uz
Feedback
Public Diplomacy

Public Diplomacy

Kanalga Telegram’da o‘tish

Department of Communication and Information Technology (CIT) at the Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation. Tasks: public diplomacy, cultural diplomacy, issuing press releases, public relations and technology. https://www.mfa.gov.so

Ko'proq ko'rsatish
Finlandiya2 654Toif belgilanmagan
2 761
Obunachilar
+424 soatlar
+347 kun
+12630 kun
Postlar arxiv
Dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee danaynaysa inay deeq waxbarasho ka hesho dalka Turkiga, waxaa loogu baaqayaa inay ka faa'ide
Dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee danaynaysa inay deeq waxbarasho ka hesho dalka Turkiga, waxaa loogu baaqayaa inay ka faa'ideystaan fursadani waxbarasho. Guji linkigan hoose si aad u heshid xog dhammaystiran https://turkiyeburslari.gov.tr/announcements/turkiye-scholarships-2022-applications-19

🔺Announcement🔻🔊 The Diaspora Department of the Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation is holding a cons
🔺Announcement🔻🔊 The Diaspora Department of the Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation is holding a consultative meeting via video conferencing on the Somali National Diaspora Policy on November 20, and therefore all Somali community associations are requested to register to participate using this link https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSeG2SrVu7SLTG-GIYHe65v8aelkBoPRUoz_IN6TstMkdhuLog/viewform - Registration is open between 1-12 November - Please contact for additional information with the email address of the Diaspora Department: diaspora@mfa.gov.so

🔺Ogeysiis🔻🔊 Waaxda Qurbajoogta ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga waxa ay qabanaysaa kulan wadatashi
🔺Ogeysiis🔻🔊 Waaxda Qurbajoogta ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga waxa ay qabanaysaa kulan wadatashi oo ku qabsoomaya "Video conferencing" 20 bishan November oo looga hadli doono Siyaasadda Qaran ee Qurbajoogta Soomaaliyeed, sidaas awgeed waxaa laga codsanayaa dhammaan ururrada jaaliyadaha Soomaaliyeed in ay iska diiwaangeliyaan linkigan si ay uga qeybgalaan https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSeG2SrVu7SLTG-GIYHe65v8aelkBoPRUoz_IN6TstMkdhuLog/viewform - Is-diiwaangelintu waxa ay furantahay inta u dhexeysa 1-12 November - Fadlan haddii xog dheeraad ah aad u baahantahay kala xiriir Waaxda Qurbajoogta iimeelkan: diaspora@mfa.gov.so

Press Statement (for immediate release) Mogadishu, Somalia October 21, 2021 The Federal Government of Somalia (FGS) has on numerous occasions expressed its position on the way forward with regards to AMISOM. FGS, as the host nation, clearly opposes a hybrid mission as an option post 2021, it’s therefore regrettable the communiqué adopted by the Peace and Security Council (PSC) of the African Union (AU) at its 1037th meeting held on 7th October 2021 called for a hybrid option. Following that, FGS welcomed a delegation from African Union Commission (AUC) and AMISOM in Mogadishu. A joint meeting was held between 12th and 14th October 2021 to discuss an amicable solution for the joint technical team to continue working on the ongoing CONOPs process, and to assist by contributing to the required report that the UN Secretary General is preparing for the Security Council which is due on 15th November 2021. Regrettably the AUC and AMISOM have refused to endorse a Joint Press statement highlighting the progress made so far by the FGS, AUC and AMISOM technical teams on the basis that the FGS did not endorse the AUPSC communiqué. It’s unfortunate that AUC and AMISOM have chosen a path of obstruction and delay rather than cooperation. The FGS has consistently rejected the communiqué which continues to express views that are neither aligned with the Somali Transitional Plan (STP) nor the Security Strategy of the host country. FGS calls on the AU Commission and AMISOM to immediately join the FGS in pursuing the finalization of the Joint CONOPs. ->###<- #Somalia #Somali #AU #AfricanUnion #AMISOM 🔗➡️ https://www.mfa.gov.so/wp-content/uploads/2021/10/AMISOM.pdf

