uz
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Kanalga Telegram’da o‘tish

Anigu yaan ahay

Ko'proq ko'rsatish
3 817
Obunachilar
-324 soatlar
-227 kun
-7830 kun
Postlar arxiv
"Naag la furay fadhi Uma yaalo". Waa erayada qaldan soomaalidana aad u dhaqan galiso.

Repost from OGAALSO
Guntimaha islaamka waa la furi doonaa! 👇👇👇 https://youtu.be/d3QiUkzYl3g

Raga badankood marka ay damcaan furiin way iska furaan iyaga oon u fiirinin ma xiligii uu banaanaa furiinka miyaa mise ? عَنْ عَبْدِ اللَّهِ بْنِ عُمَرَ أَنَّهُ طَلَّقَ امْرَأَتَهُ وَهِيَ حَائِضٌ فِي عَهْدِ رَسُولِ اللَّهِ ﷺ فَسَأَلَ عُمَرُ بْنُ الْخَطَّابِ رَسُولَ اللَّهِ ﷺ عَنْ ذَلِكَ، فَقَالَ: مُرْهُ فَلْيُرَاجِعْهَا ثُمَّ لِيُمْسِكْهَا حَتَّى تَطْهُرَ ثُمَّ تَحِيضَ [ثُمَّ تَطْهُرَ] ثُمَّ إِنْ شَاءَ أَمْسَكَ بَعْدُ، وَإِنْ شَاءَ طَلَّقَ قَبْلَ أَنْ يَمَسَّ، فَتِلْكَ الْعِدَّةُ الَّتِي أَمَرَ اللَّهُ أَنْ تُطَلَّقَ لَهَا النِّسَاءُ . وَرَوَاهُ سَالِمٌ عَنِ ابْنِ عُمَرَ قَالَ: "مُرْهُ فَلْيُرَاجِعْهَا ثُمَّ لِيُطَلِّقْهَا طَاهِرًا أَوْ حَامِلًا" . Cabdil-laahi ibnu cumar ayaa laga wariyay inuu furay xaaskiisa iyada oo caado qabto xiligii rasuulka ﷺ cumar binu khad-daab ayaa weydiiyay arinkaas rasuulka ﷺ, rasuulka ﷺ wuxuu yiri: amar ha soo celiyo ka dibna ha qabo ilaa ay ka daahirto ka dibna ay caadooto [ ka dibna ay daahirto] ka dib haduu doono ha sii qabo, haduu doonana ha iska furo inta uusan u galmoon ka hor, taas ayaa ah cidada ilaah uu amray in dumarka lagu furo. Sidoo kale saalim ayaa ka wariyay ibnu cumar inuu yiri: "amar ha soo celiyo inanta ka dibna ha furo iyada oo daahir ah ama xaamilo ah". Naag dhiiga caadada u joogo lama furi karo sharcigeena islaamka.

Furiinka mar waa sunno xiliga uu u dhacaayo marna waa bidco oo ma banaana xiliga uu dhacaayo.

Furiinka waa wax aan fiicneen hadana shareecadeena islmaaka ay banaysay daruuro ahaan wado fududna ma jirto shareecadeena dhexdeeda oo dumarka lagu furo.

