂 𝒅𝒂𝒃𝒆𝒆𝒄𝒂𝒅𝒂𝒉𝒂𝒂𝒈𝒂 𝒌𝒖𝒘𝒐𝒐𝒅𝒂 𝒖𝒈𝒖 𝒘𝒂𝒏𝒂𝒈𝒔𝒂𝒏.
𝑲𝒖 𝒕𝒖𝒔𝒊𝒏𝒂𝒚𝒂 𝒎𝒂𝒄𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂🥰 𝒏𝒐𝒍𝒂𝒔𝒉𝒂𝒂𝒅𝒂,𝒋𝒂𝒄𝒂𝒚𝒍𝒌𝒖 𝒘𝒖𝒙𝒖𝒖 𝒙𝒂𝒎𝒃𝒂𝒂𝒓𝒔𝒂𝒏 𝒚𝒂𝒉𝒂𝒚 𝒏𝒂𝒙𝒂𝒓𝒊𝒊𝒔,🥺𝒘𝒖𝒙𝒖𝒖 𝒌𝒆𝒏𝒂𝒂 𝒊𝒔𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒔𝒉𝒐💑 𝒊𝒚𝒐 𝒌𝒂𝒍𝒔𝒐𝒐𝒏𝒊.𝑺𝒐𝒐𝒎𝒂 𝒂𝒓𝒂𝒈 𝒎𝒂𝒓𝒌𝒂𝒂𝒕𝒂 𝒂𝒂𝒅 𝒇𝒊𝒊𝒓𝒊𝒔𝒊𝒅 𝒒𝒐𝒇𝒌𝒂 𝒂𝒂𝒅 𝒋𝒆𝒄𝒆𝒔𝒉𝒂𝒉𝒂𝒚💞,𝒘𝒂𝒋𝒊𝒈𝒂𝒂𝒈𝒂 𝒘𝒂𝒙𝒂 𝒌𝒂 𝒎𝒖𝒖𝒒𝒅𝒂 𝒇𝒂𝒓𝒙𝒂𝒅 𝒊𝒚𝒐 𝒅𝒉𝒐𝒐𝒍𝒂𝒄𝒂𝒅𝒅𝒆𝒚𝒏💖.𝑱𝒂𝒄𝒂𝒚𝒍𝒌𝒂 𝒘𝒖𝒙𝒖𝒖 𝒎𝒂𝒄𝒏𝒐 𝒊𝒚𝒐 𝒒𝒊𝒊𝒎𝒐 𝒖 𝒚𝒆𝒆𝒍𝒂𝒂 𝒏𝒐𝒍𝒂𝒔𝒉𝒂𝒂𝒅𝒂 🥵.𝑯𝒂𝒅𝒅𝒊𝒊 𝒖𝒖𝒔𝒂𝒏 𝒋𝒊𝒓𝒊 𝒍𝒂𝒉𝒂𝒚𝒏 𝒋𝒂𝒄𝒂𝒚𝒍 𝒏𝒐𝒍𝒂𝒔𝒉𝒖 𝒘𝒂𝒙𝒂𝒚 𝒏𝒐𝒒𝒐𝒏 𝒍𝒂𝒉𝒂𝒚𝒅 𝒎𝒖𝒈𝒅𝒊,𝒍𝒂𝒂𝒌𝒊𝒏 𝒋𝒂𝒄𝒂𝒚𝒍𝒌𝒂 𝒂𝒚𝒂𝒂 𝒂𝒉 𝒘𝒂𝒙𝒂 𝒊𝒇𝒕𝒊𝒊𝒎𝒊𝒚𝒂 𝒏𝒐𝒍𝒐𝒔𝒉𝒆𝒆𝒏𝒂💝.
Endi mavjud! Telegram Tadqiqoti 2025 — yilning asosiy insaytlari 