photo content

Veteran Diplomat Runs Office of Somali Foreign Minister Mogadishu, September 22, 2021 - Veteran Somali diplomat Abdullahi Doo
+5
Veteran Diplomat Runs Office of Somali Foreign Minister Mogadishu, September 22, 2021 - Veteran Somali diplomat Abdullahi Dool Mohamed assumed, on Wednesday, the duties of the office of the Minister of Foreign Affairs and International Cooperation as Chief of Staff from his predecessor, Abdullahi Ali Yusuf, who was appointed as First Secretary at the Permanent Mission of the Federal Republic of Somalia to the United Nations in New York. Abdullahi Dool is a skilled politician, wisest in writing and analysis, and a seasoned diplomat with extensive knowledge in bilateral and multilateral affairs. #Somalia #Somali ->###<- Waaxda Warbaahinta iyo Teknoolojiyadda Department of Communication and Information Technology ​(CIT)

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo teleefoonka kula xiriiray Dhiggiisa Cumaan si loo xoojiyo wax wadaagga Muqdisho, Sept
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo teleefoonka kula xiriiray Dhiggiisa Cumaan si loo xoojiyo wax wadaagga Muqdisho, September 02, 2021 - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa maanta oo Khamiis ah, khadka teleefoonka kula xiriiray dhiggiisa Saldanadda Cumaan, Sayyid Badr bin Hamad bin Hamood Albusaidi, oo ay ka wadahadleen xiriirka adag ee labo geesoodka ah ee labada dal ee walaalaha ah ka dhexeeya iyo xaaladihii ugu dambeeyay arrimaha gobolka iyo kuwa caalamiga ah. Labada wasiir waxa ay sidoo kale isla eegeen siyaabaha lagu xoojin karo iskaashiga iyo isku duwidda howlaha la danaynayo ee ku suntan dano wadaagga Soomaaliya iyo Cumaan. #Soomaaliya #Soomaali #Muqdisho #Oman #Omani #Muscat ->###<- Waaxda Warbaahinta iyo Teknoolojiyadda Department of Communication and Information Technology ​(CIT)

وزير الخارجية الصومالي يجرى مكالمة هاتفية مع نائب رئيس الوزراء وزير الخارجية في دولة قطر مقديشو ، ٣١ أغسطس/ آب ٢٠٢١ - أجرى وز
وزير الخارجية الصومالي يجرى مكالمة هاتفية مع نائب رئيس الوزراء وزير الخارجية في دولة قطر مقديشو ، ٣١ أغسطس/ آب ٢٠٢١ - أجرى وزير الشؤون الخارجية والتعاون الدولي ، معالي السيد محمد عبدالرزاق محمود ، الثلاثاء ، اتصالاً هاتفياً مع سعادة الشيخ محمد بن عبدالرحمن آل ثاني ، نائب رئيس مجلس الوزراء وزير الخارجية بدولة قطر، ناقش خلاله تعزيز العلاقات الثنائية والتعاون بين البلدين الشقيقين وآخر المستجدات الإقليمية والدولية. بادر وزير الخارجية والتعاون الدولي بجمهورية الصومال الفيدرالية لدولة قطر ، التي تترأس حاليا الدورة العادية ١٥٥ لمجلس جامعة الدول العربية على المستوى الوزاري ، بعرض ملف الصومال كبند رئيسي في الاجتماع الوزاري المقبل لبحث تطوراته السياسية والأمنية. --------- دائرة الاتصال وتكنولوجيا المعلومات #الصومال #صومالي #مقديشو #جمهورية_الصومال_الفيدرالية #قطر #قطري #دولة_قطر #الدوحة

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo wadahadal teleefoonka kula yeeshay Ra'iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo wadahadal teleefoonka kula yeeshay Ra'iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar Muqdisho, August 31, 2021 - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa maanta oo Talaado ah khadka teleefoonka kula hadlay Ra'iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Qatar, Sheikh Mohammad bin Abdulrahman Al-Thani, oo ay ka wadahadleen xoojinta xiriirka laba geesoodka iyo iskaashiga labada dal ee walaalaha ah u dhexeeya , si la mid ah waxa ay fallanqeeyeen xaaladihii ugu dambeeyay arrimaha gobolka iyo kuwa caalamiga ah. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa u soo jeediyay hindiso Dowladda Qatar oo xilligan shir-guddoon ka ah kaltanka caadiga ah ee 155aad ee Golaha Jaamacadda Carabta heer wasiir in ay soo hordhigto feylka Soomaaliya shirka soo aaddan ee wasiirrada si looga hadlo horumarka siyaasadeed iyo amni. ->###<-

