uz
Feedback
Post Files πŸ“–

Post Files πŸ“–

Kanalga Telegram’da oβ€˜tish

● @PostFiles πŸ‘‰waa Madal Aqooneed πŸ“š ● waxaanad ka helaysaa : Dhiirigalin, Kobcinta garaadka, Dhacdooyin hore, Horumarinta Shakhsiyada, Tallaaboyin waxtar leh, IWM. ● Owner/Founder: @HassanAbdikadir @PostFiles #Madasha_Aqoonta_iyo_Akhriska

Ko'proq ko'rsatish
2 470
Obunachilar
-224 soatlar
-37 kun
-1230 kun

Ma'lumot yuklanmoqda...

Taglar buluti
Ma'lumot yo'q
Muammo bormi? Iltimos, sahifani yangilang yoki bizning qo'llab-quvvatlash boshqaruvchimizga murojaat qiling>.
Kirish va chiqish esdaliklari
---
---
---
---
---
---
Obunachilarni jalb qilish
Dekabr '24
Dekabr '24
+24
0 kanalda
Noyabr '24
+19
0 kanalda
Get PRO
Oktabr '24
+44
0 kanalda
Get PRO
Sentabr '24
+17
0 kanalda
Get PRO
Avgust '24
+20
0 kanalda
Get PRO
Iyul '24
+21
0 kanalda
Get PRO
Iyun '24
+56
0 kanalda
Get PRO
May '24
+41
0 kanalda
Get PRO
Aprel '24
+23
0 kanalda
Get PRO
Mart '24
+93
0 kanalda
Get PRO
Fevral '24
+58
0 kanalda
Get PRO
Yanvar '24
+57
0 kanalda
Get PRO
Dekabr '23
+73
0 kanalda
Get PRO
Noyabr '23
+144
1 kanalda
Get PRO
Oktabr '23
+31
0 kanalda
Get PRO
Sentabr '23
+73
0 kanalda
Get PRO
Avgust '23
+910
0 kanalda
Get PRO
Iyul '23
+67
0 kanalda
Get PRO
Iyun '23
+26
0 kanalda
Get PRO
May '23
+51
0 kanalda
Get PRO
Aprel '23
+42
0 kanalda
Get PRO
Mart '23
+73
0 kanalda
Get PRO
Fevral '23
+153
0 kanalda
Get PRO
Yanvar '23
+124
0 kanalda
Get PRO
Dekabr '22
+138
0 kanalda
Get PRO
Noyabr '22
+160
0 kanalda
Get PRO
Oktabr '22
+279
0 kanalda
Get PRO
Sentabr '22
+582
0 kanalda
Sana
Obunachilarni jalb qilish
Esdaliklar
Kanallar
21 Dekabr0
20 Dekabr+3
19 Dekabr+1
18 Dekabr+1
17 Dekabr0
16 Dekabr0
15 Dekabr0
14 Dekabr0
13 Dekabr+1
12 Dekabr+7
11 Dekabr+1
10 Dekabr+3
09 Dekabr0
08 Dekabr0
07 Dekabr+2
06 Dekabr0
05 Dekabr+1
04 Dekabr0
03 Dekabr0
02 Dekabr0
01 Dekabr+4
Kanal postlari
Ciid Wanaagsan βœ¨πŸŒ™ CaaFimaad iyo cimri dheer ayaan idiin rajaynayaa dhamaan bahwaynta qiimaha leh ee ku xidhan madashan aqoon
Ciid Wanaagsan βœ¨πŸŒ™ CaaFimaad iyo cimri dheer ayaan idiin rajaynayaa dhamaan bahwaynta qiimaha leh ee ku xidhan madashan aqooneed ee @PostFiles Ψ£ΨΉΨ§Ψ―Ω‡ Ψ§Ω„Ω„Ω‡ ΨΉΩ„ΩŠΩ†Ψ§ ΩˆΨΉΩ„ΩŠΩƒΩ… Ψ¨Ψ§Ω„ΩŠΩ…Ω† ΩˆΨ§Ω„Ψ¨Ψ±ΩƒΨ§Ψͺ، ΨͺΩ‚Ψ¨Ω„ Ψ§Ω„Ω„Ω‡ Ω…Ω†Ψ§ ΩˆΩ…Ω†ΩƒΩ… Ψ΅Ψ§Ω„Ψ­ Ψ§Ω„Ψ§ΨΉΩ…Ψ§Ω„ @PostFiles #Eid_Wanaagsan

