SOMALI CRYPTO WEB3π°
Kanalga Telegramβda oβtish
1 638
Obunachilar
+124 soatlar
-37 kunlar
-2230 kunlar
Postlar arxiv
Warar farxad leh baa idiin soo wadaa. Twitterkan 1k follower hala gaarsiiyo..
https://twitter.com/finmrabdi?s=21&t=VpFPltmfod0JvgX39TJ_Wg
Repost from Grow Rich - Crypto Markets
Coinska yaryar markay early stage marayaan gaar ahaan high gas fee hadii aadan jecleen in lagaa goosto, kusoo biir Exchangegan:
https://bit.ly/41FuxpQ
Waxaan kasoo analyse gareen doonaa Coins yaryar insha allah. Kusoo diyaarso exchangegan USDT.
Guul
Repost from Grow Rich - Crypto Markets
BASE waa saacado kooban iyo 60% ku dhawaad. Masha allah.
Channel kale hadaa kasoo heshaan sidaan waa iska xariyaa channelkan.
Technical Analysis vs Fundamental Analysis - Casharro joogto ah. Channelka kusoo biira
Caqligaadu ha shaqeeyo, noqo Maalgashade xirfadle ah. πππ
Bilowhadda, waa Markaagii. πππ
Ku trade garee Crypto adoo isticmaalaya lacag Demo ah oo aan real ahayn, ku tababaro, kadib lacag ku shubo oo cashadaada kasoo saaro. π
Crypto Currency waa meesha loo socdo Ganacsi ahaan, Maalgashi ahaan iyo Xawaalad ahaan.
Maanta noqo 5% ugu horeeya ee sameestay akoono aduunka oo idil π
Lacag ka samee Applicationkan, Socod iyo Orod lacag ku hel. Si fiican u dhageyso Videoga kadib isdiiwan geli. Maanta ka dib ha shaxaadin qof yurub jooga oo ceyr qaata.
πΉ https://bit.ly/3zwjymu
Waxaa la yaabanahay dhalinyaro Qamaar ka dhigtay shaqo, lacagtana halkaas ku baabiβiya. ilaahay ka baqa oo lacagtiina ku shaqeysta. Crypto waa Shaqo lkn 1xbet iwm waa Qamaar. Ilaahay baa naga reebay Qamaar iyo Khamro.
Repost from SOMALI CRYPTO WEB3π°
Cadawgaada ha uga aargoosan hadal, ficil la imow, Action samee, horumarkaada ayaa dhimbil dab ah uga kulul.