War saxaafadeed Safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Pakistan ayadoo ka jawaab celineysa cabashooyinka qaar ka mid ah ardada, taas oo lagu baahiyey baraha bulshda, waxay la wadaageysaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Pakistaan gaar ahaan iyo dhamaan bulshada Soomaaliyeed arimahaan soo socda: - 1- HELISTA FIISADA IYO HANNAANKA ONLINE-KA. A. Kolka uu muwaadinka Soomaaliyeed rabo inuu xareysto dal-kujoog wuxuu Safaaradda ka qaataa warqad la yiraahdo (N.O.C.) oo ah in safaaraddu aysan waxba ka qabin in muwaadinkaas Soomaaliyeed la siiyo fiiso (Study Visa) ama loo sameeyo fiiso kordhin (Extension Visa). Marka muwaadinku qaato warqadaas waxa uu si toos ah ugu xereystaa gacantiisa, asagoona la tagaya wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Pakistan. Wixii intaa ka danbeeya waxaa shaqo ku leh Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Pakistan. Dhanka kale waxaa xusid mudan in dowladda Pakistan ay dhawaan soo rogtay hanaan cusub oo online ah, hase yeeshee hanaankaas cusubi kumana jirto dowladda Soomaaliya dalalka lagu dabaqayo. Haddaba Safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Pakistan ayadoo ka duuleysa masuuliyadda wadaniga ee ka saaran fududeynta adeegga muwaadiniinta Soomaaliyeed oga xiran xafiisyada dalkaan, waxaa ay ka codsatay dowladda Pakistan sidii loogu soo dari lahaa muwaatiniinteeda hanaanka cusub ee online-ka ah, walise nasiib darro jawaab kama aanan helin dowladda Pakistan. 2. XAFIISYADA DIIWAAN GELINTA AJAANIBTA (FOREIGN REGISTERATION OFFICES. Sida caadiga ah nidaamkuna uu yahay waxaa shardi marka uu muwaadin soo galo dalka Pakistaan uu xafiiska ugu dhow iska diiwaan geliy, ayadoo kolkaas la siinayo warqad amraysa garoonka uu kasoo dego, marka uu dalka ka baxayana ka qaato warqad looga reebayo garoonka diyaaradaha ee uu ka baxayo, arrintaanina waa wax soo jirtay muddo dheer oo ilaa 1990 kii. 3. INTER BOARD COMMITTEE OF CHAIRMEN (IBCC). Waxaa kaloo jira xafiis laga doonayo inay ardada soo maraan xafiiskaas oo qaabilsan shahaadooyinka dugsiyada sare qaymayntooda iyo sida ay ugu dhigmaan shahaadada dalka Pakistan, waana wax looga baahan yahay arday kasta oo wata shahaado dugsi sare oo aanan ahayn tan ka soo baxda dawladda Pakistan. Qiimeynta ka hor xafiiskaas waxuu shahaadooyinka ka soo xaqiijiyaa jiritaankooda wasaaraddeena waxbarashada ee Soomaaliya. Kolka ay warqaddaas xaqiijinta ay soo gaarto ayuuna xafiisku ardaga siiya warqadda qiimeynta. Safaaraddu ayadoo ka duuleysa xilka ka saaran fududeynta aeegga muwaadiniinta waxay u samaysay habraac hufan oo deg deg ah oo Online a, ayadoo la kaashaneysa wasaaradeena waxbarashada. Ugu dambayntii, waxay safaaraddu ugu baaqaysaa muwaadinka Soomaaliyeed inuu la wadaago madaxda Safaaradda wixii cabasho ah oo uu qabo.

