不要被骗子欺骗!Telemetrio 会找到并标记这些频道 👉 如果想查看标记,请订阅 👈
Coldoon
前往频道在 Telegram
📈 Telegram 频道 Coldoon 的分析概览
频道 Coldoon (@cabdimaalik_coldoon) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 10 208 名订阅者,在 禁止内容 类别中位列第 1 773,并在 索马里 地区排名第 680 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 10 208 名订阅者。
根据 15 九月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 261,过去 24 小时变化为 2,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 未认证
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 21.01%。内容发布后 24 小时内通常能获得 4.51% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 2 145 次浏览,首日通常累积 460 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 25。
📝 描述与内容策略
尚未提供频道描述。
凭借高频更新(最新数据采集于 16 九月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 禁止内容 类别中的关键影响点。
10 208
订阅者
+224 小时
+1227 天
+26130 天
2 145
帖子浏览量
~ 46024 小时
~ 59648 小时
21.01%
参与率
无数据
每日帖子数
帖子存档
10 209
+1
Labadan jaamacadood waxa ay noqdeen jaamacado yuhudeed iyo xaruumo lagu xayeysiiyo sahyuuniyadda.
Ardayda wax ka barata Jaamacadda Hargeysa iyo Jaamacadda Golis waxa aan u soo jeedinayaa in aanay ka aamusin falkaa ay ku keceen maamulka jaamacaddu.
10 209
Afar iyo tobanka wiil ee uu Turkigu laayey iyagoo ilaashanaya xeebahooda ha loo aaro,qaniimada la qariyey in la bixinteedana wax ha la iiga keeno.
10 209
Waxa budhcad badeed iyo budhcad dhuleed ba ah Turkiga dullaanka ah ee u soo shaqo tagay boobka iyo fasahaadinta dhulka soomaaliyeed.
Ragaa raga ah ee ilaashanaya xeebahooda ma aha budhcad,hantida xadgudbayaashuna waa u qaniimo.
10 209
Amisom xabaalohooda xusimaynno ubaxyona ku tiximaynno.
Ma kumanaanka kun ee dumarka muslimaadka ah ee ay kufsadeen baynnu ku maamuusnnaa oo fiyoore ku siinnaa ?
Ma kumanaanka xasuuq ee ay u gaysteen shacabka soomaaliyeed ee muslimka ah ayeynnu ku xusnnaa oo faraawil ku farraqnnaa?
Taasi kama suurtowdo qof in yar oo damiir ah leh.
Calooshooda u shaqaystayaasha Amisom abaalkoodu waa in aynu dhulkeenna kaa saarnno oo qudha.
10 209
﴿هذا بَيانٌ لِلنّاسِ وَهُدًى وَمَوعِظَةٌ لِلمُتَّقينَ﴾ [آل عمران: ١٣٨]
Caddaynta xaqa.
https://youtu.be/GR8cTEAYTz8?si=rP5y7bncE_WQ8dAt
10 209
Saldhig ciidan oo si qarsoodi ah Berbera looga dhisayo ayaa dhammaad ku dhow.
Waxa si wada jir ah u isticmaali doona ciidamada Yuhuudd,Maraykanka iyo Imaaraatka.
Arrinkaasi halistiisa ayuu leeyahay,khatar baa inugu soo fool leh.
https://clashreport.com/world/articles/uae-nears-completion-of-secret-military-base-at-somalilands-berbera-airport-ceyv7zbrs84
10 209
Calanka Maraykanka iyo ka yuhuudda waxa u dhexeeyaa ma jiraan e maxaa loo xidhay cidda ku tumatay?!
Askarta Maraykanka meeshii bakhtigooda la jiidi jiray Xamar maahanoo?!
Qolada ku istaagtay iyo qolada ku istaagi doonta waan bogaadinayaa .
此内容仅面向 18 岁及以上用户
登录服务即表示您确认已年满 18 周岁。