السلام عليكم akhristaha sharfanoow ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╔═══════ - ════════╗ KOOXDA KULMIS 🔆✿❀ - ❀✿🔆 Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Buug soomaali PDF ah Ꙭ: ORAAHYO:hoyg xikmadaha Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Somali motivational Ꙭ: Hoyga sheekooyinka ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ ✅MUCJISADA WAARAYSA Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL Ꙭ: Somali scholarship Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: DIINTEENA MACAAN Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Buug somali maqal ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ ✅MUCJISADA QURAANKA Ꙭ: Dhambaal Ꙭ: Dareenka dunida Ꙭ: Buugwalba ood u baahatoXikmad iyo dhiirigelin ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Soyaalka nolosha Ꙭ: HOYGA SHEEKOOYINKA ꙬHoyga_Akhriska ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Halxiraale Ꙭ: Noqo mufakir Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Buuug dhagaysi ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: siirada nebiga SCW Ꙭ: Oraahyo Ꙭ: Baro af English-ka Ꙭ: Su'aalo diini ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Xikmado xul ah Ꙭ: cilmi nafsiga Ꙭ: Siyaasadda dunida Ꙭ: DAYAXA DUNIDA Ꙭ: WAAYO ARAG ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Sahanka nolosha Ꙭ: cilmi daadiye Ꙭ BARO XADIISKAN Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Iftiinshe Ꙭ: QALINKA 24 Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI Ꙭ: BARO TELEGRAMKA ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Jacayl qore Ꙭ: ila qosol Ꙭ: oraahside Ꙭ: Philosophy Ꙭ: niyadeena ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: qoraal qaadasho mudan Ꙭ: AQoon raadis Ꙭ: Rajada noloshaFAAFINTA DIINTA ISLAAMKA 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 ➡️ Jacayl qore Ꙭ:faafinta khayrka Ꙭ: arrimaha islaamka Ꙭ: Furaha nolosha Ꙭ: dunida dahsoon ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╚═══════ - ════════╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY ☞︎︎︎KAYD BOOKS ☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA ☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON ☞︎︎︎XIKMAD BADAN ☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA ☞︎︎︎ NASIIB 124 ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ⭆Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga. Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah. Taabo qoraalkan si aad isku diwan✍ galiso. ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

Jeekeey oo ka digaayo heesaha hindida iyo gaalnimada ay ku heesaan. https://youtu.be/RD437SCfIa8

السلام عليكم akhristaha sharfanoow ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╔═══════ - ════════╗ KOOXDA KULMIS https://t.me/soyaalkanolosha 🔆✿❀ - ❀✿🔆 Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Buug soomaali PDF ah Ꙭ: ORAAHYO:hoyg xikmadaha Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Somali motivational ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ ✅MUCJISADA WAARAYSA Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL Ꙭ: Somali scholarship Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: DIINTEENA MACAAN Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Buug somali maqal ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ ✅MUCJISADA QURAANKA Ꙭ: Dhambaal Ꙭ: Dareenka dunida Ꙭ: Buugwalba ood u baahatoXikmad iyo dhiirigelin ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Soyaalka nolosha Ꙭ: Hoyga sheekooyinka ꙬHoyga_Akhriska ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Halxiraale Ꙭ: Noqo mufakir Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Buuug dhagaysi ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: siirada nebiga SCW Ꙭ: Oraahyo Ꙭ: Baro af English-ka Ꙭ: Su'aalo diini ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Xikmado xul ah Ꙭ: cilmi nafsiga Ꙭ: Siyaasadda dunida Ꙭ: DAYAXA DUNIDA Ꙭ: WAAYO ARAG ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Sahanka nolosha Ꙭ: cilmi daadiye Ꙭ BARO XADIISKAN Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Iftiinshe Ꙭ: QALINKA 24 Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI Ꙭ: BARO TELEGRAMKA ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Jacayl qore Ꙭ: ila qosol Ꙭ: oraahside Ꙭ: Philosophy Ꙭ: niyadeena ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: qoraal qaadasho mudan Ꙭ: AQoon raadis Ꙭ: Rajada noloshaFAAFINTA DIINTA ISLAAMKA 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 ➡️ Jacayl qore Ꙭ:faafinta khayrka Ꙭ: arrimaha islaamka Ꙭ: Furaha nolosha Ꙭ: dunida dahsoon ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╚═══════ - ════════╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY ☞︎︎︎KAYD BOOKS ☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA ☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON ☞︎︎︎XIKMAD BADAN ☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA ☞︎︎︎ NASIIB 124 ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ⭆Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga. Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah. Taabo qoraalkan si aad isku diwan✍ galiso. ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

Waxaa geeriyooday caalim culumada soomaaliyeed ka mid ah Ilaah ha u naxariisto sheekha

