cookie

Sizning foydalanuvchi tajribangizni yaxshilash uchun cookie-lardan foydalanamiz. Barchasini qabul qiling», bosing, cookie-lardan foydalanilishiga rozilik bildirishingiz talab qilinadi.

avatar

Dhaqan_wanaag ꨄ

🤍 🕊

Ko'proq ko'rsatish
Reklama postlari
13 455
Obunachilar
+324 soatlar
+437 kunlar
+20930 kunlar
Post vaqtlarining boʻlagichi

Ma'lumot yuklanmoqda...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
Nashrni tahlil qilish
PostlarKo'rishlar
Ulashishlar
Ko'rish dinamikasi
01
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد. 🤍
1480Loading...
02
Iid wanaagsan. 🥳
3510Loading...
03
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد. 🤍
4120Loading...
04
"Ta doora Rabbaa yaqaan Ka dooro adaa yaqaan" –Hadraawi, Dabahuwan.
5692Loading...
05
Dhalinyaro aad u ducaysta oo illaahey barya, Kuna barya magacyadiisa tirada badan. Waydiista waxa laabihiina ku wayn. Shaqo, guur, cuud, caafimaad, camal wanaagsaan, waalideenteen oo aan u ducayno. Nin walibaw sidaad illaahey manta wax u waydiinsanayso u waydiiso.🕊
6141Loading...
06
❤️
6130Loading...
07
Ilaahay swt waydiista waxyaabaha laabihiina ku wayn.🕊🤍
6270Loading...
08
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد. 🤍
6400Loading...
09
Maxaan sameeyaa maalinta carafa Sifiican qoraalkan u akhriso dhaqan galina waad ku faaiidi dontaa insha allah 1. Xilli hore seexo 2. Suxuurta u kac ilaahay iyo malaa’igtiisaba ruuxa suxuuranaya way u duceeyaan. 3. Suxuurta kadib afar rakcadood tuko ilaahayna weydiiso kheyrka adduunyo iyo ka aakhiro iyo inuu maalinta carafa ku waafajiyo 4. Kadib waxooga istiqfaarso si dadka xilliyadaas dembi dhaafka weydiista laguugu daro 5. Isku diyaari salaada subax, hadaad jamaacad ku tukan karto kaba fadli badan(ragga)). 6. Weysayso oo dembi dhaaf u niyeyso intaad niyada soo xaadiriso 7. Akhri ducooyinka weysada kadib 8. Ka daba akhri aadaanka xilliyada salaadaha 9. Salaada subax kadib haka kicin meeshaad ku tukatay illaa cad ceedu soo baxayo 10. Akhri qur’aan salaada subax kadib 11. Salada shuruuqa hadad tukato waa cumro dhamaystiran labadaa rakcadood 12. Takbiirtii bilow salaada subax kadibba sidii rasuulka naga soo gaadhay sallallaahu calayhi wasallam. 13. Ku Salliga rasuulka sallallaahu calayhi wasallam ha iloobin 14. Akhriso adkaartii subaxda 15. Ha iloobin inaad sadaqo la baxdo hadaad awoodo 16. Inaad hawlaha xaafada ka caawiso intaan duhurka la gaadhin 17. Duxadii tuko ugu yaraan laba rakcadood 18. Waxaad kartaa maalintaas oo dhan inaynan sikin ku dhaafin ood soo jeedo iyo inaad laba saacadood seexato una niyooto inaad u nasanayso saad si fiican u cibaadaysato hadhaw 17. Kadib duhurkii kutukato jamaacad xili horena masjidka siigal si aad sunihii faralka ka,horeeyay utukato. 18. Badi ku cel celinta ‎إله إلا الله وحده لا شريك له.. له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير، 19. Casarka tuko 20. Adkaartii galabta akhriso 21. Takbiirtii ha iloobin 22. Si,aadan u caajisin cibaadaadka isku bad bedel, mar qur’aan, mar duco, mar adkaar……. 23. Hana iloobin inaad xasuusataan eheladeenii iyo dhamaan mawtaatkii muslimiinta inaad u ducaysaan Waxaanan idiin rejeynayaa maalin wada cibaado iyo kheyr ah. ⏺️ Laasii wadaag walaalahaa khayrka.
1 0902Loading...
10
Beritoole sooma waa maalin wayne.❤️
6540Loading...
11
"Gibilkiisa ruxaad ku taal guunyo kuuma siisto" –Unknown
7015Loading...
12
Gibilkiisa ruxaad ku taal guunyo kuuma siisto. –Unknown
10Loading...
13
"Gibilkiisa ruxaad ku taal guunyo kuuma siisto" –Unknown
10Loading...
14
Ku qurxista galabtinan saliga nabiga ﷺ.
6950Loading...
15
Ku qurxista maalinkiinan saliga nabiga ﷺ.
7520Loading...
16
💞➰Community ++ ♨️♨️ ━━━━━━━🔺━━━━━━━━ 111k+ 📚Somali Free Books 📙 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 53k+ 📘Somali Librarians 📒 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 32k+ ✨Xikmado iyo murti🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 31k+ 📘Kobciye Books📗 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 23+ 🌸 Mucaashaq Jacayl🌷 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 21+k 🪴Dhiirigaliye nolol🍀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 19+k ⚙️Hoyga Farsamda💭 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 18k+ 🌟 Aqoon Kobciye 🔆 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 17k+ 👩‍🏭 Hidaayatu Rabbi 👥 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 👤Quruxda islaamka🫂 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 🌓Somali to English♦️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 15k+ ⛺️ jacaylside channel❤️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🪢 alxakiim channel 👔 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ ➰xaqiiqada Nolosha🪜 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🌱Dareen Side channel🪴 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 💹 Hassan Caashaq ❇️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♨️ Qalbiyadeena 💢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🔴 Guulaayso bet 