photo content
+1

Somali Foreign Minister bids farewell to the outgoing EU ambassador Mogadishu, August 29, 2021 - The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Mr. Mohamed Abdirizak Mohamud, bade farewell on Sunday in Mogadishu, the Ambassador of the European Union delegation to the Federal Republic of Somalia, Mr. Nicolás Berlanga Martinez, on the occasion of the end of his term. Mr. Nicolás Berlanga has served as the EU Ambassador to Somalia for three years since handing over his credentials on June 3, 2019. The Foreign Minister praised Ambassador Nicolás Berlanga's achievements, saying, "Your tenure was marked by efforts to promote the shared goals and values ​​of Somalia and the European Union. This was achieved through a strong program of political, economic and development cooperation in Somalia." Minister Mohamed Abdirizak added, “On behalf of the government and people of Somalia, I am pleased to express our deep appreciation and gratitude for your contributions which have significiantly enhanced our mutual ties not to mention promoted regional sucurity. I'm delighted that you leave Somalia during a period of diplomatic normalization with our neighbor Kenya, something that you have advocated for diligently.” Diplomatic relations between Somalia and Kenya have now been fully restored, with the two countries agreeing to strengthen bilateral relations and resume the work of the Joint Cooperation Committee. #Somalia #Somali #Mogadishu #EuropeanUnion #EU #EUDelegation #Kenya #Kenyan ->###<- Waaxda Warbaahinta iyo Teknoolojiyadda Department of Communication and Information Technology ​(CIT) Follow/ Like / subscribe us on our Twitter, Facebook, Instagram and Telegram accounts https://www.twitter.com/MofaSomalia https://www.twitter.com/MfaSomalia https://www.facebook.com/MofaSomalia https://www.facebook.com/MfaSomalia https://www.instagram.com/mofasomalia https://www.instagram.com/mfasomalia https://www.tiktok.com/@mofasomalia https://www.tiktok.com/@mfasomalia https://t.me/MofaSomalia https://t.me/MfaSomalia https://twitter.com/PPRMOFA https://www.facebook.com/PPRMOFA https://www.instagram.com/pprmofa https://www.tiktok.com/@pprmofa https://t.me/PPRMOFA https://twitter.com/DISomalia https://www.facebook.com/DISomalia https://www.instagram.com/disomalia https://twitter.com/Somalia https://twitter.com/Somali https://twitter.com/Soomaaliya https://www.facebook.com/Somalia https://www.facebook.com/Somali https://www.facebook.com/Soomaaliya https://www.instagram.com/somalia https://www.instagram.com/somali https://www.instagram.com/soomaaliya https://www.tiktok.com/@somalia https://www.tiktok.com/@somali https://www.tiktok.com/@soomaaliya

photo content

Foreign Minister commends consultations on Somali national diaspora Policy Mogadishu, August 24, 2021 - The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Mr. Mohamed Abdirizak Mohamud , commended the progress of the consultation process to finalize the Somali National Diaspora Policy. Consultants and technicians of the Diaspora Department of the Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation, facilitated by the International Organization for Migration (IOM), held a consultative session on August 3 with 13 relevant ministries of the Federal Government of Somalia, and also held a conference in Baidoa on August 21 to consult with various diaspora returnees in Southwest State to gather their views on policy . The Director of the Diaspora Department, Mr. Mohamed Ibrahim Awale, said that his team will continue consulting meetings with all the various returning Somali diaspora and public opinion makers, including religious scholars, women, youth, businessmen, academics and diaspora communities, and will conduct shuttle tours in all federal member states including Puntland, Galmudug, HirShabelle, Jubaland and Banadir Regional Administration (BRA). The Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation brings together the different visions within the framework of the national diaspora policy to be put forward in the Council of Ministers for discussion and formal approval. #Somalia #Somali #Mogadishu #Banadir #Southwest #Puntland #Galmudug #HirShabelle #Jubaland #Diaspora #Somalidiaspora ->###<- Waaxda Warbaahinta iyo Teknoolojiyadda Department of Communication and Information Technology ​(CIT) Follow/ Like / subscribe us on our Twitter, Facebook, Instagram and Telegram accounts https://www.twitter.com/MofaSomalia https://www.twitter.com/MfaSomalia https://www.facebook.com/MofaSomalia https://www.facebook.com/MfaSomalia https://www.instagram.com/mofasomalia https://www.instagram.com/mfasomalia https://www.tiktok.com/@mofasomalia https://www.tiktok.com/@mfasomalia https://t.me/MofaSomalia https://t.me/MfaSomalia https://twitter.com/PPRMOFA https://www.facebook.com/PPRMOFA https://www.instagram.com/pprmofa https://www.tiktok.com/@pprmofa https://t.me/PPRMOFA https://twitter.com/DISomalia https://www.facebook.com/DISomalia https://www.instagram.com/disomalia https://twitter.com/Somalia https://twitter.com/Somali https://twitter.com/Soomaaliya https://www.facebook.com/Somalia https://www.facebook.com/Somali https://www.facebook.com/Soomaaliya https://www.instagram.com/somalia https://www.instagram.com/somali https://www.instagram.com/soomaaliya https://www.tiktok.com/@somalia https://www.tiktok.com/@somali https://www.tiktok.com/@soomaaliya