- لماذا نكفر الكافر؟ - وما هي ثمرة التكفير وفائدته؟ - بل ما خطورة تركه على دين المرء؟ • بسم الله الرحمن الرحيم الحمد لله رب العالمين، والصلاة والسلام على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين. أما بعد: فإني شعرت من خلال حديثي مع البعض أنهم يظنون أن أمر التكفير لا يجوز أن يشتغل به الإنسان، ولا أن ينشغل به، وكأنه أمر محرم شرعا، وليس شرطا لصحة الإيمان كما هو الحق، فأحببت أن أبين لماذا نكفِّر الكافر، وما هي فائدة التكفير وثمرته، فأقول مستعينا بالله: 1- نكفر الكافرين لأن التكفير (عبادة مفروضة) أمرنا الله بها، وهذه ملة إبراهيم التي أمرنا الله بها وليس لنا إزاء أمر الله إلا الاستسلام له والانقياد فهي عبادة واجبة لا خيار لنا في فعلها أو تركها - قال الإمام البربهاري: “فمن ارتكب شيئاً من النواقض أو من تلك المكفرات فيجب عليك تكفيره”. - *: "والإسلام هو توحيد الله وعبادته وحده لا شريك له والإيمان بالله وبرسوله واتباعه فيما جاء به فما لم يأت العبد بهذا فليس بمسلم وإن لم يكن كافرا معاندا فهو كافر جاهل" *: "فمن لم يَنْقَدْ لأمره فهو إمَّا مُكَذِّبٌ له أو مُمْتَنِعٌ عن الانقياد لربه، وكلاهما كفرٌ صريحٌ". 2- نكفر الكافرين لأن شطر (لا إله إلا الله) الكفر بالطاغوت، أي “أن تبطل عبادة غير الله وتكفّر أهلها”،ومن لم يكفر بالطاغوت لم يؤمن بالله! 3- نكفر الكافرين لأن السكوت عن نواقضهم يزيد من انتشارها ووقوع الناس بها، وفي إظهار تكفيرهم إنكار واجب، وتحذير لعامة المسلمين من سلوك سبيلهم (وكذلك نفصل الآيات ولتستبين سبيل المجرمين). 4- نكفر الكافرين ليتمايز أهل الإيمان عن أهل الكفر، فنوالي أهل الإيمان ونحبهم ونناصرهم، ونبغض أهل الكفر ونعاديهم ونتبرأ منهم، و(الولاء والبراء) حقيقة الإسلام وأوثق عرى الإيمان، ولا ولاء ولا براء لمن كان المؤمنون والكافرون عنده سواء. 5- نكفر الكافرين رحمة بهم، وصدقاً في النصيحة لهم، وكشفاً لبطلان ما هم عليه، وأن مصيرهم إلى النار خالدين فيها إن لم يتوبوا قبل إغلاق بابالتوبة.. وهذا هدي محمد صلى الله عليه وسلم الذي صدع بدعوته إلى قومه بلا مواربة أو ضبابية فقال: { فإني نذير لكم بين يدي عذاب أليم }! وأمره الله سبحانه وتعالى بهذا الوضوح فقال: {قل يا أيها الكافرون}.. 6- نكفر الكافرين لأن أحكاماً فقهية عملية تترتب على ذلك: أ- فلا ولاية لكافر على مسلم سواء كان حاكماً أو قاضياً، ولا سمع ولا طاعة له. ب- وفي أحكام الجهاد يفرق بين قتال الكافر وقتال المسلم الباغي، ففي كل نوع من نوعي القتال أحكامٌ خاصة تختلف عن الأخرى اختلافاً كبيراً. ج- وفي أحكام النكاح لا يحل تزويج كافر، ويفسخ عقد من ارتد، ولا يلي كافر أو مرتد تزويج مسلمة. د- وفي أحكام القضاء والشهادة، لا يلي القاضي الكافر شيئاً من قضايا المسلمين، وأحكامه باطلة غير نافذة، ولا تقبل شهادة الكافر والمرتد. هـ- وفي أحكام الجنائز، لا يُغسل الكافر أو المرتد ولا يكفن ولا يصلى عليه ولا يدفن في مقابر المسلمين. و- وفي أحكام التوارث، اختلاف الدين مانع من التوارث. وغير ذلك من الأحكام الشرعية التي لو استطردنا في تتبعها لطال بنا المقام، كأحكام البيوع والذبائح..الخ، والتي ستضيع ويحصل بضياعها الفساد إن لم يُكفّر الكافرون {إلا تفعلوه تكن فتنة في الأرض وفساد كبير}. - ولو لم يتميز المؤمن من الكافر لما استطعنا تحقيق هذه الفروض التي فرضها الله علينا، فضلا عن أن تولي الكافر في ذاته كفر مستقل، وناقض للإيمان بنص القرآن وإجماع أهل العلم، وإن أعظم ما يكون توليا لكافر اعتقاد إسلامه وإيمانه. وصلى الله وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين، والحمد لله رب العالمين... منقول.