🟢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧩 Faiido Channel🪝 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 👩 Hogaan Dumar 🧕 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 💬 albaani channel 🗯 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 👳‍♂️ Dinteena suuban💚 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 11k 📒 Qoraalo kooban 👀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🍇 Nuxur Side 🌬 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🌎 Haqabtire Online⚡️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 Ruuxda channel 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 MaanHage School 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ ━━━━━━━━━━━━ ⭐️ VIP Channel ➡️ JOIN NOW ✅ ━━━━━━━━━━━━ anti-delete 🔝12hrs in channels
8250Loading...
17
Lacag, lacag, lacag. 💸
630Loading...
18
"Waligoodba maalmaha Tan xun baa u muuq dheer" –Unknown
7891Loading...
19
Hadaad graphic designer tahay saaxiib bartan igalla soo xidhiidh @Mohaden_1
10Loading...
20
Saddex saddex baa lagu maareeyaa: 1- Haddii lagugu imtixaamay jacaylka rabitaanka naftaada (shahawaatka): Xalka: dib ugu noqo salaaddaada: Daliilka: "Dadkii wanaagsanaa waxaa ka dambeeyay dib-u-socod dayacay salaaddii, rabitaankoodana raacay." 2- Haddii aad dareento guuldarro iyo waafajin la'aan: Xalka: dib ugu noqo xidhiidhka idinka dhexeeya adiga iyo hooyadaa: Daliilka: "Wuxuu iga dhigay mid u samafala labadiisa waalid, igamana yeelin islaweyne guuldarraystay." 3- Haddii aad dareento cidhiidh nololeed: Xalka: dib-u-egis ku samee xidhiidhka idinka dhexeeya adiga iyo Qur'aanka kariimka ah: Daliilka: "Ruuxii ka jeedsada xuskayga (Qur'aanka) waxaa u sugnaatay nolol cidhiidhiya, maalinka qiyaamana waxaannu keeni isaga oo indhala'." – Cabdixakiin Obsiiye
8510Loading...
21
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد. 🤍
8220Loading...
22
Akhyaareey 4k baa I inoo ballan ah. ✌️ https://t.me/Sabiil40
9370Loading...
23
Akhyaareey 4k baa I inoo ballan ah. ✌️ https://t.me/Sabiil40
10Loading...
24
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد. 🤍
1430Loading...
25
Alhamdulilaah 🤍🕊
4010Loading...
26
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد. 🤍
4080Loading...
27
"Bugtadiyo xanuunka Hadaan baadhey waa ciil." –Hadraawi
1 5331Loading...
28
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد. 🤍
1 5730Loading...
29
https://t.me/Dhaqan_wanaag?livestream=7b43bdcf09ac7e0908
10Loading...
30
"Qofka Akhriya Suuratu Al-kahfi, maalinta jimce ilaahay waxa uu siyaa iftiin, inta labada jimce u dhaxaysa." –Xadiis
1 7650Loading...
31
💞➰Community ++ ♨️♨️ ━━━━━━━🔺━━━━━━━━ 111k+ 📚Somali Free Books 📙 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 53k+ 📘Somali Librarians 📒 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 32k+ ✨Xikmado iyo murti🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 31k+ 📘Kobciye Books📗 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 23+ 🌸 Mucaashaq Jacayl🌷 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 21+k 🪴Dhiirigaliye nolol🍀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 19+k ⚙️Hoyga Farsamda💭 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 18k+ 🌟 Aqoon Kobciye 🔆 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 17k+ 👩‍🏭 Hidaayatu Rabbi 👥 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 👤Quruxda islaamka🫂 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 🌓Somali to English♦️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 15k+ ⛺️ jacaylside channel❤️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🪢 alxakiim channel 👔 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ ➰xaqiiqada Nolosha🪜 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🌱Dareen Side channel🪴 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 💹 Hassan Caashaq ❇️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♨️ Qalbiyadeena 💢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🔴 Guulaayso bet 🟢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧩 Faiido Channel🪝 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 👩 Hogaan Dumar 🧕 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 💬 albaani channel 🗯 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 👳‍♂️ Dinteena suuban💚 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 11k 📒 Qoraalo kooban 👀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🍇 Nuxur Side 🌬 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🌎 Haqabtire Online⚡️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 Ruuxda channel 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 MaanHage School 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ ━━━━━━━━━━━━ ⭐️ VIP Channel ➡️ JOIN NOW ✅ ━━━━━━━━━━━━ anti-delete 🔝12hrs in channels
9920Loading...
32
Waxay tidhi; "Waxaan galey laabtiisa, illaahey oo raali ka ah!" ꨄ – Aaminah Muhiimadu maaha laabta ay gashey waa ee waa raali ahaanshaha illaahey (swt). Aynu hab siino kuwa ina jecel iyo kuwa aan jecelnahay illaahey oo raali ka ah. ❤️
1 6670Loading...
33

