cookie

Sizning foydalanuvchi tajribangizni yaxshilash uchun cookie-lardan foydalanamiz. Barchasini qabul qiling», bosing, cookie-lardan foydalanilishiga rozilik bildirishingiz talab qilinadi.

avatar

🔔Shaafi 📚Channel 🎓

Kannaalkaan waxaad kaheleysa Erayo jaceyl ❤️ Murugo jaceyl 💔 Qisooyin ✌️ Xigmado 🤷‍♂️ Qisooyin jaceyl 😪 Nagu soobiir oo kamid noqo saaxibada nagu xiran Owner @ustaadshaafi

Ko'proq ko'rsatish
Reklama postlari
3 418
Obunachilar
-324 soatlar
+27 kunlar
-1030 kunlar

Ma'lumot yuklanmoqda...

Obunachilar o'sish tezligi

Ma'lumot yuklanmoqda...

Dan baa yara dhugo i tiri Dhacdooyin-ka yaal dalkee, Ma lihi cadaw dhafar ka daran!!
Hammasini ko'rsatish...
2
👍 1
Dhamaan bulsha weynta isticmaasha aalada  telegram waxa ku wargalineyna in uu soo baxay  tuug isku xiran oo chanaalo leh oo waayihii danbe ee dad badan ee  dhacayn oo ani kow ka ahey Dhalinyaradaan telegram waxee ku isticmalaan qoran ussero badan hadaa ka xuso labo kamidaa @salaadsoomaali @ibraahimgeedi Ama shaafi wiilka sawiradoda waa kuwa   idin muuqdo Waa tuugo weyn aniga chanel ayuu iga dhacayn iyo lacag 70 doller eh sidoo kale wiil la dhaho cusmaan daair  ayee ka dhacayn labo  Channel magacyadoda zaxda ah Waa 1️⃣ninka kowaad Ibrahim salaad maxamed Kan labaad neh2️⃣Salaaad cabdullhi farax Nabaradoda 618886500 ibraahim Noberka labaad +252 61 1327938 Noperka sadaxaad isla salaad 613882475 waxaana ku qoran noberka labaad eee salaad oo isticmaalo Abdulhakiim mohamed hasaan Waxeyna horey udhàceen hooyoyin somaliyeed eyago dhahey malap safi ah ayaan gadnaa oo làga keeno Bay iyo godey eee itoobiya Waxana gacantoda galley Channel kii weynay ee Dulmidiid waxeyna ee ka iibiyeen ururka argagaxisada al shabab hadaneh eee khawarijta ee ubixiyeeen Al kataa ib Hada neh waxee isticmalaan Channel da ka ah lamanaha Nafttena1 Please iska ilaaliya ragaaan lashaqeysato argagixisada al shabaab 📛FG. Sidoo kale labadan  nin iska I laaliya wXii maclumaad ah hay ada nisa hàlo gudbiyo ama ani isoo gudbiya ama no 991 waca

Photo unavailableShow in Telegram
Bani.aadamka qofka qiimihiisa iyo wanaagiisa ma tabaan ama ma xasuustaan ilaa uu kadhinto Waa meshuu 《abwaan gaariye alla unaxariistee》uu ka lahaa ~Halaguu ilmeeyee ~Horta dhimo afmaaha ee ~Eego la nooliyo ~Ifkaan kaaga baahanahay ~waxyaroo aqoonsiya ~Oon aad ubuurneyn ~Oo waliba eegey ~Igu sii amaah oo ~Ictiraafka buuxee ~Aakhiro markaan go'o ~Iilka igu sugaayiyo ~Ayaantaan xabaal galo ~Oo intaan mutaystiyo ~Acoun-kayga laga jaro
Hammasini ko'rsatish...
4
Photo unavailableShow in Telegram
Kanaalo Telegram oo iib (beec) ah: Waxan heyna 3-kanaaal oo iiba ah 1) 13k subscribers 2) 9.2k subscribers 3) 3.4k subscribers Wadarta 3-kanaal waxa ay kor u dhaafayan wadartoda = 25,650+ subscribers. Qofki isku iibsada 2bada kanaal ee : 13k iyo 9.2k subscribers, waxa aan free ku siinayna mid 3aad ee maraya 3.4k subscribers. Dhamaan dadka ku jira waa Soomaali Active ah. Malaha wax Copyright ah. Waxa uu furanyahay 1 sano iyo bar wax ka yar. Kaliya inaad wax soo dhigto ay rabaan, waxaad uga faaidaysan kartaa Ads-ka Telegram hadii aad danaynayso lasoo xiriir @Engabdirahim
Hammasini ko'rsatish...
Photo unavailableShow in Telegram
Adiga oo soo taagan qofkii kaa tagay dhankiisa indhaha ha u taagin, waayo is jilcin bah dilaad ah iyo jaceyl waa kala labo. Qof ku raba kaama rooro, midkii kaa roorana kuma rabo ee ha daba roorin.
Hammasini ko'rsatish...
Dumarku ninka aysan rabin shuruuc ayay u dajiyaan, ninka ay rabaanna shuruuc u tiilay ayay u jabiyaan. Hadaad maqasho waxaas kama helo, waa jawaab cad, hadaad maqasho waxaas kama helo balse dartaa ayaan u samaynayaana waa jawaab cad. Good afternoon ladies and gentlemen.
Hammasini ko'rsatish...
Photo unavailableShow in Telegram
“Kaalinta uu qofku qalbigaaga ku leeyahay isaga uun baa dumin kara.”
Hammasini ko'rsatish...
1
Boshqa reja tanlang

Joriy rejangiz faqat 5 ta kanal uchun analitika imkoniyatini beradi. Ko'proq olish uchun, iltimos, boshqa reja tanlang.