2
One app for all your Word, Excel, PowerPoint and PDF needs. Get the Microsoft 365 app: https://aka.ms/GetM365
445
3
Qissada Nabi Idriis Calayhi salaam.PDF ● Waa Nabigii ugu horeeyay ee adeegsada qalin si uu wax ugu qoro, sidoo kalena waa qof
Qissada Nabi Idriis Calayhi salaam.PDF ● Waa Nabigii ugu horeeyay ee adeegsada qalin si uu wax ugu qoro, sidoo kalena waa qofki ugu hor bilaabay toloshada dharka. ● Waa Nabigii Sedexaad ee uu Alle usoo diray bani-aadamka kadib Nabi aadam iyo nabi shiis gadaashood. ● Nabi Idriis wuxuu dhashay 308 sano kahor geerida nabi aadam, dabcan wuxuu nolosha kusoo gaadhay Nabi Aadam. ● Culimada tafsiirka ayaa Nabi Idriis ku sheega inuu ahaa caalim dadka bara culuumta kala duwan, sidoo kalena wax badan ka yiqaana cilmiga xidigiska iyo xisaabta, oo ahayd karaamoΒ  iyo tirmaam ugooni ah oo uu kaga duwanaa dadkii uu la noolaa. ● Mawduucan waxaynu kaga warami doona Qissada Nabi Idriis Calayhi salaam. ● πŸ™ Fadlan la wadaag asxaabtada Linkiga Chanel keena: πŸ‘‰ Https://t.me/PostFiles Halkan ka akhriso oo kala deg. πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
410
4
Qissada Nabi Aadam Calayhi-salaam Iyo Abuuritaanka Dadka.PDF Qoraaga: @HassanAbdikadir Madasha: @PostFiles #Ramadan_Mubarak #Taariikhda_Ambiyada
420
5
Qissada Nabi Aadam Iyo Abuuritaanka Dadka.PDF ● Qisada Nabi Aadam calayhi-salaam, markaynu ka sheekaynayno waxay la micno tah
Qissada Nabi Aadam Iyo Abuuritaanka Dadka.PDF ● Qisada Nabi Aadam calayhi-salaam, markaynu ka sheekaynayno waxay la micno tahay inaynu ka sheekaynayno bilowga taariikhda insaanka !. ● Waa aabaha dadka iyo sidooΒ  kale qofkii ugu horeeyey ee uu alle u doortay inuu noqdo halka ay ka bilaabmayso tafiirta aadmaha. ● Durriyadiisa, waxa uu alle SW ka fadilay noolaha kale oo idil. ● Waxaynu ku lafaguri doona mawduuceenan:Β  Sida uu alle SW u abuuray Aadam, Sidee looga soo saaray Jannada, iyo waliba sidee se u dhacay dilkii ugu horeeyey ee uu banii aadamku isku gaysto. ● Fadlan Akhriste La wadaag Linkiga Chanel keenan asxaabtada si ay uga Faa'idaystaan oo ay wax uga bartaan diintooda : πŸ™πŸ‘‰ Https://t.me/PostFiles Halkan ka Akhriso oo kala deg πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
412
6
One app for all your Word, Excel, PowerPoint and PDF needs. Get the Microsoft 365 app: https://aka.ms/GetM365
453
7
● Wuxuu ahaa hogaamiye ku suntanaa Geesinimo, Go'aan adag iyo Cadaalad. ● Wuxuu ahaa dagaalyahan hogaamiyay in ka badan 120+
● Wuxuu ahaa hogaamiye ku suntanaa Geesinimo, Go'aan adag iyo Cadaalad. ● Wuxuu ahaa dagaalyahan hogaamiyay in ka badan 120+ dagaal aan midna laga guulaysan ! ● Khaalid binu waliid ayaa aad u necbaa islaamka kahor intaanu soo islaamin ! ● Ninkii u qabay islamka nacaybka intaas leeg ayaa mar kaliya isku badalay geesi kamida geesiyaashi islaamka, seef kamida seefihii sharafta lahaa ee guulaha usoo hoyay diinta islaamka. ● ilaa markii danbe uu nabigu "CSW" uu ugu magac daray "Seeftii alle ee galka laga saaray" ● Khaalid ibnul-waliid ayaa soo islaamay bishii safar sanadkii 8aad ee Hijriga. ● Khaalid binu waliid wuxuu ku suntanaa shakhsiyad u saaxiiba xeelado dagaal oo aan xiligiisi la aqoon.! ● Akhristayaal Mawduucan ayaynu ku eegaynaa xeeladihii dagaal ee u ku caan baxay khaalid ibnul-waliid iyo waliba sababta uu u shahiidi waayay isagoo goob dagaal ku sugan, waliba isagoo goob joog u ahaa in ka badan 120+ dagaal. Taariikhda Halyaygan Halkan ka akhriso oo kala deg πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