34
Waxay tidhi; "Waxaan galey laabtiisa, illaahey oo raali ka ah!" ꨄ – Aaminah Muhiimadu maaha laabta ay gashey waa ee waa raali ahaanshaha illaahey (swt). Aynu hab siino kuwa ina jecel iyo kuwa aan jecelnahay illaahey oo raali ka ah. ♡
10Loading...
35
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد. 🤍
1 4640Loading...
36
Waxaan daayay baan dib u bilaabey. 😬
10Loading...
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد. 🤍
Hammasini ko'rsatish...
5
Iid wanaagsan. 🥳
Hammasini ko'rsatish...
🎉 11 6😇 1🤗 1🫡 1
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد. 🤍
Hammasini ko'rsatish...
17
"Ta doora Rabbaa yaqaan Ka dooro adaa yaqaan" –Hadraawi, Dabahuwan.
Hammasini ko'rsatish...
13
Dhalinyaro aad u ducaysta oo illaahey barya, Kuna barya magacyadiisa tirada badan. Waydiista waxa laabihiina ku wayn. Shaqo, guur, cuud, caafimaad, camal wanaagsaan, waalideenteen oo aan u ducayno. Nin walibaw sidaad illaahey manta wax u waydiinsanayso u waydiiso.🕊
Hammasini ko'rsatish...
25🎉 1💯 1🤗 1
❤️
Hammasini ko'rsatish...
21👌 1💯 1
Ilaahay swt waydiista waxyaabaha laabihiina ku wayn.🕊🤍
Hammasini ko'rsatish...
16🕊 4💯 1

22 1
Beritoole sooma waa maalin wayne.❤️
Hammasini ko'rsatish...
13🎉 1🤝 1