cookie

Sizning foydalanuvchi tajribangizni yaxshilash uchun cookie-lardan foydalanamiz. Barchasini qabul qilingยป, bosing, cookie-lardan foydalanilishiga rozilik bildirishingiz talab qilinadi.

avatar

Nuurka Nolosha

Markasta taladaada u dhiibo alle SWT. ๐Ÿ‚adaa naga dhiman Kaalay nagu soo biir maadsanid ๐Ÿ™

Ko'proq ko'rsatish
Reklama postlari
3 440
Obunachilar
-224 soatlar
-37 kunlar
-530 kunlar

Ma'lumot yuklanmoqda...

Obunachilar o'sish tezligi

Ma'lumot yuklanmoqda...

Photo unavailableShow in Telegram
๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ ๐—จ'๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น, ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—ฐ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต, ๐Ÿ’ฏ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ, ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—พ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿ‘‡ @jaceylqore @Enjoy_boy1 @Saxiibka_Nolosha @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin Admin - @Zaxiibka_nolosha
Hammasini ko'rsatish...
Repost fromย FUDUDEEYAHA Cilmiga
Lix caalamadood oo aad ku ogaan karto inaad fiyowdahay iyo in kale 1. Gaajada: Rabitaanka cuntada kugu filan iyo waqti ku habboon ayaa calaamad wanaagsan u ah caafimaadka maskaxda ee wanaagsan. Taa beddelkeeda, rabitaanka cuntada, ama wax cunka xad dhaafka ah ee joogtada ah iyo in cuntada aad cuni weydo waxay muujin kartaa fayoobida maskaxda oo liidata.Wax cunka xad dhaafka ayaa inta badan hoos u dhiga rabitaanka cuntada, halka cudurrada sida niyad-jabka ama walaaca ay si weyn u saameyn karaan rabitaanka cuntada. 2. Hurdo: Hurdo nasasho leh oo si joogto ah u seexato 7-8 saacadood oo aad kacdo adigoo dareemaya nasasho waxay tilmaan u tahay maskax caafimaad qabta. Taa bedelkeeda, hurdo la'aan, daal badan inkastoo wakhti kugu filan seexatay, ama hurdo badan ayaa laga yaabaa inay tilmaamto arrimo la xiriira caafimaadka maskaxeed oo hooseya. Walaaca wuxuu kordhin karaa suurtagalnimada hurdo la'aan, halka xaaladaha qaarkood sida waallida ama ka-noqoshada la-qabsiga maandooriyaha ay carqaladayn karaan habka hurdada. 3. Awooda Fikirka: Maskaxda caafimaadka qabtaa waxay suurta gelisaa fikir hufan, xalinta mushkiladaha wax ku ool ah, iyo awooda lagu maareeyo walbahaarka Taa beddelkeeda, in la dareemo daciifnimo maskaxeed marka aad la kulanto caqabadaha yaryar iyo jahawareer joogto ah, ayaa ah calaamadaha maskaxda aan deelitirneyn. 4. Adkeysiga: In aad xamili karto guuldarada, waxna ka barato, iyo dib u soo kabashada waxay muujinaysaa maskax dheeli tiran. Dhanka kale, in guuldarrooyinka aad ku saameeyaan, shakhsi ahaan loo qaato, ama guul darada loo adkeysan waayo,waxay noqon kartaa calaamado muujinaya karti-darro nafsi ah. Dhalinyaradu waxay si gaar ah ugu nugul yihiin calaamadahan, gaar ahaan marka ay la halgamayaan guuldarada tacliinta ama xiriirka. 