9 930
Obunachilar
-1724 soatlar
-737 kunlar
-31730 kunlar
Postlar arxiv
9 930
+6
Naga hor dhaqaaq oo guurso ayaanu ku lahayn tobankii sano ee la soo dhaafay,ugu dambayn shaluu guursaday.
Ilaahay ha isu barakeeyo Xasan Yuusuf Xuseen iyo xaaskiisa Asma Cabdiraxmaan khaliif.
ุจุงุฑู ุงููู ูู ูุจุงุฑู ุนููู ูุฌู
ุน ุจูููู
ุง ูู ุฎูุฑ
Fiiro gaar ah:
Inkasta oo aanan joogin munaasabadda meherka hasayeeshee kal iyo laab baan ugu farxay in ay howshaasi fushay oo hirgashay.
Xasan-mataan Waadhi waa saaxiib ila soo jabay oo sagxadda igala soo qaaday laga soo bilaabo 2011.
9 930
Waxa aan ilaahay la hortagayaa oo aan rumaysnahay in ay Falastiin tahay dal xoog iyo dulmi lagu haysto lagana haysto muslimiinta.
Yaafa ( Talโabiib) iyo Qudus waxa ay ka mid yihiin dhulka Falastiinta la haysto.
Ma aqoonsani wax la yidhaahdo Israaโiil, waligaay ma aan aqoonsan mana aqoonsan doono abidkay, intaasina waa iga diin aan doonayo in aan rabbigay kula kulmo.
9 930
Marinka Hurmuz la marimaayo,Hanjabaadda Taraam lagu furimaayo Eeraan oo fasaxda mooyaane.
Fircoonka qarnigan (Taraam)iyo isbahaysiga gaaladu waa ay hoogi doonaan.
9 930
Nimankan is naagaynaya ee xayeysiinaya khaniisnimada waa midhihii dimuqraadiyadda ay diinlaawayaashu dadkeenna u soo daabuleen.
Dadkeenna ayaa la doonayaa in looga dhigo kuwan sidaa is maldhikhinaya xiddigo ay ku daydaan si ay u dayoobaan.
Illaa xalay illaa maanta waxa aan daawanayey oo aan ku diirsaday,dareenkaygana farxad galiyey sida ay dadkaygu u diideen iibgaynta falkaa foosha xun ee la is lahaa ha ku daydaan.
9 930
Yuutuyuublayaasha,Faysbuuglayaaasha,Tiktooglayaasha iyo warbaahinta kale ee ka soo warramaysa Jabuuti waa beenaalayaal,xaqiiqada halkaa ka jirta been cad bay ka sheegayaan.
Xaqiiqadu waxa weeye:
Jabuuti waxa ka jira talis ku haysta shacbka reer Jabuuti dulmi,cabudhin iyo baqdingalin.
Taliska Ismaaciil Cumar Geelle waa aafo ku habstay reer Jabuuti.
Reer Jabuuti waxa ugu weyn ee maanta u baahanyihiin in uu taliskaaso dhaafo.
Warbaahinta soo gudbinaysa xaqiiqo taa ka duwan waa daalimiin ka qaybqaadanaya dulmiga daba dheeraaday ee u taliska Geelle ku hayo shacabka aynu walaalaha nahay ee reer Jabuuti ee aan maanta si xor ah u hadli karin .
9 930
Goortu waa 19/11/2018,goobtu waa magaalada Godey ee Soomaaligalbeed.
Waa 8 sano ka hor.
Qisada sawirka
Sawirkan waxa la iga qaaday aniga oo muuqaal ka duubaya dadka reer Godey ee Soomaaligalbeed oo ka warramaya dhibta ay ka soo mareen taliskii hore ee Itoobiya .
Waxa dareenkayga taabtay ka warranka ay ka warramayeen dhibaatooyinkii iyo dulmigii lagu hayey iyo maanta sida ay u xorriyad warramayaan .
9 930
Ugaandhiiska bakhtigooda koonfur lagu wadho ayaa leh 2 todobaad baanu ku qabsanaynaa Dahraan.Way maadaynayaan e kuwooda la wadhwawdho ha u taliyaan.
9 930
Ibraahiimiydda iyo dabadhilifnimada ay sexeexeen ganataalada Eeraan ka celin wayday,yuhuud iyo nasaaro na wax ka celin waaye.
Sawirku waa waa 2020 iyo โaqalka cadโ waa sexeexii heshiiska ay Imaartka iyo Baxrayn la galeen yuhuudda.
Endi mavjud! Telegram Tadqiqoti 2025 โ yilning asosiy insaytlari 
