cookie

Sizning foydalanuvchi tajribangizni yaxshilash uchun cookie-lardan foydalanamiz. Barchasini qabul qilingยป, bosing, cookie-lardan foydalanilishiga rozilik bildirishingiz talab qilinadi.

avatar

Wanaag Badan

Maanta Noqo Akhriye Si Aad Berito U Noqoto Hogaamiye.๐Ÿ“–๐Ÿ“š โœ… Xikmado & Oraahyo. โœ… Dhiiro-gelin. โœ… Ereyo Macaan. โœ… Arimaha Jacaylka. โœ… Arimaha Diinta. @Wanaag_Badan

Ko'proq ko'rsatish
Reklama postlari
6 399
Obunachilar
+324 soatlar
+367 kunlar
+23230 kunlar

Ma'lumot yuklanmoqda...

Obunachilar o'sish tezligi

Ma'lumot yuklanmoqda...

Photo unavailableShow in Telegram
Size doesn't matter.
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿ‘ 4๐Ÿ’ฏ 2
Photo unavailableShow in Telegram
๐Ÿ’Š FURSAD MUHIIM AH . Ma rabta  inaad barato daawoyinka(pharmacology). Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada daawooyinka . ๐Ÿ’ŠBaro dawooyinka oo naftaada ku dawee. ๐Ÿ’ŠBaro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee. Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Hammasini ko'rsatish...
Photo unavailableShow in Telegram
Dalka u samra. #Talo #Waano
Hammasini ko'rsatish...
โค 7
Repost fromย N/a
๐Ÿฆ‹KOOXDA MIDNIMO๐Ÿฆ‹ Halkaan waxaa isugu keenay๐Ÿงญ Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ @Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข @Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’ @Erayojaceyl23 โค๏ธโ€๐Ÿฉน @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 Kushubo internet bile qiimk jaban.๐Ÿ‘‡ https://wa.me/252618886500 โฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธ https://t.me/addlist/nYiI6XnHlMtlYzI0
Hammasini ko'rsatish...
Ibrahim Geedi

Business Account

Hadii qofku ku shaqeeyo mushahar aad u yar wuxu dhaamaa ka aan shaqaynba๐Ÿ’ฎ๐ŸŒธ Shaqa walbana waxa laga bartaa khibrad๐ŸŒผ๐Ÿ‚ Marar badana shaqada waxaa ka muhiimsanย  qibrada๐Ÿ˜ŠโœŠโ™ป๏ธ
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿ‘ 3
Dabeecadaada iyo dhaqankaagu waxay go aamiyaan cida kula joogaysa nolosha isku day inaad wanaajiso labadaasโœŒ๐ŸŒผ๐Ÿ’ Subax san๐Ÿคค๐ŸŒป๐ŸŒฑ
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿ‘ 4โค 3
Horta ma ogtahay inaad adi masuul ka tahay waxaad noqon doonto Mustaqbalka.๐ŸŒผ๐Ÿ’
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿ‘ 6๐Ÿ’ฏ 5๐Ÿ‘ 1
Habeen kasta oo madow, waxaa ka danbeysa maalin ifaysa. โ€” Tupac Shakur
Hammasini ko'rsatish...
โค 6๐Ÿ‘ 1
Qorshe wanaagsan oo hadda la qabto ayaa ka fiican qorshe dhammaystiran oo toddobaadka soo socda la qorsheysto. โ€” George S. Clason
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿ‘ 6๐Ÿฅฐ 2
Photo unavailableShow in Telegram
๐Ÿคฒ
Hammasini ko'rsatish...
โค 12