قال شيخ الإسلام ابن تيمية في "مجموع الفتاوى" (2/488) : " لا يحل للمسلمين أن يتشبهوا بهم في شيء , مما يختص بأعيادهم , لا من طعام , ولا لباس ولا اغتسال , ولا إيقاد نيران , ولا تبطيل عادة من معيشة أو عبادة , وغير ذلك ، ولا يحل فعل وليمة , ولا الإهداء , ولا البيع بما يستعان به على ذلك لأجل ذلك ، ولا تمكين الصبيان ونحوهم من اللعب الذي في الأعياد ، ولا إظهار زينة .

قال الإمام مالك: ولا يبيع شاته من المشركين إذا علم أنهم إنما يشترونها ليذبحوها لأعيادهم، ولا يكري دابته منهم إذا علم أنهم إنما استكروها ليركبوها إلى أعيادهم. *المدونة

Calanka oo loo istaago maxaa ka dhasho ? Si fiican sheekha u dhagaysta

Repost from N/a
Baadariyaal kaniisad joogo maahan ee waa wadaadadi soomaalida qeyb ka mid ah oo calanka kenya iyo hees ilaahayga gaalada lagu baryayo u istaagaya oo weyneynaya una khushuucaya Waxaa la yaab leh caamadi qeyb ka mida waa fadhiyaan halka culimadi wada istaageen

Adiga oo muslim ah in aad u tahniyadayso ciid wiilkii ilaah loogu dabaal dagaayo soo nasiib daro ma aha.

Qoraalkaas 👆saas ayaan idinku keenay aqriya

Midab yeelo. Haddii ay cadaysteen mulxidiintu mulxidnimadooda , calmaaniyiintuna calmaaniyadooda , gaalkalkaalkuna gaalkalkaalnimadiisa, maxaa adiga ku diiday in aad fagaare ka muujiso islaamnimadaada ?! ma waxa aad ka baqaysaa in lagu yidhaahdo “ argagixiso “ ama “ xagjir” ? oo maxaad ka fili lahayd oo kale cadowgaaga iyo cadowga Alle? Oo ma waxa aad doonaysaa in ay ubax kugu salaamaan ? Oo miyaad illowsantahay in uu ilaahay ku sheegay quraankiisa,rasuulkuna ( SCW) axaadiistiisa in aad adigu laabaha gaalada argagax ku tahay ? Oo miyaanad rumaysnayn qur’aanka sheegaya in aanay gaaladu raalli kaa noqonayn jeer aad jidkooda raacdo mooyaane ? yaa ? Oo maba ogid miyaa in “ la dagaallanka argagixisada “ loola jeedo “ la dagaallanka islaamka ? Walaalkayga muslimka ahow Mabaadidaada muuji oo ku faan ,oo diid waxa Alllaah kuu diiday , soocnow oo midab yeelo . Hargeysa 22/12/2020 . Xigasho