417
8
Ramadan Mubarak πŸŒ™ .... .... .... .... .... .... .. Waxaan idinku hambalyaynaya curashada bisha barakaysan ee π—₯𝗔𝗠𝗔𝗗𝗔𝗑
Ramadan Mubarak πŸŒ™ ....Β  ....Β  ....Β  ....Β  ....Β  ....Β  .. Waxaan idinku hambalyaynaya curashada bisha barakaysan ee π—₯𝗔𝗠𝗔𝗗𝗔𝗑 guud ahaan umadda muslimka ah ee ku nool dacalada dunida gaar ahaana aqoonyahanada Ku jirta Madashan @PostFiles. ALLE ha inaga yeelo kuwii bishaas barakaysan loo danbi dhaafo, Acmaasha wanaagsan ee aynu la imanaynana ALLE ha inaga aqbalo, Allena ha inaga dhigo kuwii naarta uu ka xoreeyo. ● Intaynu ku guda jirno Bishan barakaysan ee ramadan waxaad halkan kala socon doontaan Maqaalo " Articles" " Documents" taxane ah oo diini ah. ● La wadaag asxaabtada Linkiga Chanel keena si ay uga Faa'idaystaan kheyrka πŸ‘‰ Https://t.me/PostFiles #π—₯𝗔𝗠𝗔𝗗𝗔𝗑𝗠𝗨𝗕𝗔π—₯π—”π—ž Β  #Madasha @PostFiles Qoraaga: @HassanAbdikadir
565
9
One app for all your Word, Excel, PowerPoint and PDF needs. Get the Microsoft 365 app: https://aka.ms/GetM365
458
10
One app for all your Word, Excel, PowerPoint and PDF needs. Get the Microsoft 365 app: https://aka.ms/GetM365
445
11
Qaabkeed Ku Horumarin kartaa Naftaada iyo Shakhsiyadada.PDF ● Horumarka iyo guushu waxay kamid yihiin waxyaabaha ugu badan ug
Qaabkeed Ku Horumarin kartaa Naftaada iyo Shakhsiyadada.PDF ● Horumarka iyo guushu waxay kamid yihiin waxyaabaha ugu badan uguna muhiimsan uu qof kastaa doonaayo. ● inaad noqotid qof horumar ka sameeyay noloshiisa, ku tiirsan naftiisa, gacan qabtana dadka ku hareeraysan, sidoo kale wax kusoo gudbiya bulshadiisa waa riyada aynu ka wada simanahay dhamaanteen. Laakiin nasiib daro 10% oo kaliya aadmaha ayaa gaadha horumarka Nolosha ay ku taamayaan halka inta soo hadhay ay ku fashilmaan. ● Hadaba maxaa dib celiya, sidoo kale maxay tahay sababta fashilka nolosha !! ● mawduucan waxaan kaga warami doona 10 Qodob oo sababa fashilka qofka. Halkan_Kala_deg πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
425
12
@PostFiles Chanel: "Maaha Goob Aad Ugu Iman Doonto Talooyin Bilaa Tayo Ah Iyo tacab Waxtar Lahayn, Balse waa magal aad ka Hel
@PostFiles Chanel: "Maaha Goob Aad Ugu Iman Doonto Talooyin Bilaa Tayo Ah Iyo tacab Waxtar Lahayn, Balse waa magal aad ka Heli Karto Farsamoyin waxtar Leh sida Horumarinta Shakhsiyada, Kobcinta garaadka iyo hab Fikirka kuwaas oo si wayN wax Uga Badali Doona Noloshaβ€œ. Ku Biir Hadda: πŸ‘‰Https://t.me/PostFiles Oo La wadaag Asxaabtada.πŸ™ Madasha: @PostFiles Madasha akhriska #Subscribe #Share
540
13
One app for all your Word, Excel, PowerPoint and PDF needs. Get the Microsoft 365 app: https://aka.ms/GetM365
783
14
2024 Ka Dhigo Sanadkan Sanadkii Aad guulaysan lahayd. PDF ● Waxaad ogaata akhriste mar walboo uu sanad kuu kordho waxa is bed
2024 Ka Dhigo Sanadkan Sanadkii Aad guulaysan lahayd. PDF ● Waxaad ogaata akhriste mar walboo uu sanad kuu kordho waxa is bedelayaa noloshada, garaadkaga, iyo waliba qaab Fikirkaga. ● Waxaad mar walba kasii durkaysaa dhalinyarnimada adigoo usii dhawaanaya marba marka kasii danbeeya waayeelnimada. ● Hadaba maadaama aynu taaganahy bilowga sanadka 2024 qof walba waxa looga baahan yahay inuu naftiisa ku sameeyo xisaab xidh ah: intee in leeg ayaad guul gaadhay. ● Halkan waxn kugula wadagaya PDF hadii aad si wanaagsan u akhriso wax ka badalaya qaab nololeedkagi hore iyo waqtigii Kaa kala daadsana iyo waliba Qorshayashaadi Fashilmi jiray. β—πŸ™πŸ»Linkiga chanel keena aynu la wadaagno asxaabtena si ay uga Faa'idaystaan. πŸ‘‰ Https://t.me/PostFiles #NewYear2024 Halkan ka akhriso oo kala deg πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