5. Qorshaynta Xiriirka: Joogteynta xiriirka caafimaadka qaba ee qoyska iyo asxaabta ayaa muhiim u ah fayoobida maskaxda. Aqoonsiga baahiyaha cilaaqaadka iyo ka jawaabista ku habboon, oo ay weheliso xallinta khilaafaadka yaryar, waxay gacan ka geysataa caafimaadka dhimirka. Taa bedelkeeda, cuqdad joogto ah, muujinta ego ama islaweyni, rajooyinka aan macquul ahayn ee dadka kale, ama in aan awoodi weydo in aan dadka cafino waxay dhaawici kartaa fayoobida maskaxdeena. Carruurta ka soo jeeda qoysaska burburay ama kuwa la kulmay xadgudub ayaa laga yaabaa inay la kulmaan caqabado xagga dhisidda cilaaqaadka ah ee dadka kale. 6. Kalinimada: Biniโ€™aadamku waa makhluuq bulsho, ilaalinta xidhiidhka bulsheed ee asxaabta iyo qaraabadu waxay lama huraan u tahay isu dheelitirnaanta maskaxda. Dadka isku gooni yeelay shaqada kana hormariya cilaaqaadka shakhsi ahaaneed, ama aan dano shaqada ka baxsan lahyn waxay halis sare ugu jiraan inay qaadaan cudurrada dhimirka. Ka qaadashada fasaxa shaqada, ka qayb qaadashada wax yaabaha uu qof jacelyahay, iyo kobcinta xiisaha fanka, ciyaaraha, ama akhriska ayaa lagama maarmaan u ah fayoobida maskaxda. Aqoonsiga tilmaamayaashan dadka inagu xeeran waa muhiim. Haddii qof lagu arko calaamadahan, waa muhiim inaad isha ku hayso oo aad ku dhiirigeliso inay caawimaad ka raadsadaan xirfadlayaasha sida dhakhaatiirta maskaxda ama la-taliyayaasha. Wax ka qabad waqtiyeysan wuxuu si weyn u wanaajin karaa fursadahooda nolol farxad iyo maskaxeed oo caafimaad qabta. #daraasad
Hammasini ko'rsatish...
Repost fromย FUDUDEEYAHA Cilmiga
Photo unavailableShow in Telegram
Halkan waxaa ah 8 qodob oo muhiim ah oo ka mid ah buugga: "Aamin naftaada" 1. Is aamin: talaabada ugu horeysa ee guul lagu gaari karo waa inaad aaminto naftaada iyo awoodaada. 2. Visualize success: Isticmaal awoodda muuqaalka si aad u aragto inaad gaarto hadafkaaga kuna noolaato nolosha aad rabto. 3. Xaqiijinta: Isticmaal waxyaalaha wanaagsan si aad u canaanatid maskaxdaada oo aad uga gudubtid hadalka xun ee naftaada. 4. Ficil qaad: Guushu waxay u baahan tahay ficil, sidaa darteed maalin kasta tallaabooyin yar yar u qaad hadafkaaga. 5. Wax ka baro guuldarrada: Guuldarradu maaha dib u dhac balse waa fursad wax lagu barto laguna koro. 6. Naftaada ku hareeree wanaag: Ku hareeree naftaada dad wanaagsan iyo saameyn ku taageera hadafkaaga. 7. Isbeddelka qabso: Isbeddelku waa lama huraan, sidaa darteed la qabso oo u isticmaal fursad aad ku korto. 8. Xoogga saar xalka: Halkii aad ku noolaan lahayd dhibaatooyinka, xoogga saar xal u helidda. #Alhamdulillaah.
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿ‘ 1
Repost fromย N/a
Photo unavailableShow in Telegram
๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ ๐—จ'๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น, ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—ฐ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต, ๐Ÿ’ฏ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ, ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—พ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿ‘‡ @jaceylqore @Enjoy_boy1 @Saxiibka_Nolosha @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin Admin - @Zaxiibka_nolosha
Hammasini ko'rsatish...
๐—๐—ผ๐—ถ๐—ป ๐—ป๐—ผ๐˜„ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ โค๏ธ