photo content
+3

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo bogaadiyay wadatashiyada la xiriira siyaasadda qaran ee qurbajoogta Muqdisho, 24 August, 2021 - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa bogaadiyay habsami u socodka hannaanka wadatashiga si loo dhameystiro Siyaasadda Qurbajoogta Qaranka Soomaaliyeed. Lataliyeyaal iyo xirfadlayaal ka tirsan Waaxda Qurbajoogga, taageerana ka helayay Hay'adda Caalamiga ee Socdaalka (IOM), ayaa kulan wadatashi ah waxa ay 3 bishan August la yeesheen 13 Wasaaradood oo ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo arrimaha qurbajoogta ay khusayso, waxa ay sidoo kale shir ku qabteen isla 21 bishan August Magaalada Beydhabo , oo ay latashiyo la sameeyeen qurbajoogta kala duwan ee dib ugu soo laabtay Dowlad goboleedka Koonfur galbeed, iyadoo la uruuriyay aragtidooda ku aaddan siyaasadda qaran ee qurbajoogta. Agaasimaha Waaxda Qurbajoogga, Mudane Maxamed Ibraahim Cawaale, ayaa sheegay in kooxdiisu ay sii wadi doonto kulammada wadatashiga ee ay la yeelanayaan dhammaan qurbajoogta Soomaaliyeed ee kala duwan ee soo laabanaya iyo dadka saamaynta bulshada ku leh, oo ay ka mid yihiin culimada, haweenka, dhallinyarada, ganacsatada, aqoonyahannada iyo ururrada jaaliyadaha, ayna safarro ku kala mari doonaan dhammaan dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka sida Puntland, Galmudug, HirShabeelle, Jubbaland iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga waxa ay uruurinaysaa aragtiyada kala duwan ee dhinacyada wadatashiga lala sameeyay iyo kuwa lala yeelan doono si siyaasadda qaran ee qurbajoogta u noqoto mid dhinac kasta ka dhammaystiran kahor inta aan la hordhigin Golaha Wasiirrada oo falanqeyn kadib ku soo saara oggolaansho rasmi ah. #Soomaaliya #Soomaali #Muqdisho #Banaadir #Koonfurgalbeed #Puntland #Galmudug #HirShabeelle #Jubbaland #Diaspora #Somalidiaspora ->###<- Waaxda Warbaahinta iyo Teknoolojiyadda Department of Communication and Information Technology ​(CIT) Follow/ Like / subscribe us on our Twitter, Facebook, Instagram and Telegram accounts https://www.twitter.com/MofaSomalia https://www.twitter.com/MfaSomalia https://www.facebook.com/MofaSomalia https://www.facebook.com/MfaSomalia https://www.instagram.com/mofasomalia https://www.instagram.com/mfasomalia https://www.tiktok.com/@mofasomalia https://www.tiktok.com/@mfasomalia https://t.me/MofaSomalia https://t.me/MfaSomalia https://twitter.com/PPRMOFA https://www.facebook.com/PPRMOFA https://www.instagram.com/pprmofa https://www.tiktok.com/@pprmofa https://t.me/PPRMOFA https://twitter.com/DISomalia https://www.facebook.com/DISomalia https://www.instagram.com/disomalia https://twitter.com/Somalia https://twitter.com/Somali https://twitter.com/Soomaaliya https://www.facebook.com/Somalia https://www.facebook.com/Somali https://www.facebook.com/Soomaaliya https://www.instagram.com/somalia https://www.instagram.com/somali https://www.instagram.com/soomaaliya https://www.tiktok.com/@somalia https://www.tiktok.com/@somali https://www.tiktok.com/@soomaaliya