697
15
One app for all your Word, Excel, PowerPoint and PDF needs. Get the Microsoft 365 app: https://aka.ms/GetM365
750
16
Tallaaboyin aad ku horumarin karto awooda Xasuusta Maskaxdaada. PDF ● Ilaahay wuxu ina siiyay "SW" maskax uu inagaga Fadilay
Tallaaboyin aad ku horumarin karto awooda Xasuusta Maskaxdaada. PDF ● Ilaahay wuxu ina siiyay "SW" maskax uu inagaga Fadilay makhluuqadka kale. ● Daraasad la sameeyay ayaa sheegaysa in culayska maskaxda lagu qiyaaso 1330 gram ama 1.5 kilo !. ● Waxa kaloo la sheega in maskaxdu ay qaadi karto 20 million oo book (volume)waxa ku qoran !. ● Halkan waxa kugula wadaagi doona Tallaaboyin aad ku horumarin karto awooda xasuusta maskaxda. ● πŸ™πŸ‘‰Fadlan Linkiga chanel ka La wadaag asxaabtada si ay uga Faa'idaystaan πŸ‘‰ Https://t.me/PostFiles Halkan ka akhriso oo kala deg πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
734
17
Wali ma maqashay sharciga loo yiqaano: "socratic questioning". go'aan qaadashada qotoda dheer Hadaba hadaad sharcigan nolosha
Wali ma maqashay sharciga loo yiqaano: "socratic questioning". go'aan qaadashada qotoda dheer Hadaba hadaad sharcigan noloshaada ku dabaqdo waxaad gaadhi kartaa: horumar badan, khilaafaad badana wad ka fogaan doonta. "Socratic Questioning" wuxuu sheegaya: Markaad go'aan qaadanayso ama gaadhayso waa inad waqti yar qaadata si aad isku waydiiso su'aalaha: 1β–ͺ︎ Waxani ma ii Fiican yihiin waxan aan go'aansanaayo ? 2β–ͺ︎ Waxan aan go'aansanayo cadayn noocman u hayaa ? 3β–ͺ︎ Waxan aan go'aansanayo noloshayda maxay kuso kordhinaysa !? ● Dhowrkan su'aalod hadad is waydiisid waxaad gaadhi doonta go'aan fiican oo caqli gal ah. Researcher: @HassanAbdikadir @PostFiles
737
18
πŸ‘‰Mawduucyadii ugu Akhriska badnaa Labadi bilood ee u danbeeyay ee @PostFiles 1.πŸ“– Astaamaha dadka guulaysta.PDF https://t.me/PostFiles/170 2.πŸ“– Sideed ku noqon kartaa aqoonyahan.PDF https://t.me/PostFiles/148 3.πŸ“–Halyaygi Islaamka Salaaxidiin Al ayuubi.PDF https://t.me/PostFiles/151 4.πŸ“– Dagaalkii Taariikhda Galay Ee Mohacs.PDF https://t.me/PostFiles/157 5.πŸ“–Adigu Kor Isku Qaad Cidna Ha Isku Halayn.PDF https://t.me/PostFiles/172
601
19
One app for all your Word, Excel, PowerPoint and PDF needs. Get the Microsoft 365 app: https://aka.ms/GetM365
451
20
Adigu Kor isku qaad cidna ha isku halayn || DhiirigaLin. ● Waxaad ogaataa akhriste Aduunyadan aad maanta joogtid hadii aanad
Adigu Kor isku qaad cidna ha isku halayn || DhiirigaLin. ● Waxaad ogaataa akhriste Aduunyadan aad maanta joogtid hadii aanad naftaada u kicin qof wax kuu qabanaya ma jiro; hadii aad damiir yeeLan oo Naftaada u Halgamin cid kaa naxaysa ma jirto. ● Waxanad ogaataa Qofka banii aadamka ahi inta uu wax yaraysanayo Nolosha waxba kama noqdo. ● hadii wax uun nolosha ku fashilantahay Akhriste micnaheedu maaha inaad Rajo go’did, Wa inaad cashar ka barataa oo aad dib iskugu daydaa. ● Mawduucan PDF ka hoose ka akhriso oo kala deg πŸ‘‡πŸ“– Hana ilaawin inaad share Tidhaahdo Linkiga Chanel keenan πŸ‘‰ Https://t.me/PostFiles πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
349