ch
Feedback
SOMALI CRYPTO WEB3💰

SOMALI CRYPTO WEB3💰

前往频道在 Telegram

SOMALI CRYPTO ONLINE

显示更多
未指定国家加密货币69 494
1 638
订阅者
+124 小时
-37
-2230
帖子存档
Warar farxad leh baa idiin soo wadaa. Twitterkan 1k follower hala gaarsiiyo.. https://twitter.com/finmrabdi?s=21&t=VpFPltmfod0JvgX39TJ_Wg

Soo mention garee xariifkaan oo kale 😂😂😂

Coinska yaryar markay early stage marayaan gaar ahaan high gas fee hadii aadan jecleen in lagaa goosto, kusoo biir Exchangegan: https://bit.ly/41FuxpQ Waxaan kasoo analyse gareen doonaa Coins yaryar insha allah. Kusoo diyaarso exchangegan USDT. Guul

👇👇👇👇👇

NFP Newskii kadib. Weli waa open. Ma iska xiraa?
NFP Newskii kadib. Weli waa open. Ma iska xiraa?

Traderska qaar BUY ka dhargay qaarna Sell. #NFP_Killer

NFP daqiiqado kadib BUY MISE SELL: GOLD EURUSD GBPUSD USDJPY ?

BASE waa saacado kooban iyo 60% ku dhawaad. Masha allah. Channel kale hadaa kasoo heshaan sidaan waa iska xariyaa channelkan.
BASE waa saacado kooban iyo 60% ku dhawaad. Masha allah. Channel kale hadaa kasoo heshaan sidaan waa iska xariyaa channelkan.

Channelkan halagu yaaco caadi maahan

Ka ganacsiga Forex iyo Crypto

Technical Analysis vs Fundamental Analysis - Casharro joogto ah. Channelka kusoo biira

Sheeko layaab leh!

Caqligaadu ha shaqeeyo, noqo Maalgashade xirfadle ah. 👇👇👇 Bilowhadda, waa Markaagii. 👇👇👇

Ku trade garee Crypto adoo isticmaalaya lacag Demo ah oo aan real ahayn, ku tababaro, kadib lacag ku shubo oo cashadaada kasoo saaro. 👇

Crypto Currency waa meesha loo socdo Ganacsi ahaan, Maalgashi ahaan iyo Xawaalad ahaan. Maanta noqo 5% ugu horeeya ee sameestay akoono aduunka oo idil 👇

Lacag ka samee Applicationkan, Socod iyo Orod lacag ku hel. Si fiican u dhageyso Videoga kadib isdiiwan geli. Maanta ka dib ha shaxaadin qof yurub jooga oo ceyr qaata. 🔹 https://bit.ly/3zwjymu

Waxaa la yaabanahay dhalinyaro Qamaar ka dhigtay shaqo, lacagtana halkaas ku baabi’iya. ilaahay ka baqa oo lacagtiina ku shaq
Waxaa la yaabanahay dhalinyaro Qamaar ka dhigtay shaqo, lacagtana halkaas ku baabi’iya. ilaahay ka baqa oo lacagtiina ku shaqeysta. Crypto waa Shaqo lkn 1xbet iwm waa Qamaar. Ilaahay baa naga reebay Qamaar iyo Khamro.

Cadawgaada ha uga aargoosan hadal, ficil la imow, Action samee, horumarkaada ayaa dhimbil dab ah uga kulul.