cookie

Sizning foydalanuvchi tajribangizni yaxshilash uchun cookie-lardan foydalanamiz. Barchasini qabul qiling», bosing, cookie-lardan foydalanilishiga rozilik bildirishingiz talab qilinadi.

avatar

Wehelkeyga

Kusoo dhawow wehelkeyga waxaa sharaf weyn inoo ah inaad naso booqatay kana mid noqotay bulsho weynta nagu xiran ee kor u dhaafeysa 360 kanaalkan waxaad ka heli doonta :- ▪︎Dhiiri gelin ▪︎ Ereyo jaceyl ▪︎ xikmado ku saabsan nolosha ▪︎Talooyin ▪︎ Qisooyin

Ko'proq ko'rsatish
Reklama postlari
363
Obunachilar
Ma'lumot yo'q24 soatlar
Ma'lumot yo'q7 kunlar
+5430 kunlar

Ma'lumot yuklanmoqda...

Obunachilar o'sish tezligi

Ma'lumot yuklanmoqda...

Photo unavailableShow in Telegram
👀👀 Muddada duruusta bilaabmayso waxaa ka hadhay muddo dhowr & toban maalmood ah, taas oo aan ugu talo-galnay in ay soo qaabilaan dadka Soomaaliyeed wixii ka faa'iidaysan karaya dowrada. Sidaa darteed, dhammaantiin waxaad isku daydaan in aad qeyb ka noqotaan in iclaanku gaadho dad badan oo u heellan ka faa'iidaysiga dowrada. Ogow taasna waa kuu ajar. https://t.me/Wacyi0
Hammasini ko'rsatish...
Photo unavailableShow in Telegram
Daacadnimada😁 Adna maxa waye waxaas?
Hammasini ko'rsatish...
Dadku waa labo, qof loo hilloobo iyo mid la illoobo. Kee tahay? Lama-filaan
Hammasini ko'rsatish...
🥰 1
https://t.me/hamster_kombaT_bot/start?startapp=kentId6435984679 Play with me, become cryptoexchange CEO and get a token airdrop! 💸 2k Coins as a first-time gift 🔥 25k Coins if you have Telegram Premium
Hammasini ko'rsatish...
Hamster Kombat

Just for you, we have developed an unrealistically cool application in the clicker genre, and no hamster was harmed! Perform simple tasks that take very little time and get the opportunity to earn money!

Hadaan samri jiray sax ii noqoy Rajadaan sugayaa hadeer sugan Sadkii Noloshaa samaan dhalay Sanadkan farxad baan la soo galay💯
Hammasini ko'rsatish...
2
Photo unavailableShow in Telegram
Qof kasta oo marka ay dhibi ku haleesho garab ku siiyaa, murugo kama madhna, laga yaabaa in u garanayo qadhaadhka ay leedahay in u qofku murugoodo o aanu helin cid isgarab taagta 0 murugtiisaas la wadagta! Qof kasta oo wax ku siiyana ma ahan hantiile lagayaba inu waayey waxsiin😥
Hammasini ko'rsatish...
2👍 1
Qofna sabab la'aan ha ugu biirin noloshiisa, maxaa yeelay berri ayuu sabab la'aan kaaga tagayaa
Hammasini ko'rsatish...
1
"Hadaad gabar tahay qofbaa u sameynayaa waxkasta si uu mar un kuu helo, qofna waxa uu waxkasta u sameynayaa si aad weligiis ula joogto. Go’aanka nolosha ee gabadhaasna waxa uu ku xiranyahay sidey u garato farqigaas iyo marka ay garato." Ayni Muhiadin Mohamed
Hammasini ko'rsatish...
👍 1
Jacaylku kuma koro wagti dheer, oo la isla qaato, laakin wuxuu ku koraa quruxda dabeecadda iyo daacadnimada dareenka leh🥰
Hammasini ko'rsatish...
Photo unavailableShow in Telegram
Ninka marka uu ku rabo naftaada iyo niyaddaada ayuu ka ilaalshaa xummaanta, marka uusan ku rabinna, nusqaantaada ayuu ka faa'iideystaa oo waxa uu kuu horseedaa shallaay iyo jab aadan kasoo kabsan. Tusaale dhaw "Ninna guurbuu kaa rabaa, midna gaabsi."
Hammasini ko'rsatish...
2
Boshqa reja tanlang

Joriy rejangiz faqat 5 ta kanal uchun analitika imkoniyatini beradi. Ko'proq olish uchun, iltimos, boshqa reja tanlang.