Bishaaro. Bishaaro. Bishaaro Ma tahay qoraa ama hal-Abuure jecel inuu bulshadiisa wax u faa'ideeyo waxaan fursad kuu siinayaa in aad ka mid noqoto Walaalaha wax ku soo gudbiya kanaal kamid ah รงhanneladayda telegram., Soo dhawow oo noqo qofka ugu horreeya ee ka faaideysto fursadan ... ๐Ÿ˜˜ Balse ugu horeen waxaa muhiim ah in aad buuxin karto shuruudaha hoos ku qoran :- 1 - Waa in ay kaa go'antahay in aad bulshadaada uga faa'iideyso aqoon wixii aad ku dheer tahay. 2 - Waa in uu hab qoraaleedkaagu yahay mid la fahmi karo oo isku dheeli tiran soona jiita indhaha iyo qalbigaba. 3 - Waxa aad soo gudbineyso in ay ahaadaan waxyaabo looga bartay dhalinta dhexdooda. 4 - Ugu yaraan 2- maalmood mar in aad channelka post soo dhigi karto. 5 - Waa inaad so gudbin karto wax yaabo ay kamid yihiin xikmadaha iyo Dhiirrigalinta. 6 - Waa in badanaa uu qoraalkaagu ahaado ama uu ku qornaado luuqadeena Soomaaliga. 7 - Iyo in aad tahay qof lahaysto jadwalka iyo systemka wax loo soo gudbiyo. 8 - Waa in aadan kadaba keenin marka linkiyada la soo gudbiyo wax post ah. 9 - Waa in aad oofiso oo aad ka soo baxdo balanta aad naga qaadeyso aniga iyo bulshadaba. 10 - Ugu dambaytii hadii aad soo akhrisey shuruudahaas kor ku xusan kana soo baalaan degtay oo ay kaa go'an tahay diyaarna u tahay Qalbiga kaa ogsooni sharaf iyo karaamo, waxaad iigala soo xiriiri kartaa linkiga hoos kaaga muuqda i.a kheyr badan ban kuu rajeynaynayaa waana ku sugayaa wax soo gudbiyaheena cusuboow. ๐Ÿ’–๐Ÿซฐ๐Ÿ˜ƒ @Zaxiibka_nolosha โ•ญโ”ˆโ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€ โ•ฐโ”ˆโžค - Zaxiibka nolosha ๐Ÿ‘ค
Hammasini ko'rsatish...
Repost fromย N/a
Photo unavailableShow in Telegram
๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ ๐—จ'๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น, ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—ฐ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต, ๐Ÿ’ฏ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ, ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—พ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿ‘‡ @jaceylqore @Enjoy_boy1 @noloshuwaaguul @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin Admin - @Zaxiibka_nolosha
Hammasini ko'rsatish...
๐—๐—ผ๐—ถ๐—ป ๐—ป๐—ผ๐˜„ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ โค๏ธ
Repost fromย ร€QOON KORDHIYE
Asc asxaapta waan idin salaamay eid mubarak intaa ka dib caawa wxn hayaa Telegram iiba oo aad u jaban Qiimuhu waa 10$ kaliya subscribe kuna waa 4.3k cidii rabtaa ha ila soo xiriirto @health_scienceACADEMY @health_scienceACADEMY @health_scienceACADEMY @health_scienceACADEMY
Hammasini ko'rsatish...
Repost fromย ร€QOON KORDHIYE
Photo unavailableShow in Telegram
ุนูŠุฏ ุงู„ุง ุถุญู‰ ู…ุจุงุฑูƒ. ูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎุจุฑ. ๐ŸŒ› Ciid mubaarak axbaabi. Caafimaad ku ciida. meel walbo aad joogtiin.๐Ÿ’— Rabbi hana gaarsiiyo berito oo farxad ku ciida insha'allah Mar kale ikhwaanii hilib wanaagsan. ๐Ÿ‘๐Ÿ˜‚๐Ÿ‘‹๐Ÿป.... #CIID_______MUBAARAK ๐Ÿฅฐ๐Ÿ“โœŠ.. #AQOON_____KORDHIYE ๐Ÿ™ƒ๐Ÿ˜‡. @Vitamin_AYA๐Ÿ˜ƒ๐Ÿ˜Š๐Ÿ‘‰
Hammasini ko'rsatish...
Telegram iiba oo aad u jaban cidii rabtaa ha ila soo xiriirto
Hammasini ko'rsatish...
Boshqa reja tanlang

Joriy rejangiz faqat 5 ta kanal uchun analitika imkoniyatini beradi. Ko'proq olish uchun, iltimos, boshqa reja tanlang.