Press release (for immediate release) Mogadishu, Somalia July 13, 2021 The Government of the Federal Republic of Somalia expr
Press release (for immediate release) Mogadishu, Somalia July 13, 2021 The Government of the Federal Republic of Somalia expresses its deep concern about the riots and looting in which four Somalis were killed and others were injured and their shops looted by armed thugs in separate areas of KwaZulu-Natal province of South Africa in the past 72 hours. Somalia calls on the South African government to exert all its efforts to protect Somali nationals from brutal acts, to ensure the safety of their lives, their shops and the preservation of their rights. Somalia is proud of its historical relations with the people of South Africa during their struggle against apartheid and the extent of the multiple political, economic and strategic support it provided over a period of time. ->###<- #Somalia #Somali #SouthAfrica #KZN 🔗➡️ https://www.mfa.gov.so/wp-content/uploads/2021/07/South-Africa.pdf

War saxaafadeed (Faafin degdeg ah) Muqdisho, Soomaaliya 13 Luulyo, 2021 Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa a
War saxaafadeed (Faafin degdeg ah) Muqdisho, Soomaaliya 13 Luulyo, 2021 Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay muujinaysaa sida ay uga walaacsantahay rabshadaha iyo bililiqada ay burcad hubaysan ku dileen afar qof oo Soomaali ah, kuna dhaawaceen kuwa kale, kuna boobeen goobahooda ganacsi oo ku yaalla deegaanno kala duwan oo ka tirsan gobolka KwaZulu-Natal ee Koonfur Afrika intii lagu gudo jiray 72 saacadood ee la soo dhaafay. Soomaaliya waxay ugu baaqeysaa Dowladda Koonfur Afrika inay dadaal ballaaran ku bixiso ka ilaalinta muwaadiniinta Soomaaliyeed falalka arxan darrada, si loo hubiyo badbaadada noloshooda, dukaamadooda iyo ilaalinta xuquuqdooda. Soomaaliya waxay ku faanaysaa xiriirka taariikhiga ah ee ay la leedahay dadka Koonfur Afrika intii ay ku jireen halgankii ka dhanka ahaa midab kala sooca iyo heerka ay gaarsiisneyd taageerada badan ee siyaasadeed, dhaqaale iyo istiraatiijiyadeed ee ay siisay in muddo ah. 🔗➡️ https://www.mfa.gov.so/wp-content/uploads/2021/07/South-Africa.pdf

We congratulate our Somali people on the 61st anniversary of the 1st of July, the Independence Day of Somalia🇸🇴 and the uni
We congratulate our Somali people on the 61st anniversary of the 1st of July, the Independence Day of Somalia🇸🇴 and the unity of the North and South regions of our beloved country. Our unity is our strength. #Somalia #Somali #Mogadishu #Hargeisa #IndependenceDay

نهنئ شعبنا الصومالي بالذكرى الـ ٦١ ليوم ١ يوليو ، عيد استقلال الصومال 🇸🇴 ، ووحدة إقليمي الشمال والجنوب لبلدنا الحبيب. وحدتن
نهنئ شعبنا الصومالي بالذكرى الـ ٦١ ليوم ١ يوليو ، عيد استقلال الصومال 🇸🇴 ، ووحدة إقليمي الشمال والجنوب لبلدنا الحبيب. وحدتنا هي قوتنا. #الصومال #صومالي #مقديشو #هرجيسا #عيد_الاستقلال #عيد_استقلال_الصومال